Added: 8 months ago
From: mustafyare143
Views: 53,904
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • this is our culture, like the arabi people they have their dance to! LOL chill people..

  • the tall dude got what so ever no skill of that song lol....anyways follow me on twitter @caliswagg_fias

  • Bello Reer Xamar Kula ahaatay Halkaas ayaa ka arka Tan Xun ee Qalalani inay Tahay Abgaal iska Daa Cid kale Fadeexad weyna Beelo Ku wastay

  • hahahahahhahahahahhahahahhahah­ahhahahhhhaha fuinny

  • wggc tani miyeey isla quman tahay baa la yiri hehehe wey soo waalan rabtaa walee waxan maqli jiray dameerada dameerka ugu fool xun baa ugu haraanti kulul hehehe alaah yahdiik yarta hehe

  • ugu yaraan waa sharmuuto maxaayeelay qof dhoosan sidaan mayeesheen waxay ceebeesay hablihii Soomaaliyeed oo lagu yaqaanay xishoodka waxaase ka daran labada nin oo la dheelaayo oo isku caqli noqday.

  • I see no ladies clapping or smiling out of amazement(talking about the white ladies- they somali ones live in this bad environment! Only the white old mann, but even he looks kinda choked and looking around to see if this is real.. I think he is looking for any kind of 'green sign' for ¨Hey, its okay you can look at our young girls while they are half naked and shaking their booty, and while our older women are totally covered up.. Its all for you...And its FREE¨

    Where is Islam

  • Wallahi i couldn't finish watching this niiko aka minor prostitution....

    Why are they even gathered to watch this? Did the somalis want to teach their fellow citizens what somali culture is? If so, how on earth did they come up with the idea that NIIKO is a culture thing?? Ladies its a cheap prostitution for the eyes, for the guys to see..

  • Sxbkay Salmaan ayaan meesha ka ciyaaraayo caadi ma ah wlhi

    sxb bashaaaaaaaaaaaaaaaaal aan ku dhahay cml kkkk

  • 216 ilaa 220 cunugta yar sidee u dheleyso funny kkkkkk duqda cadaanta ah kuwaan kale oo waweyn maba ku heesato cunugta yar ey fiirsaneee somali wa u dhamatay hadeeba wadooyinka ku niikinayaan balayo lugo xun xun

  • now here are d lost SHEEPS!!!!

  • belaayo ilahay idinku rid waa naceebeeyeen somali sidaa maaha ,hablaha somalidu waa xishoodaan waa maxay naagtan futada ruxaysaa,  acuudu bilaahi waa jaahilad,

  • my hat goes to the lady.....shes beautiful and knows how to shake the hips...

  • Those 2 boys need to SIT down

  • ar tanu xey eheed ma macsileydi buurkaroolaa sey u niikisayba waxaasa ka sii tadaran halka meeshaas kula niikihaayo ´tan sooomaali ma ahan hadey tahayna waa jareer soomaali masiibo haku dhacdee waa dulowday kkkkk

  • walaahi ciyaarta caadi ma'ahan way i cajibisay..............viva reer Banadiri f****k of haters

  • asc hor tay waxauntahay ciyaarahan raga iyo dumarka ay isla ciyaarayaan diiniyan ,laakiin runtaa wanaagsan gabadhani aadbay ooga badisaa ciyaarta labadan wiil oo way iska cilisay qashinkayna ku dartay ragaan walaahi

  • All those cheering for these crap kids.... would it be OK to u if ur sis or mom do the same thing?

  • @007hargeisa  hell no lol

  • She is so good ehh

  • uuffff waxan catada badan miye badar cuneynin.kkkkkkkkkkk

  • Wlhi <3<3<3 i am proud to be Somali .wlhi aad ayey kor oo ku dhigeyn dhaqanka somaliyeed ,, Dadka naceybka ku haya mesha ha iska DHafan qowmiyad walbo dhaqankeda in aay so bandhigto wa muhim mana xumo in aad barto dhaqankada dadka kale ........ marka nacebka ha leyska ,

    en stör kram all er som dansade .,,,<3<3<3

  • dadkan reer kuufuraad maba xishoodanba war wuxu dhaqan xumaa

  • HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, KADIB HAMBALYO IYO BOGAADIN WAXAAN SIWEY OO AAD U SARREYSA U SALAAMAYAA QALANJADAN QAALIGA AH EE SIDA AADKA AH II CAJABISEY QALI WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD ILA SOO XIRIIRTO ADGA OO MAHADSAN

    BY DADIR

  • Kuwani waa na ceebeyeen balaayo idinn qaaday war waxani xishood daraa anaaba isku xishooday walaahi al miina meel hall ah may ku ciyaaraan waa ayaga streetka ku niikinayeee teeda kale almiina dad ciyaarta sifiican uyaqaan maxay usoo saari waayeeeen somali ceebays waaaxid:)

  • wooow caadi maba ahan qoftaan sidee u niiki neeyso xxx

    toloow halkee ku noosha hay qoftaan saan oo dhan cayaarta u taqaano masha allaah

  • wooow caadi maba ahan qoftaan sidee u niiki neeyso xxx

  • donated $100.000.00

  • You can donate that big ass to feed the hungry people in Somalia rather than shaking it, LMFAO

  • @Areej6138 kikikikiki walaahi in aad la heshay waan kugu raacsanahay.

  • @Areej6138maama mia geel muxuu indha kuulka kasaa kuwa caytamaa mayaqaanin quruda fanka banaadiriga inaaba fiirsataa qalada bro aad baan idiin salaamay kooxda oo dhan

  • waa shiirkaasi yaa  qooqaas

  • dadkani xagey ku noolyihiin fool foolxuma waxu uuuuuf

  • @KAMANEFlSO magacada ayana kuqosla afoolxuma mahan ee dhaaf hanikiyanee maxa akarabtaa wad ujedaa wax u sacbinaa dabalee ;lawalaqaa kamanefiso adiag qurux kaliya miyaatahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkk

  • Where are the so called parents of these trash kids? What is worst are the other Somalis with their babies watching and cheering for them.Don't they know the only white ppl who dance like that are the GO-GO girils=PROSTITUTES..

    Its sad when when TRASH ppl like them share the SOMALI name with you.

  • Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun Uma lihin dhaqan dumar aan xishooneyn diin ahaana haba sheegin aaway sumcadii dumar ma waxey gaartay heer wadooyinka ee ku niikiyan waxan lee yahay waxad ku soctaan wado qaldan haddii aad isku maleeysan inaad nolosha heerka ugu fiican joogtan ee alle ka cabsada haddii aadan xishooneena kiliya calanka sharafta leh wadooyinka ha kula niikinina plz tani maahan mid aad sumcad ku yeelaneysaane allahana idin soo hanuuniyo 

  • waaaaw cajaa ib waa ka baxsatay nayaa waa iska reebtay nimanka noloow macaanto

  • soomali sida ay u niikeenayaan ayay aakhiro iyo iftiinkiiba seegeen alle ha idin sahlo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more