Added: 2 years ago
From: eyeforaphoto
Views: 67,861
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (26)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaw manshalah fanaanka qaliga ah ee hobaladi waberi gaadaco ad ayaan ugu mahadaniya in uu so cusbonaysiyo diib na dahagahaygu iyo kuawa shacabkuba u maqlan heestan oo u qadi jiray saalax qasim, waa hees ad uu macan thanks gaadaco

  • waxaan layaabah dadka fanka aanan wax ba kaaqon oodadka sika amaanayah heestaan waxaa lahaa saalax qasin aadocoh wax badan baala gudhaliinayaah fankiisa

  • omg i love u guys

  • Dad dhoofiskii waa iska dhaafey hada waa dhanka jaceelka

  • heesta sida loo sameeyey madhaxsanaa

  • jllkpp;p;;;',,m.kl

    

  • Gaadaco waa fanaan Qaran oo ka mid ahaa fanaaniintii Hobollada waaberi ee Qaranka, ruuxa Caayaayow waxaad tahay Caaq ciil iyo Bukta calooshu u jifto, wuxuuna naga mudan yahay Sharaf iyo Qadarin.

  • waan farxaa marka aan arko dumaka Somalida cadiga ah oo hadana cod macaan.

  • Eyeforaphoto Fadlan Commentiga o dhan Xidh, Somalida waa dad aad uxun oo cay iyo edebdarro badan. meelwalba qurun bay ku daadinayaan.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • dabeecad xumo iyo duqnimo badanaa Gaadac

  • waaaaaaaaaw jir ayaa dhamaaday caadi ma aha qoftan bidaarteda xataa waan ku qadan laha aniga jirka ayaa la igo raacay

  • kkkkkkk oo hadana kkkk caadi mahan hestaan waan ka qeeliyay ee ceyda joojiya naagtii qatar ah ha imaato mesha cey loma baahnee hadii kale isku xishooda oo si aqlaaq leh ku daawada heesta (buuq iyo majiro qeylo baashaal.com lee waaye ok)

  • waar jacayl lahaanine waxay u eegtay nin yaanay ku wasin

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkk hogay oo ba ay naa bidaarta masar saaro naag bidaarleh tan kahor ma arag tahliil iaga tuf yareey!!

  • caadi ma aha fanankan codka wanagsan viva gaadaco

  • waa isku mid haadu qaado fanaan sxb kiis ah heesti

  • maxaad heesta salaax qaasin u qaadeysaa,,,adigoo fanaan waaberi sheeganaya

  • Hadaad Waaxyaheyga Wadnaheyga Jeextahay ..Dhibka Kaala Weheshada..Ku Waayo I Weyday Ee Wada Jirkeyna...

  • Amiir kkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkk ... Plz don't pay attention to Amiirah .

  • Amiirah sax waa kugu racsanahay ... lk .. i need more explanation..... ty 4 sharing with me this song.

  • Dad Jaceel Wadaagow Weji Kala Sugaayee...Walalaha Isdoorta Ma Wiiqaan Kalgacalkee......

  • ninka gabadhan somaalinimada u diidaya adiga horta somali ma tahay,waayo midabka somaliga wax qarsoomi kara ma aha,gabadhan quruxda badan ayaad gaadaco u quuri waysay ee afka somaaliga soo baro qashiin yahow gabadhana waxaan leenahay xaal qaado abaayo

  • Islaantan uu la hesayo ma Jamaican baa somali uma ekee yaab, Somalida heesa haka badalan Music isku eg oo mid casri ah ha sameyan waxun baa qub Qacdaa haya qaylo dheer oo isku eg.

  • gaadaco caadi matihid waad kabaxsatay taas waxaa sabab u ah waxaatahay fanaan hore oo katirsan waberi adeer qibrad aa nagu dishay caadi matihid

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more