suuraha i dilay qoftaan geedka jaceylka ha lagu xiro usbuuc ha lagu hayo geedkaas ilaa ay ka miyir keento,intaas waa iga kaftan,waxaase dhab ah inay tahay gabadhan dadka jaceylka u jajaban si fiicana ugu hagar bixi laheyd hadey hesho qofkay dooneyso waa hubaal,mid qeyr qabo allaha ku sahlo amiin.
waaw, aad baad u cod macaan tahay, heestaadna micno fiican ayey leedahay marka loo eego fanaaninta xiligan heesooda aad bay taadu tayo u leedahay waxaan filayaa abwaan halbuur sare leh inuu sameyey, quruxleyna waa tahay laakiin music iyo ciyaarta in yar habeyn yar ayey u baahan yihiin, any way top ayaa tahay,
war ileen tanoo kale kaalay waxaan laba is jecel aheen hees manoqoto miyaa sanadahan laba is neceb hees ah maxaa loo la yahay? waxa sanadahan socdo hees la aan baa dhaanto
waar qayla dheeraa wuxu ma sudaniyad baa yaa naaa is macaanee lakin ha baroortamin lakin waan ilaaway waa xiligii naagaha dhirta laga fuuli jiray tag nagalatag calaacalka
Why reer xamarka had iyo goor uga hadlaan tribe, waar niyaw xishooda gabadha waxba qoladeeda idinkama galine, Only Heesta dhagaysta, No more talk about tribe you are stupids
soomaalina qabiil baa ka cararey walaahi maxaa ka rabtaan qabiilkeeda iyo meeshey ka timid suuxe e idinka oo kale ayaa wadanka la idin ka dagi la'yahey ilaahey ha idiiin soo hanuuniyo subxanlaah
sxb naagtaan waa dhulbahante ha ku kharaarin qashin yahow hawiyahaa soomaliyaan kaaga soo tagnay ma na daba joogtaa dulli yahow ilaahay iyo rasuulkii ka furtay hawiye allaha cadaabo
When a woman has big eyes and pretty face plus a voice like this, the rest is bonus. Lukcy are those living closer to her. Mamma mia....................
Wat a great song by our up coming somali musician hodanay. Hodan abaay you are so grea,t its just that the beats ware letting you a bit down but your song carries a very good massage for our inoccent young somali girls. your outfits also simplies our girls way of dressings, i also like the sequence of the song, the provarbs u used and the poetry work. its a nice peace of work and a mazing to watch. i enjoyed it to the fullest.
Talow dadku ma indho la' yihiin mise waa dookh calas ha ha
tani iyo qurux kala dheeri
berxani 7 months ago
this song good and pretty somail had beauitful backaround i think it was alot of money!!!!(: by:asha .W.
MackWehelie 9 months ago
waaaw esh calaa hees hodan cali ina adeer allaha ku dhaafo halkaa ka siiwad qaali
xilajano 9 months ago
bisinkow tan waaba iscajibisay maxaa waaye see isdhaheyso waa wareeey ala abooow yaa ila qoslo i luv youtube wlh qosol badan ku heystaa ixiiiii
bellakiin 9 months ago
fanaanadan waxay u cod egtahay hibo nuura mustaqbal wacan bay leedahay maan sha alaah. qof bilow ah way u cod wacnayd heestani waa mar hore.
hadeer kenya waa fanaaniinta safka hore.
Buhoodlequeen 10 months ago
wa qurux lay marwo ayay ku fiicnayd hadana waxa fican in ay is badh qabato oo xaga wanagsan ka racdo aduunka. alle hakusoo hadeeyo walalo
darawish120 1 year ago
Yaa salaam waa hees aad u macaan
noloow quruxleyda
TUSM0 1 year ago
Qurux leey ayaa tahay abaayadiis laakiin kuma qurxanid inaad heesto. Codka majiro laakiin waa shidan tahay Xaax ayaa tahay kkk
saalax144 1 year ago
anigu geed kaneeco leh ayaan k u xidhilaha tan abu fusuq eaaye wanan karbaashi lahaa
kulmiye29 1 year ago
suuraha i dilay qoftaan geedka jaceylka ha lagu xiro usbuuc ha lagu hayo geedkaas ilaa ay ka miyir keento,intaas waa iga kaftan,waxaase dhab ah inay tahay gabadhan dadka jaceylka u jajaban si fiicana ugu hagar bixi laheyd hadey hesho qofkay dooneyso waa hubaal,mid qeyr qabo allaha ku sahlo amiin.
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22
adi meelkasta maku jirtaana,
sahaam2 1 year ago
gadem shit ! she's the typ i left home back but am comin to see u once again.
siambara 1 year ago
i dun understand ;D
but she looks like she's having a good time ^^
faiz461 1 year ago
Dadka labo is jeceliyo, Lammaanaha is doortaa, Marna labo-labeyniyo, Lurka kuma habboonee.... (Laalaab adoon gelin, Inaan libinta gaarniyo, Inaan laabta kaa jaro, Labadaas middood yeel, Ligentaan ku daalaye).. Heestan iyo qaar kale oo haantan ku jira sida, Yameys iyo Hadimo, waxaa hal-abuurey Liibaan Cabdi Warsame
Raadraacafanka 1 year ago
waaw, aad baad u cod macaan tahay, heestaadna micno fiican ayey leedahay marka loo eego fanaaninta xiligan heesooda aad bay taadu tayo u leedahay waxaan filayaa abwaan halbuur sare leh inuu sameyey, quruxleyna waa tahay laakiin music iyo ciyaarta in yar habeyn yar ayey u baahan yihiin, any way top ayaa tahay,
amiindaadir 1 year ago
@amiindaadir say masha'allah
siambara 1 year ago
hodaneey why heesahaaga oodhan guux ugu furanyahay wanyabnee
muufo80 1 year ago
war ileen tanoo kale kaalay waxaan laba is jecel aheen hees manoqoto miyaa sanadahan laba is neceb hees ah maxaa loo la yahay? waxa sanadahan socdo hees la aan baa dhaanto
amal519 1 year ago
she has beutiful voice but why is she singing like old womens. she needs help with the music and nice laxaan. her voice is cute
sulaqa 1 year ago
Codka iyo suuraha wajiga ayaa i diley. Waah waah Hodan fanaanad macaan aaaaaaaaaaaaaaaax
dhoolbaxay 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkk kaalay idinka ma heesta ayaad daawanayseen mise quruxda inanta waaba yaabee camare man ka idinkaa ka daran kkkkkkkkkkk
mahadtheo1 1 year ago
Comment removed
leyla1000 1 year ago
Inanyahay timahaaga sagalkiyo sanqaroorka kuguyaal sowdkaaga dananka ah soojiiday uunkii.
Waah waah Heesaheedu waa Haadba haad kici
gorgornews 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mid kalana halkaasuu ka leeyahay hodaneey waad na qan cisay tolo miyay ka keen tay alla ha ka keenee yaa kkkkkkkkkkkkkk
mmooge91 2 years ago
waar qayla dheeraa wuxu ma sudaniyad baa yaa naaa is macaanee lakin ha baroortamin lakin waan ilaaway waa xiligii naagaha dhirta laga fuuli jiray tag nagalatag calaacalka
mmooge91 2 years ago
@ mmooge91 kkkkkkkkkkkkkkk dhirta laga fuuli jiray!!!!
maryaaaan1 2 years ago
@mmooge91 ha ka soo dhicin uun sxb jeedka saad kolba hoosta uga yara eegayso kkkkkkkkkkkk.
farsameeye 1 year ago
Masha Allah ...Inshi Aragtaaba ilmaysay ayaad tahay... il iyo wariba la'aw Hodan qurux
mussebutuoy 2 years ago
hodoney waad naqacisay nagu hodmisay naga haqabtirday codkaaga halaasiga ah muqaaga wacan waqti loo bahaanaa yimid.
kadarci 2 years ago
Gabadhani Qurux aan muran ka taagneyn bay haysaa!
kgiuma 2 years ago
Masha allah quruxley Lknse wa gaaaban thy bes! camera manka maraxle waye waba ku wareeriyay wara ka Daa gabadha!
iluvxamar 2 years ago
waa qirinqiirkii fanka.lol
qooqane65 2 years ago
faniinta waa wayn baanba ku daalnay !
waxii Cusub caalamka jecel
wuxiiii hore dad waa wayn jecel ,,
viva hodan qurux
GabarPuntland1991 2 years ago
hodan wadjirtaa ee nolow anagana wankutagersanahay
jerkb4ujackoff 2 years ago
She'z amazing .....Hat'z off Hoddan
mussebutuoy 2 years ago
way qurux badan tahay laakiin cod baan jirin waxaan kula talin lahaa inay is asturto qaawanida lacag laguma helo iyo qurux toona
somaliduhaisraacdo 2 years ago
hodan
kadarci 2 years ago
hodan waa fanaan xayi ah oona cod macaan.
kadarci 2 years ago
hodanay ilahay haku desto qalanjo noo sobaxday aya tahay ,,,
merockout124 2 years ago
kkkkkkkkkkk! walahi somali qabiil kama dhamato ,,
merockout124 2 years ago
wa dhulbahanta kulahay kkkkkkkkkkkkkk she is not dhulbahantey she is habar gidir
ikar07 2 years ago
amazing beauty somali women.I like them.
mrBAHTA 2 years ago
Ar dadkaanaa HODAN XAARATE waxeey tahay waa lakasaa abkeed iyo sinjigeed beside what is d point FANAAN QABIIL maleh whatever she is
Yumnah009 2 years ago
first of all get her last name right .. its Hodan Haarato" not Harrate.. she is my aunt so u gotta stay back who ever u r ..
abtidon234 2 years ago
Why reer xamarka had iyo goor uga hadlaan tribe, waar niyaw xishooda gabadha waxba qoladeeda idinkama galine, Only Heesta dhagaysta, No more talk about tribe you are stupids
sayidabdalla 2 years ago
woow, sxn inantan meel la tuuro ma leh waa nimcolay, maansha alaah ,
khadarcd1 2 years ago
jaceyl ku lahaa
xiligaan oo aduunkii kala gadoon yahay maa jaceyl laga hadlaaaba
jaceeylkii aduunka oo dhan ayaa jaanis
ka faaideeyso ama halagaa faaideysto marka
xiligii jaceylka wuxuu ahaa 1900 tii
saaaaaaalim 2 years ago
aniga waxaaba idishay sida ey usuureyso ax.
muufo80 2 years ago
soomaalina qabiil baa ka cararey walaahi maxaa ka rabtaan qabiilkeeda iyo meeshey ka timid suuxe e idinka oo kale ayaa wadanka la idin ka dagi la'yahey ilaahey ha idiiin soo hanuuniyo subxanlaah
zuhuurful 2 years ago
sxb naagtaan waa dhulbahante ha ku kharaarin qashin yahow hawiyahaa soomaliyaan kaaga soo tagnay ma na daba joogtaa dulli yahow ilaahay iyo rasuulkii ka furtay hawiye allaha cadaabo
mohamed724 2 years ago
waa dhulbahante galmudug ku cuntayee ha caayin gabadha
mohamed724 2 years ago
i like the way she is presenting the song, the body movement not to mention the voice and look! i love the song!
ibrammo 2 years ago
alla mashallah i really luv her songs...sis really halkaa ka wad i gve u 5 star...
wa runteed lamahaaa is doortow marna laba labyn iyo guurka kuma haboone.....
jamiila88 2 years ago
she is pretty bt she is short b little bit fat BTW her song is nyce have murti lyk heesihii hore masha allah sis halkakasi wad
iluvxamar 2 years ago
alla cod macaana oo quux badanaa hodan wa fanaanad qaran
mpersie 2 years ago
alla cod macaanaa waa fanaanad qaran hodan mansha alah waligaa noolow hodan caday
mpersie 2 years ago
Comment removed
farsameeye 2 years ago
Comment removed
farsameeye 2 years ago
alla ya cizak waxaas ayaa kaa hees ah
laakin waxaaba i dilay indhaha ku yaala inanta woooooow
saaaaaaalim 2 years ago 2
alla yaa cisak waad mahadsan tahay meesha ugu wacan ee wax lagu qoro ayaad ku qortay lakiin waxa la yidhi laba saaid isu jecel isma calafadaana
caydiid571 2 years ago
maasha allaaaaaah gabadhaan magaceeda isheega walaalayaal ???
cules19 2 years ago
Waar tan yaree xawaashka ah midbaa igu yidhi waa Kuul Carre ee ma dhabaa.?
madheedhle 2 years ago
waayo kul carena?
Biggy56 2 years ago
@Biggy56
wa clan somali. wa maqaley wa very old o clan ah.
madheedhle 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaaw wa gabar masha laah ah waa hees cajiib ah wana la dhacay
manaal881 2 years ago
When a woman has big eyes and pretty face plus a voice like this, the rest is bonus. Lukcy are those living closer to her. Mamma mia....................
ThePestControl 2 years ago
All that matters is that she can sing. Above all, she is pretty.
ThePestControl 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
manaal881 2 years ago
ahahahahaa axsan hees macaan laba is jecel iyo lamaanaha isdoortaa waarun taas laba labayn kuma haboonaa afkaada caano lagu qabay hodan fanaanad afkeeda iskusoobixisay dheh
hilibdiid 2 years ago
wooooooooooow afkadah caano kulul lagu qabtay nice song
riyaam7 2 years ago
Mansha allah,, suura bilaa sowt,, way qurux santahay lakiin cod ma hayso,, xaaaaax luquntana maxay ka qaloocinaysaa
QaloocanHj 2 years ago
inaba caadi maaha yartu ........masha allah
dxd20 2 years ago
maasha alaah laba is jecel iyo lamaanaha is doortaa marna laba labeyn iyo lurka kuma haboonee waa runtaa sis afkaaga caano lagu qabay
sihaam55 2 years ago
somalitotalmusic
sxbyaal qoftaan heeso badan baa u haayaa ee meel ku sheeg
heeso wadani iyo jaceyl iskuugu jiro
gangsboys 2 years ago
sxb waxey jogta kenya ee ka radi hada hees u haydo
manaal881 2 years ago
way cod qurxoon tahey laakiin trop de décoration, trop de maquiages commme une sorcière.
sahas2 2 years ago
kkkkkkk laabta iga jar Ligan inaan gaarno marabno
saabir23 2 years ago
xaaaaaaaaaaaaaaaaaaax ....iga daa ciyaaraha ....kolkey luqunta da dabta kolba lagu di daaa...............
mogdishoboy 3 years ago
Yaa salaan tan xataa khaadim u noqo oo u adeeg waan yeeli lahaa.
Qamaan06 3 years ago
qurux badanaa oo cod macanaa masha allah. waa kuwii laga dhowri jiray ajaniibta ee lagu tilmaami jiray ubaxii dalka
muufo80 3 years ago
hey .. qoftan xataa weelkaan biyaha ku cabo waan ka dhaqi lahaaa....lol qadarin darteed
mogdishoboy 3 years ago
hey you are the style I like it- your fabolous sound shook me up- Dank you and keep going
BashiAbdi 3 years ago
wow sis well done...i like you and ur sweet voice masha allaah keep it up dear
kawiso 3 years ago
Wat a great song by our up coming somali musician hodanay. Hodan abaay you are so grea,t its just that the beats ware letting you a bit down but your song carries a very good massage for our inoccent young somali girls. your outfits also simplies our girls way of dressings, i also like the sequence of the song, the provarbs u used and the poetry work. its a nice peace of work and a mazing to watch. i enjoyed it to the fullest.
radsama 3 years ago
Don't worry lagula aroosimaayo
mohayare 3 years ago