Added: 2 years ago
From: bartamaha
Views: 76,199
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (75)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Correction, This song is named Nafteeydaay, Not Haku daalin Jeedaal...

    Heestani waxa ay ka mid tahay heesaha loogu jecel yahay ee uu Maxamed Axmed ku luuqeeyey. Ereyeda waxa curiyey Cabdi Aadan Xayd {Cabdi-Qays}. Muuqaalkan waxa lagu qabtay xus sannad cusub (1990) oo ay soo qaban qaabiyeen TV-gii Xamar.

  • wallaahi heestan maalin walba waan daawadaa aad ayaan u hambal yaynayaa jaaliyada iyo fanaaniinta australia in sha allaah mir qaankaas mar ayaanu idin soo gaadhi doona hambalyo gaara waxaan udirayaa bartamaha

  • aha aha aha

  • music sare 

  • fanaxloow rageedi ayaad tahay

  • caadi maahan codkaan

  • nice song

    

  • codbaaa ku dhamaaday

    

  • ma ogtahay janada udug nimaaaaaaaaaaaaan jarib u soo marin sahal lama dhax joojiyee

    

  • kaban is the shit ,luv it ;]from ben

  • waan dhegaystaaba heestaa calaashaan kabankeed whatever the voice.

  • wow qaad time

  • OWOWOWOWOWOWWWOWO NICE SONG AND NICE VOICE

  • kkkkkkkkkkkk 0:16 caleeh caleeh caleeeeeh

  • Faniinta reer Australia waxay u badan yihiin xerta dareenka. Heesaha ay xushaanna waa kuwa jiil kasta la socda oo madadka ayaa ku badan

  • AMAL WAXAN LA YABA NINKA FANXADA WAYAN WAR ILAHA ISKA SAME DEE

  • farsameeye alabtu maxay aheyd ina abe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kk

  • caaaaaaaaaaaaaadi maaha waxaaban layaabay  ninka garaacaya kabanka

  • inaba cadi aho sacabak idilay wwwwww

  • Inaba Caadi Ma Ahan, Waa Fanaan Aad U Cod Macaan, Body Language-kiisa Iyo heesta Way Is Aqrisanayaan, (Hadad Jamato Cadowgaa Iyo Ruux ku Jiir Naceyb harka Kuguma Jiideeeee) Waxaad Moodaa Inuu Si Sax Ah U Jilay.

  • cisaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaak yaa cali

  • he is better than kuluc 100% you are a way better than any other one thank you very much

  • wowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww­wwwwwwwwwww

    

  • yasalaam heestan wuu keenay ninkani alayaa cisag

  • Marqaan time

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaW, NABAD.

  • nice song

  • nice song we love u man 

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Reer Australia, masuuliyiinta fanka soomaaliga!

  • wiilka keska ka fadhiya ee yar wa quruxlow inkasto idhaha cadeynayo oo an ka baqay kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Comment removed

  • waxan in waydiyeeye Ragan somali dhaloyinka isku dhibaya maxay ahayeeeeeeeeeeen ala mesha wa laku ba,ay nin fanan waxas ban ku nacay dhaloyinka tolow maxa ku jira <Mida gale kuwa asturley ka so hesa mawada cagdheer ba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk horta?? ,ralina ahada su.al ley iga tahay dhaladan ban raba inan ogade

  • Comment removed

  • @AmalDk1 alaabtii ayaa ku jirta.

  • cizaaaaaaaaaaaaak "Hadaad jamato geed adag , oodan heyn wax kuujara jabin mayso gacantuye.

    Haku daalin jeedaal , indha soo ma jiidaan , qalbi kaa jan-jeera

    Waxaa kuluqeyn jiray fanaankii masrixiyada somaliyeed Maxamed axmed kuluc

  • qatar meeshan rag baa isku helay kkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • qolkaayare melborne waa in mid kastoo fanaan ahi kasoo tumaa qaaciga aniguna mac baan siiyey Raaxeeye is my future husband i love you umaaaaaaac

  • Dadka somaliga ku hadla e Austrlia jooga ilaa imisa ayaa lagu qiyaasa?

    Quraarad Vimto iyo qaad meel kasta wa ina daba socota ;-))

  • haa anagaa wadana

  • reegeedii melboune boys kaban u daa waamustafe from perth ooidinleh hambelyo

    kuwa hoosta waxkuqorayna meeshawaxkeena shot the f**ck up or dhabta dhabta

  • cali ninkastaaba hayska hadlee adiga iyo inanka heesayaaba waadul dhigteen

    aadbaan idinsoosalaamayaa mustafe perth waargekina kawarhay cali kkkk

  • cali kabban aad baan kuu salamayaa bro heestan jeeddaal oo tumman sidee kaagga helli karaa bro

    xaggee baanse kaallla soo xirirkarraa aad baan ugu baahanahay heestan walahay bro waa nice kabban

  • ILMA GARAABO CAADI MAAHA,

  • waaaaaaaaaaaw. waa hees aan aad u jeclahay. aad ayaan u keentay wlhi kuma aadan ciyaarin heesta

  • bismilaah, bal muxuu heysaa Jaad ayuuba canka kuhayaa , fanaan maba u qalantid adiga !!!!

  • waaaaaaw hees macaan.

  • heesta oo sax ah waa tanaa waxaad jeceshay lamaheloo naftaydaay... wax ku jecellna diidee.. ma ogtahay janada udug nimaan jidib u soo marin sahal lama dhex joojee.. hadaad jamato geed adaag oo hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuyee... haku daallin jeeddaal indho sooma jeedaan qalbi kaa janjeedhee..

  • saxiibayaal heesta waad ku cayaarteen heesta siday ahayd u qaada ama iska daaya wajiya xun haday dawlad jiri lahayd anaa maxkamad idin soo taagi lahaa waayo heesaha dadka inaad ku cayaartaan maaha heeso cusub samaysta ama iska daaya fanka hadii aan jaanis hayo anaa idiin soo qaraya heestan oo sax ah byeeeeeee

  • waah waah waa heestii fanaankii weynaa ee maxamed axmed kuluc waayo waayo la dhakhlee wejiyo xun ayaa hadeer qaadaya hadii dawlad jiri lahayd muusan qaadeen muu iska daayo maku fiicnee

  • looool! reer Utaange!! Oh dem days....nice 2 see some ppl made it out of that hell hole....REAL RESPECT!! :)

  • war ragan walhi mirqaan bay hayaan waa rag jir wale war xagaa kaga haya waxaan wax u shegay dadka youtubeka hada baranya ee dadka cayey waa in laga qabtaa badow baad tihiin nolasha ka dhacay dadku ha idinka raaxaystan

  • DHAGAX.. I was reer Utange man, long time. Respect.

  • thank you all of you,nice voice,nice music somali australians are away ahead than other somalians in the different continents i wish iwould have been there,but one day i willbe there inshah allah hope all of you prosperous life with full of tranquility.

  • aad iyo aad ayaa ula dhacay codka reer marqaan from qacis

  • aad iyo aad ayaan ula dhacay codka fanaaninta reer qacis iyo macalinkooda ALI KABAN (uraal)hahahahahahaha in melbourn

  • Comment removed

  • Marqaan badanaa reeer Australia horta maxaa u galay reer Yamen>looooooooool

  • i don't know where he's originaly from but I truly felt in love with him in here the first I seen him.

  • this guy eat khat but when he goes to home he said her don't eat khat so when she saw him in youtube eat khat also singer. Somalia people plz don't eat khat because don't good your healthy.thanks for give me ur time

  • does any1 know the guy at 7.08...can u guys let him know i am trying to get in touch with him. Thanks

  • Ma reer Utaange miyuu ahaa? He looks familiar to me!

  • khat is killing Somali YOUTH every where,KHAT is okey once a month but we are ABUSING it eating every day,we sent ouR money to kenya and ethopia and all we got is CAGAAR IYO QAADIRO

  • cali kaban wuu keenay ragii kabanka u garaaci jiray kuluc markuu heestaan qaadayo sida GOOBE, DAAUUD IYO BOQORKA KABANKA XUDAYDI. laakiin codkii kuluc fanaanku ma keenin taasna waxaa u abdaa waxaan oarankaraa waa taqsiinta afka uuga jirta

  • alla yaa cisaak Ali muse Abdi ( kaban) been lama sheege waad kaga sanqadhisay kamankaa magacu bilash kuguma bixin alla fanaan Rashiid shiil heesta waa ku jimicsaday wana isku kala bixiyeey Yaa salaam talow Ma noble park bad fadhideen lol

  • i love it

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw, listen to the kaban. it ROCKS!

  • we can't even hear is voice brother u guys are doing a great job but just put ur voice up the kaban is higher

  • I wonder why these people are wasting their time just doing this.

    Mirqaan is nothing.. allaah yahdiik

  • ma xuma runtii inay afka-soomaaliyeed iyo suugaantiisa ku luuqadeeyaan, balse waxaa meesha ka maqan waa aqoon taariikheed, qofka haddii uusan taariikhda dadkiisa iyo dalkiisa ka gaajeysan yahay waxaa uu la mid yahay qof indho la'aan , dhago la'aan iyo maskax la'aan meel cidla ahi fadhiisisay.

  • oo dadakaan ma qayilayaan  ar somali goorma eey iska deyneysay marqanimadan wadan walbo weey ku qayilayan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more