i like ninkan allaha u naxariisti mohamed nuur gariig wllhi wuxuu ahaa in somalia ´laf dhabar u ah allane waxaan u wey diinayaa janadii firdowsa aamiin
totalboy lol plz do some research ,this song is one of the original songs of M.N Giriig he sang back in 1967 and gaaceyte coppied it much later. Don't get me wrong I'm a fan of gacayte.
inaan wali ku jecelahay willyahow ma ogtahay? muxu ka ogyahay nin somaliyed jacayl waxna kama yaqaane..alla yaa u sheega inan jecelahay, nin cadaan ah haduu ahaan laha wuu garan lahaa mar hore...ballaya nin soomaliyed jeclatey...
waaaw
TheWalicade 1 month ago
fikradii iyo riwayadii abwaankii weeynaa ee iidoor ee Axmed Saleban Bide
Barkhadd 3 months ago
its so sad i neva got to meet him one of the best if not the BEST somali singers illahow ku naxariiso i still listen to his songs
suchw 5 months ago
ah ah ah ah godka lagu janee waxa uu ahaa fanaan qaaliya fanaan qaran
dacarbixiye 9 months ago
love this song
malaak1 9 months ago
caadi maaha heestaan
booreey 1 year ago
allah ya arxamu fil janna, abwaankii qaaliga ahaa ee somaliyeed maxamed nuur giriig
dhaqanjire 1 year ago
ALLAYA RAXMA MAXAMED NUUR GIRIIG WUXUU AHAA FANAAN QAALI AH
IYO FAADUMO SHIINO AYADA XAGEEY KU DANBAYSAY LOOOOOL
baxuur 1 year ago
waa fanankii mucashaqinta waa fanan weyn waa fanan kucan baxay heesaha cashaqa
haawis02 1 year ago
waaaaaaw waa habol kucaan baxay xaga cashaqa alow unaxariso garig
haawis02 1 year ago
alahayoow unaxariiso waa hobalkii baryo somalida ay kadabadhacday waa fanankii caashaqa kucaan baxay
haawis02 1 year ago
Fanaan Qaran AUN waa hees aan laga daalayn dhagaysigeeda
Zacimka 1 year ago
this is raely legend ilkie him
ismail39522 1 year ago
Inkastoo warkeyguba waabeen qaraariyo waran kaaga daran yahey!! wow!!!!! viva giriig
suchw 1 year ago
heesta marka hore waxaa si tan ka fiican u qaada AHmed Gacayte alle labadoodaba haw naxariistee
aamiinhassan 1 year ago
hees nin weyn
streetloop 1 year ago
Ale hawnaxariisto giriir
Yaakuuwarama 1 year ago
wow
muwaadin18 1 year ago
i like ninkan allaha u naxariisti mohamed nuur gariig wllhi wuxuu ahaa in somalia ´laf dhabar u ah allane waxaan u wey diinayaa janadii firdowsa aamiin
MrHanad1 2 years ago 7
asc maxey aheed tan qurux12 kkkkkkk
MrHanad1 2 years ago
TOTAL BOY dont distort the facts this belongs to Nuur Griige saxib ask us.....
waranish 2 years ago 2
The song belongs to Ahmed Gaceyte R.I.P Totalboy is right on this do ur research waranish
Qamarji21 2 years ago
inaan wali kujeclahay isweeydii adigabo
siyaadxoor 3 years ago
totalboy lol plz do some research ,this song is one of the original songs of M.N Giriig he sang back in 1967 and gaaceyte coppied it much later. Don't get me wrong I'm a fan of gacayte.
axyawadani 3 years ago
riwaayadan waa 1988 waan daawaday bro maaha 1967 taasi waa been
abdikani08 2 years ago
abdican walaal axyawadani kuma odhan waqtiga ruwaayadda ee wuxuu ku tilmaamay sanadkii heesta la sameeyey waxyna ahayd 1967,ruwaayadda aad daawaty waa dad wadaaje qurboow muxuu duul isu keenay,wuxuuna ku ahaa ruwaayadda marti isaga,hibo maxmed iyo qalanjo sidaa ula soco.
toghdeer01 2 years ago
this is song belongs to ahmed gacayte..its funny how he just changed some parts..still mohamed nuur giriig is a legend
totalboy88 3 years ago 4
inaan wali ku jecelahay willyahow ma ogtahay? muxu ka ogyahay nin somaliyed jacayl waxna kama yaqaane..alla yaa u sheega inan jecelahay, nin cadaan ah haduu ahaan laha wuu garan lahaa mar hore...ballaya nin soomaliyed jeclatey...
Qurux12 3 years ago 2
kkkkkkkkkkkkkk nin somali qaali waaye see camal kaa cadanka aaba na copy yeenayo dhaqanka rageena somalida lol
xiinka 3 years ago 2
@Qurux12 walle waad lalanaysaa qofyahay, balse ilahey ha kaasiiyo waxad rabto ma aqaani waxad ugu ordeyso nimanka AIDS ka qabee! igana raali noqo abayadiis
suchw 2 years ago
@Qurux12 maxaa dhacay ma jamaykaanka iyo black americanka sarabadooda ayaad ka heshaa cajiiiiiiiiiiiiiiiiib.
farsameeye 1 year ago