Added: 3 years ago
From: dalmar46
Views: 38,153
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (46)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Dalmar thank u soo much 4 u posting in badna ban raadinayay heestan mahdi ha kaa gaadho walale i noolow dalmar

  • @Qarni1000 You welcome

  • thanx dalmar 4 posting this song,,aamina c/laahi,1 of the best,,,inama caadi maaha heesaheedu,, ruwaayadan,, dab jacayl kari waa,,erayadii abwaan xasan ganay,,,hees hees ka dhacda ma lahayn,,waxaanse ugu jeclaa,,waayeelkuu caashaqa ,, welii maanuu taabanee, war haday ka hayaann, ooy nala wadaagaan , labadii is waafaqa, may kala wareejeen,aanu washay lay yidhi, anna aan u wiiqmahay, kaan u waayay , aan waayay u ekidaa,maanay isku wiirsaday, ma waxii baxayba, wacadalo laydin kala garan,,

  • @cabdiqani121 You welcome

  • amiino tiifiga soomaaliyo heesahaad ayaan u jeclaay

  • heestan caadi ma ahan!!

  • Heestan Waxay Ku Jirtey RIwayadi Dab Jacayl kari waa by abwan Xasan Ganey .Marka Axmed cali Cigaal Oo Ah Ahna Actorka Ruwayada aay Kala Baadan ayay Heestan Qaadeysa Nice songs Amiina noolow

  • amina cabdilaahi hirsi waa heesaheeda uga qaalisan yaa se sheegi kara midhaha heestan cidii lahayd car?????

  • Waligeed aduunyada Waqtigaa qof saacida Midna waayaha xira Labadaas waxaan aheyn Horaa loogu waayoo Waa nin iyo waagii Aniguba wasiisiga Waxaan weyda lahayaa Iigu wacan waxyeelada Wiish  bay ila sarakacay Caashaqu wadaad maleh Walaalowna kuma haro Waan waanna kala dheer Waxba haay idabiibina Wadka aan is aragnee Waddadiina ka ambaday Biyo looga waayaa waanadu idhaaftee
  • waan ka helaa heestan

  • alla waa heestan mudada radinayay. yaaa salam. amina waa run waligeed adunyada wakhtigaa qof sacida midna wayahaa xidha

  • than u bro dalmar waan ku raxaysanay codkii macaana ee amina cabdilahi xirsi

    sxb ma ii sheegi karaysaa xagay ku danbaysay amino inay nooshahay iyo in kale than u again

  • Weligeed adduunyada waqtiyaa ku saacida qofna waayahaa xira.... heestaan riwaayadii ay ku jirtay yaa ii soo sheegi kara aqyaarta sharafta leh....iyo abwaanka sameeyay iyo sanadka ay aheyd.... thanks.........

  • wooow

  • wooow sxb caadi maaha amina waxaasaa coda layskama heesee i like this song

  • bursaalax100 ku darso oo waxaa eryada tiriyey hasann ganey laxankan waxaa saaray axmed cli cigaal waxxan soo gubinaya codakii dahbiga ahaa ee aaamina cabdilaahi amania ladan

  • heestaan markaan maqlo waxaa igu soo dhaceysa waa gii aan marqaanka ahaa

  • waaw  waa hees aan jecelhay

  • viva dalmar46,video i lake heesa youbuteka aad ku soo kordhiyo bro  GOD bless u

  • Waad mahadsantahay - Thanks bro for kind words

  • Waxaan ayaa hees ah inta kale been!!

  • heestan.. if we go back wen it came out...it was between 1972-74...riwaayadii dab-jacayl kariwaaa.. she was the actress and the actor was axmed cali cigaal..i remember it

  • Absolutely beautiful. I love Somali music and culture so much. I'm Eritrean but I consider Somalis to be my brothers and sisters. Bless all of you.

  • dalmar 46 thanks sxb wad ku mahad san tahay heestaan aad ayaan u raadiyay mudo badan ugu danbeyn maanta waan helay thanks sxb

  • waligeed aduunyada waqtigaa nin saacida nina waayaha xidha wa hadal runa wax lagu qaadan karo aamina alaha kuu danbi dhaafo fananada qudha ee dhulkeedii aamintay waxay joogtaa boorama if i not mistaken

  • yusurburco waan joogay maahe waliba ddkii ku sacabtumaan ku jiray lkn sacabku ma ahayn codkaaga wanagsan ee waxa uu ahaa calool adyga aad kusoo istaagtay ardayda horteeda aanad heestay adoo cod aan garanayo leh lolz

  • yusurburco heesaha aamina waad raadisaa sidii aad waagii galaaska jaa isada uga qadatayba anigu galaaskaga ayan ahaa lkn heesta kumaad cod fiicnayn kaftan lolz

  • Xamareyta kkkkk ma laga yaabaa inaan ahay boqoradii codka oo aan cidina aqoonin?! Haddii aad goobtaa joogtey oo aad jeclaan weydey codkayga, fanka ayaad ku cusub tahay saaxiib-lol

  • woooooooooooow waa runted aduunka nina wax kaluu ka dhigaa nina dhulka ayuu kijiida, afkaaga jabaati lagu qabay aamina cabdilahi

  • Walaal Naxiye salaan kal iyo laab ah, heestaa "wadne jacayl weheshaday ma waarayaa, mayee mayee wuu wakinayaa, wuu wahsanayaa, weydoobayaa..." waan maqlay, mana ogeyn iney iyadu leedahay. Ma ruwaayad bay ku jirtey? sidoo kale sow Aamina Cabdillahi ma aha fanaanada la heesta Kuluc "kuu sheekeeye, kaa sheekeeye,hala sheekaysan... ?"

  • Waad mahadsan tahay aamusane3! waan jeclahay in aan heesaha erayadooda la bedelin. How ever, waxaan u qabey in erayga "xadgudub" loo soo gaabiyey eraygan "gudub" oo isaguba micno fiican sameynaya haddaad heesta u fiirsato. How ever waan kaa gudoomiyey walaal inaad i saxdey - thanks. For your information, Runtii heestan beri ayaan kalaaskayga kaga dhex luuqeeyey, waxaana aan ku helay Jaa'izad! Thanks Bro

  • yusur waan ku salaamay horta, aamina anuu waxaaan ugu jecalahay heesta ay tidhaa maad maqashay "wadne jacayl weheshadaaa mawaarayaaa"

  • Walaal Naxiye salaan kal iyo laab ah, heestaa "wadne jacayl weheshaday ma waarayaa, mayee mayee wuu wakinayaa, wuu wahsanayaa, weydoobayaa..." waan maqlay, mana ogeyn iney iyadu leedahay. Ma ruwaayad bay ku jirtey? sidoo kale sow Aamina Cabdillahi ma aha fanaanada la heesta Kuluc "kuu sheekeeye, kaa sheekeeye,hala sheekaysan... ?"

  • kaasi waa sharkaa anna waa sharkay ee ka shakaal dibnaha oo sheeda kala coloow,haa yusur iyadaa la qaada kuluc.

  • yusur walaal waad salaamantahay marka hore,heesta aad sheegtay waa hees lamaana ah inay la qado axmed mooge ama gacyte ayaan u malynayaa,haa iyadaa kuluc la qaada ku sheekeeye..ka sheekeeya lalam sheekaysto.

  • Togdheer01 - salaan kal iyo laab ah, ka dib walaal ma ogeyn in heestan "wadne jacayl weheshaday ..." lamaane tahay. beri hore ayaa iigu danbeysey maqalkeeda! meel laga heli karo?

  • Thanks Dalmar 46. I love this song!

    Tolow aamina Cabdillahi xagge bay ku danbeysey? Fadlan soo geli heesaha aamina Cabdillaahi sida heesteedii "weli gabadh ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn gudub ...." waxa ay la qaadaa Hassan Aaden samatar

  • waxay degan tahay hargeysa sidaan warka ku helay,laakiin yusureey kelmadu waa godob ee maaha gudub.

  • aamusam walaalo madano hargaysa ee waxay dagan tahay boorama thanksaamina cabdilaahi xirsi

  • This is one of the best songs ever. Thx to Amina for her irreplaceable voice, Thx to the Abwaanka for his creativity and Thx to the Musicians. Please preserve this kinds of music. Thank you for posting.

  • this hees was in riwaaaayad called "Dab jacayl kariwaaa" and te time was 1971-72......waxaa la qaaday axmed cali cigaal heesta

  • xasan waa lagu saalamay heestani waxaa qaada amina oo qudha ee axmed cigaal wuxuu la qaadaa sedxda heesood ee kale ruwaayaduna waxay ahayd 1973 waxxanaalifay xasan ganey waa ruwaayadii ugu horeysay ee abwaankaasi alifo.

  • i love amina abdillahi she go very nice voice like magool

  • i love amina abdillahi she go very nice voice like

  • Aamina Cadullaahi waa hobolad leh cod dabacsan oo aan saxar laheyn. Waxaan u maleyn heestan iney soo baxday 1970yadii.

    Dalmar46 walaal iga guddoon mahad ballaaran.

  • waar nababadraadshe sxb dalmar ana waan ugu daray mahadlabaad, heestani waxa ay ahayd sxb heesahayga favouritka ah walahi, weeldalooshamay, haa waxaaana sameeyey sxb xasan genay

  • Thanks

  • Naaxiye walaal waxaa cad in aad aqoon dheer u leedahay suugaanta Soomaaliyeed. Mahadsanid walaal.

  • Adiga ayaad mudan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more