I lahey ha u naxariisto wlhi waka naxaa fanaaninta hesaayo hadana korkoda san u qawanyahay hadan wakana walaga tagaya aduunkaan o dhimayan iyago ogeyn .. plz hada inta fanka ku jirta isaga taga .. sida aya idin danbeyn doonta oo no wada danbeyn doonta dhamanteyn Ilahey an ka baqno Allow no wada naxariiso ammin :'(
@87miSSmona War naga tag Alle ku qaadye, Ilaahay ma waxuu ka soo horjeedaa inantan sida naxariista leh u heesaysa? Ilahaad aaminsantahay waa shaydaan hadaad i waydiso..Doqon
@caaamir1 istaqfurulaah ma Ilaahi ku uuntay ayaa caayneeysa nacas yahoow ??.. aniga i caay maba diidin maxaad Ilah ku aburtay ugu tilmamysa shedaan xun u khalqay isaga ??.. teeda kale ma fadumo qasim aya afhayn u tahay Ilah ha u naxariiste mise aniga adiga aya kula hadlay ..nina ma ihi aniga naag aya ahay magaca si wcn u aqri subxana Laah dadkaan xage ku nolyihin dunida ?
@87miSSmona Sxb, fadumo af hayen uma ahi, laakin waxaan nacay waxaan gararka xun -xun oo ka soo horjeeda wax kaste ee aadamigu ku raxaysto.Dilka iyo isqarxinta kalyaa ka farxiya shayaadinntaan. Ilaahayga aan aaminsan ahay waa mid faraxsan oo ku farca waxii farax leh sida inantan iska yara damaashaadaysa. Caku waxaan nacay waxaan jawaanada (jilbaabka) loo soo galiyey ee had iyo jeer murugeysan.
I could beleive my eyes......we had in Somalia like these musicians, LOOK at this old school soul/funk and blues rythm..........heer sare fanaaniinta hadda jira maba arkaan miyaa
SOMALIS FINES. AND WRIGHT ABOUT THIS AGE SHE WAS UNTOUCHBLE AND NO ONE I MEAN NO ONE WANTED TO GO THERE WITH HER.SHE WAS OUTSTANDING
TheCoach416 4 months ago
tacsi ayaan u diraynaa faadumo qaasin helowle dhamaan shacbiga waynaha jamahuuriyda somaliland
dhuungal 4 months ago
arrowtail, thanks again for this info
caaamir1 4 months ago
it was Dec.2.1971 in Abu Dabi . the Independence day of UAE.
arrowtail 5 months ago
to Arrowtail, thanky you my friend for this beautiful vedio....Quest.. Do you know when this was made?.. Thanks again...
caaamir1 5 months ago
RIP FADUMO HILOWLE ILAAHAY HA KUU NAXARIISTO
somaliduhaisraacdo 5 months ago
I lahey ha u naxariisto wlhi waka naxaa fanaaninta hesaayo hadana korkoda san u qawanyahay hadan wakana walaga tagaya aduunkaan o dhimayan iyago ogeyn .. plz hada inta fanka ku jirta isaga taga .. sida aya idin danbeyn doonta oo no wada danbeyn doonta dhamanteyn Ilahey an ka baqno Allow no wada naxariiso ammin :'(
87miSSmona 5 months ago
@87miSSmona War naga tag Alle ku qaadye, Ilaahay ma waxuu ka soo horjeedaa inantan sida naxariista leh u heesaysa? Ilahaad aaminsantahay waa shaydaan hadaad i waydiso..Doqon
caaamir1 5 months ago
@caaamir1 istaqfurulaah ma Ilaahi ku uuntay ayaa caayneeysa nacas yahoow ??.. aniga i caay maba diidin maxaad Ilah ku aburtay ugu tilmamysa shedaan xun u khalqay isaga ??.. teeda kale ma fadumo qasim aya afhayn u tahay Ilah ha u naxariiste mise aniga adiga aya kula hadlay ..nina ma ihi aniga naag aya ahay magaca si wcn u aqri subxana Laah dadkaan xage ku nolyihin dunida ?
87miSSmona 5 months ago
@87miSSmona Sxb, fadumo af hayen uma ahi, laakin waxaan nacay waxaan gararka xun -xun oo ka soo horjeeda wax kaste ee aadamigu ku raxaysto.Dilka iyo isqarxinta kalyaa ka farxiya shayaadinntaan. Ilaahayga aan aaminsan ahay waa mid faraxsan oo ku farca waxii farax leh sida inantan iska yara damaashaadaysa. Caku waxaan nacay waxaan jawaanada (jilbaabka) loo soo galiyey ee had iyo jeer murugeysan.
caaamir1 4 months ago
@caaamir1 kula yaabi mahayo sxb waxaad kamid tahay kuwa marka ay caloosha buuxsadaan Rabbi iyo Rasuulba kafurta..ee Alle haku soo hideeyo.
sameysane 1 month ago
ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo faadamo qaadin hilowle. sanadka waxa inaga baxey laba fanaanadood oo qaali ah oo somaliyeeed.
faadumo qaasin hilowle. 06/10/2011
kinsi xaaji aaden 21/07/2011
ilaahow u naxariiso
dhuungal 5 months ago in playlist ismahaan
I grew listening to this great lady and hope my children will too RIP mama Fadumo :(
fadumanur 5 months ago
ani waxaan layaabnahey hoolywood ka anagaa ka sareyney oo ka style fiicnaa we are creative but noe we are homeless
shumey123 10 months ago
I could beleive my eyes......we had in Somalia like these musicians, LOOK at this old school soul/funk and blues rythm..........heer sare fanaaniinta hadda jira maba arkaan miyaa
koyamani 10 months ago
This has been flagged as spam show
She sings lile an angel, and she dances great too.
Fatima Qasim, thanks sister for the great music. Noolow walaasheey!!
abdiottawa 1 year ago
Comment removed
abdiottawa 1 year ago
FAADUMO QASIM IYO XASUUSTII FANKA EE BARAADIRIGA
012345678986492 1 year ago
old school and so wonderful
HobyoGirl 1 year ago 2
The Golden Age of Somalia....
ogadenqueen 1 year ago
Comment removed
cornholio777 1 year ago
waanka kaa helaa walee..... i like the bit she is saying, HOOY HOY WAN KA HELa ila wadee wixiin aan ka rabee. caadimaha.
thanks arrowtail
dooxada 2 years ago
Yea it is Somali song so beautiful gorgeous she is too!
MsCocoblack 2 years ago
This is somali song OMG beautiful
TheZahra89 2 years ago