Qardho, Wahhabiyaw Munaafiqa ah daka ka dhex bax. dakaan waa Islaam Pure ah oo sunnada ku taagan. Allahu Dul jalaali hadii aysan diinta ka tirsanayn maxaa ka tirsan? Allah guuleeyo ahlu Sunna
walalayaal xagee laga kenay arintaan xadro qabuuro la dawafo qasiidooyin xoolo dad maskin ah ben loo sheego oo laga qado oo la cuno calamo la tataago oo an la aqoon mel laga kenay arintii daliilkedii kena arintaan laguma hayo quranka axadista siirada nabiga swc iyo siiradii asxaabta wax ay sameyeen oo aan la soo warin ma jiraan arinkaana lama hayo marka la weydiyo mashaiqda sufiyada waxey kuu daliishanayaan axadiis aan qaban karin oo si qalocan ay ugu turjumayaan ben been
walalyaal sunada nabiga scw iyo asxaabta marka ay la yimaadaan wajibadka ka dib waxey sameenjiren salatu leyl oo habeenkii la tukado iyo xifdin quraan salatu duxaa sunayaasha saladaha iyo dikriga ilaa astaqfaar badan shaado 100 jeer subaxanaal 100 mar salinabiga 100 iyo dikri kale oo noocas ah sadaqo badan salaanta ay fafiyaan jihaad fii sabiililaah iyo sharafta islanka o ay radiyaan fidinta diinta u hurida naf iyo maal waa taas sunadu iyo qar badan oo aan hada halkan lagu soo koobi karin
waa cajiib bidca ayaa la iska maqlay lamana yaqaan sxb bidco waxaa la dhahaa qofkii la yimada wax aan ku jirin quraanka iyo sunnada nabga scw iyo qulufau rashidiintii dhaxalkoodii wax aan ahyn hadaba arintan ay nimankanu samenayaan ma ahan wax intaasba sal iyo rad ku leh wa wax la sameyay qarniyo ka dib tasuna diin ma ahan diinta saxda ah waa tii nabiga scw iyo asxabtisi marka bidco waxaa la dhaha tan ay nimankaanu ku kacayaan o kale iyo iwm hadaba maxaa ah sunadii nabiga scw watanaa jawaabtii
Walaal -- waxii rusuulka SCW iyo saxaabada ay sameenin macnahiisa xaraam miya?? Imam bukhaari tusaal ahaan u fiiri. Mar walbo oo xadith u qoraayo waa weeso qaadan jiray 2 rakac oo suno oo dukana jiray, Hal hadith ama hal ayaat oo quraan ii keen o camalkaas fal ku dhayaaho. Hal hadith ama hal ayaat oo quraan ii keen oo xalqadaan diidaayo. Haddad dhahdi wax walbo oo rasuulka CSW sameenin wa bidci -- arintaan waa laga fiican yahay. Allahu Aclam
@qardho75 waa runtaa sxb. mida kale sxb kuwani miyaanay iska shiico ookale uun ahayn waxay sameeyaan sida qubuuraha la caabudo,ilaahay cid aan ahayn oo madad laga dalbado,mowlatu nabi loo dabaaldago,awliyada oo darajada nabiga la gaadhsiiyo,dadka xoolahooga oo bahaa bahaa lagu cuno iyo qaar kaloo badan. raxima laahu sheekhul islam Maxamad bin Cabdilwahaab waanu ku saxsanaa la dagaalankiisii bidcada.
somalidu ixtiraam mataqaano iyo isqadarin ,nabiga oo lagu salimo ama la qadariyo,ma bidcaa ? diinta oo sidii nabiga csw loo fidiyo ama sida tabliiqa ma bidcaa? war hana waalina alla idin waalye na dhiga anagu carab manihine-?
Nuur cala nuur, Allaahu dul jalaali
MrGiriribo 7 months ago
Allahuu duljalaalee
somaliG123 7 months ago
Ziyaarah sheekha xagee ka dheceesaa? magaaladee
TheSufisomali 1 year ago
siyaradii sheekheena xagga saliga nabiga
Abdullahi169 1 year ago
siyaradii sheekheena xagga saliha nabiga
Abdullahi169 1 year ago
qadiriya magaciina hajiro hajoogo abid.
liibaan998 1 year ago
This has been flagged as spam show
ooo myyyy GOD !!!!!!!!!!!!! what is going on, are they not dancing ?
of course they are ,
so are they following islam or something else?
for sure is something else ,
astaghfirullaah ,
i will never ever be part of them, or give them any support ,
qaadiriyah 1 year ago
This has been flagged as spam show
aslamu alykum,
This is some thing else!! Astagfurullah
May Allah guide them and the rest of us to the straight path.
kalidz2 1 year ago
Comment removed
kalidz2 1 year ago
this is the best qadiriya
mohamudi011 1 year ago
Subxanalah. Waxa cajiib ah iney dadkaan waxba ka duwaneyn kuwa gaalada ee ka heesa Kaniisadaha. Magaca ilahay iyo kan rasuulkaba si sharaf leh ayaa lagu amanaa LAKIIN BOOD BOOD IYO ISTUS TUS laguma sharfo. Waxuusan rasuulka iyo asxaabtusa sameynin waxii layimaada waa bidcoobeen. Kula bidca fidalaal, wakula dalaaali fiinaar!
MuseCawl 1 year ago
allaahu akbar
mujtahidful 1 year ago
Imaam Axmad (rc) waxa uu sanad SAXIIX uga wariyay Anas(Rc) In dad Xabashi ahi ay rasuulka(scw) hortiisa ay ku gaadaciyaarayeen iyagoo (luuqadooda) ku oranaya Muxammad waa rajul Saalix ah, rasuulku(saw) wuxuu yiri maxay oranayaan? waxay dhaheen Muxammad waa rajul saalix ah. Xadiiska Tixraacisu waa: (Musnad al-Imam Ahmad. 6 vols. Cairo 1313/1895. Reprint. Beirut: Dar Sadir, n.d.., 3.152)Rasulku ma uusan oran waa bidco iyo wa shirki minda sidaa ayuuna ficilkaanu ugu sugnaaday Sunnada.
ihsansville 2 years ago
Qardho, Wahhabiyaw Munaafiqa ah daka ka dhex bax. dakaan waa Islaam Pure ah oo sunnada ku taagan. Allahu Dul jalaali hadii aysan diinta ka tirsanayn maxaa ka tirsan? Allah guuleeyo ahlu Sunna
ihsansville 2 years ago
thxs
onefriendonelove 2 years ago
Salaan sare dhamaantiinba, Horta nimayahow shacbiyad intaan leeg oo sidaa isugu soo baxdey ma araag waligey xagan jogey,waan maqlaa ,QADIRIYA,AXMADIYA, se waligey waa ii iminkna qadiraya-GROUP.Takel waxaad moodaa Qaab boqortooyo sida ay u nadamsan yihiin,calamaan midaba leh,qolo sigaara ulabisaan, dad wada maqaan ..inkastoy igu adkatey inaan qabto waxay leyhiiin se waxan ka garteey ALLAHU...YA-ALLAAHU..se meeshu waa xagee waxan filaya in laysoo fah-fahin dono
asiajaya 2 years ago
allahu yaa allaahu allaa allahu duljalaale qaadiriya qeer illaah ha'idiinsiiyo inta dikriga necedna illaah ha'idiinsoo hanuuniyo aamiin aamiin ammiiin
NURDIIN 3 years ago
walalayaal xagee laga kenay arintaan xadro qabuuro la dawafo qasiidooyin xoolo dad maskin ah ben loo sheego oo laga qado oo la cuno calamo la tataago oo an la aqoon mel laga kenay arintii daliilkedii kena arintaan laguma hayo quranka axadista siirada nabiga swc iyo siiradii asxaabta wax ay sameyeen oo aan la soo warin ma jiraan arinkaana lama hayo marka la weydiyo mashaiqda sufiyada waxey kuu daliishanayaan axadiis aan qaban karin oo si qalocan ay ugu turjumayaan ben been
qardho75 3 years ago
@qardho75 qardho warkaagu wa sax lakiin armaad ,adu aragtay takfiir iyo al islaax qardho jooga .loool sheeko. am shaaribawayne alsuna waljameeca ,4 ever .
naftiihure 1 year ago
walalyaal sunada nabiga scw iyo asxaabta marka ay la yimaadaan wajibadka ka dib waxey sameenjiren salatu leyl oo habeenkii la tukado iyo xifdin quraan salatu duxaa sunayaasha saladaha iyo dikriga ilaa astaqfaar badan shaado 100 jeer subaxanaal 100 mar salinabiga 100 iyo dikri kale oo noocas ah sadaqo badan salaanta ay fafiyaan jihaad fii sabiililaah iyo sharafta islanka o ay radiyaan fidinta diinta u hurida naf iyo maal waa taas sunadu iyo qar badan oo aan hada halkan lagu soo koobi karin
qardho75 3 years ago
waa cajiib bidca ayaa la iska maqlay lamana yaqaan sxb bidco waxaa la dhahaa qofkii la yimada wax aan ku jirin quraanka iyo sunnada nabga scw iyo qulufau rashidiintii dhaxalkoodii wax aan ahyn hadaba arintan ay nimankanu samenayaan ma ahan wax intaasba sal iyo rad ku leh wa wax la sameyay qarniyo ka dib tasuna diin ma ahan diinta saxda ah waa tii nabiga scw iyo asxabtisi marka bidco waxaa la dhaha tan ay nimankaanu ku kacayaan o kale iyo iwm hadaba maxaa ah sunadii nabiga scw watanaa jawaabtii
qardho75 3 years ago
Walaal -- waxii rusuulka SCW iyo saxaabada ay sameenin macnahiisa xaraam miya?? Imam bukhaari tusaal ahaan u fiiri. Mar walbo oo xadith u qoraayo waa weeso qaadan jiray 2 rakac oo suno oo dukana jiray, Hal hadith ama hal ayaat oo quraan ii keen o camalkaas fal ku dhayaaho. Hal hadith ama hal ayaat oo quraan ii keen oo xalqadaan diidaayo. Haddad dhahdi wax walbo oo rasuulka CSW sameenin wa bidci -- arintaan waa laga fiican yahay. Allahu Aclam
qadiriya 3 years ago
qadiriya khiarka allaha ku siyaadiyo and khiar allah siiyo mashaiqdeenoo idil and i thing most of them are dead allah unaxariisto
sugeead1 3 years ago
@qadiriya
wallale
dadka hesta wahabsm wexe umaleenayaan in Muslimiinta ay heestan wahabsm !!! waa layaab
diinteena islaamka iyo wahabsm maxaa iska geley bal!
TheSufisomali 1 year ago
@qardho75 waa runtaa sxb. mida kale sxb kuwani miyaanay iska shiico ookale uun ahayn waxay sameeyaan sida qubuuraha la caabudo,ilaahay cid aan ahayn oo madad laga dalbado,mowlatu nabi loo dabaaldago,awliyada oo darajada nabiga la gaadhsiiyo,dadka xoolahooga oo bahaa bahaa lagu cuno iyo qaar kaloo badan. raxima laahu sheekhul islam Maxamad bin Cabdilwahaab waanu ku saxsanaa la dagaalankiisii bidcada.
farsameeye 1 year ago
somalidu ixtiraam mataqaano iyo isqadarin ,nabiga oo lagu salimo ama la qadariyo,ma bidcaa ? diinta oo sidii nabiga csw loo fidiyo ama sida tabliiqa ma bidcaa? war hana waalina alla idin waalye na dhiga anagu carab manihine-?
naftiihure 3 years ago
bidco bidco layne haday bidco jirto tan ayaa ah, war ilaahka baqa ee nifaaqa iska dhaafa
Atoore 3 years ago
atoore tan hadaa bidco ku tilmaantay dhegahaa ka qufulantahay marka wax soo ogoow.
wax walba bidco ha kula soo boodineee bidcada waa layaan sxb.
ducaeysane 3 years ago
MashaALLAAH
aban4803 4 years ago
budcada wey ku gubataa dikriga. macaantiisa ma oga. balaayaa qalbiga aaga jirta.
ducaeysane 4 years ago
Masha Allah sxb Bidcada ha aragtee usoo badi MAsha ALlah Jazakalah
rahsomali 4 years ago