DADKA DOWLADDII HORE WAX KA SHEEGAAYAY WAXAYE AHAAYEEN DAD WAX MA GARAD AH, MARKA HORE MAAMUL MEEL KA JIRO MA NOQON KARO 100% LAAKIIN WAXAA LAGA RAACAA DANTA GUUD AHAAN WAAYO WADDANKAADA WAX KAAGA WANAAGSAN MA LAHAN WAXAANA MUHIIM AH IN UU NABAD YAHAY OO AANAN LA'IS DILEYN, WIXII AFKAAR AH WAA LA'IS DHAAFSAN KARAA LAAKIIN WAXAA CEEB AH XABBADDA IYO QABIILKA, MAXAA IGA GALAY WIXII MADAX WEYNE AH, WAXAN U BAAHANNAHAY, NABAD IYO WAX BARASHO DHAQAALUHU ISAGAA ISKA IMAANAYA...
SOOMAALIDA1 2 months ago
Lol its funny.
t6f 3 months ago
kkkkkkk waa riwaayad cajii ah somaliya maxaa loolahaa dimuquraadi ma ahey kacaanku dimuquraadiyuu ahaa radiyahii dowælada sida ahaa waxii jira sheegi jirey
duceysane1 3 months ago
Waa ruwaayad Xasuus i gelisay waaayo waayo dheh. Waxaanba so xasuustay sheekadii Olol ee radio muqdisho laga sii deeyn jiray iyo faarax Idaajaa.
Shaarkeey100 6 months ago
masha allah walahi wa riwaayad wax yaalo badan dad badan u shegeysa qofki wax garanaayo
atooraha 9 months ago