ubax fahmo
6:40
Added: 4 months ago
From: selele
Views: 10,859
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (4)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • fuck yall haterz motherfucka nice song!

  • Comment removed

  • Comment removed

  • awdal state kulahaa waraabe sxb xishood reer awdal maskax iyo aqoon baa lagu ogaaye wax hada ssc ka ilbaxday idinku dib hawgu noqonina hadaad jabha daysaan oo ka dudaan somaliland idinka uun baa khayrkiin ka hadhaya sl waxba idinma noqonayso laakiin intaad mucaardayso waxaa kuu fiican adoo iska wax u qabsada markaa cid waliba way kuu qiri in aad tahay qof jira teeda kale dhibta ka taagan gabiley iyo dila maaha mid somaliland ay masuul ka tahay waa mid reero ka dhexaysa

  • @dearlove82 walaalo waxad ka hadleyso qiimo ma lahan teda wax la fahmayo soo qor. iska hadalku ma ficna. waxad ku talineyso ma soconayan. qof baad ledahay dadkaga ka har iyo somalinimada. bal dib is kugu labo walal maxad tahay bal is weydi. magac somali dadkaa u dhintay oo kaa qimo badan adigu iyo calankena quruxda badan. allaah kuso hadeyo barina dharka aad xiran tahay baad ka carari dontaa. caku qof aqligiso gaban yahay. adigoo kale marka arko waa yacyacsodaa akhas.

  • @codkabulshada kkkkkkk horta aflagaadadu ma fiicna laakiin qofba garaadkiibu hadlaaye aniga aragtidayda uun baan hadlay teeda kale samaroon horay doorkeeda u gabtay oo xiligii dadka isaaq la laynayay may siin garab waajibku ahaa iyaga iyo reer sool se taa badalkeeda waxaan ka helnay koonfur iyo janan caydiid iyo h/gidir markaa waxaa mar walba idinku waajib ah sidaan filayo in aad qadarin gaara siisaan hadba cida aad ood wadaag leedihiin somali xaqiiqatan iyadaa dad u lidata ano ana isku daraya

  • Comment removed

  • waaaw hees cusub ubaxdeena ....ala hayaay fanaanada qaranka Awdal state

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more