Added: 3 months ago
From: MrGaryare
Views: 4,019
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (2)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Mr Garyare"" Waxaad U Baahan tahay In Badan Inaad Macluumaad Badan oo Dhanka Saxaafada Ah aad School Usooo Gasho Waliba DhinacYo Badan Dadka Kaaga Horeeyayna aad La Soo SHeekeysatO Waxan Kuu Arkaaaaa Qof Saxaafada Dhexda Uga Soo Dhacay Weyna Adkaanee Inaad La QabsatO"" that's My Opinion"'

  • Waxaa loo baahanyahay runtii in laga hadlo waxna la iska waydiiyo dhibaatada saxaafaddu ay ku hayso ummadda Soomaaliyeed iyo qaybta ay ku leeyihiin colaada kasii socda Soomaaliya,

    waxaan uga jeedaa wasrarka sida isdaba jooga ah loo soo dhigay media ayada oon loo kala aabayeelin lana eegin maxaa dhibkeenaya maxaanse keenayn, maxaa faaiido u leh shacabka Soomaaliyeed maxaanse dan u ahayn, saxaafadda Soomaaliyeed ee madaxa banaan marna ma eegaan danta qaranka Soomaaliyeed waana wax aad looga xumaad

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more