baba caadi maahan heestaan wlhy mawa laga dhargaayo sxb ahmed hestaan waa kabaxsatay caadi maahid cod iyo miro macaan waxaa usii dheer laxan aad umacan
Who is that is that my neger rasta, dude keep it that way i love that way nice voice ever but i like to see live in stage on him ahmad rastafarian dude.
Who is that is that my neger rasta, dude keep it that way i love that way nice voice ever but i like to see live in stage on him ahmad rastafarian dude.
Who is that is that my neger rasta, dude keep it that way i love that way nice voice ever but i like to see live in stage on him ahmad rastafarian dude
@ZoWda1 oooh my sis i hope u crying happy tears...i'm glad u like the song and my work your words encourage me and thats what keeps me going... i thank you for that :-)
mmmmmmmmmmm wat a romantic song.. this song is a killler , A. Rasta my bro u have the most amazing voice ,,, keep the good work, mr king u the best macaan.
i'm abdiwali farah ... from strasbourg,france
ahmed Rasta u have very very good talent ... good luck bro and go on
really i dn't like some new singer's they do'nt have talent walaahi ... wala heesa bay mar marka qaar iskaga hesaan ... they need talent... smh
chennel848 4 days ago in playlist Ahmed Rasta
wuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuw masha allaah qoftaa heestan looqaday wale waa qof aan cadi aheen
Mumtaazify 1 week ago
hees shidan iga dheh, bravo Ahmad Rasta
fanaan soo baxay ayaad tahay,
leejo143 2 weeks ago
baba caadi maahan heestaan wlhy mawa laga dhargaayo sxb ahmed hestaan waa kabaxsatay caadi maahid cod iyo miro macaan waxaa usii dheer laxan aad umacan
hassanlaky1 2 weeks ago
Boqoradaan jeclaaye
Beer adeega igadaa
Waxaan ahay bisteeye
ilabogo Jaceylka
MrQadar143 2 months ago
Hadal beerka labtiyo badankey qabojana Uma baaqo ruux kalee. Keep it up Mr. Ahmed Rasta
MrQadar143 2 months ago
waxan cml ayaa hees laga dhahaa ama marka horaba ha qaadin
MrFaaadil 2 months ago
hees iga dheh waa idhex gashay aaaaaaaaaaa
farafudud 2 months ago
wooooooooow ahmed rasto cadi mahaa
143degan 2 months ago
ahmed rasta afkaaga caano lagu qabay ayay odhanjireen markay arkaan cod + hees kkkkkkkkkk
yasin3r 2 months ago
waw hees iyo badh
MrGeerisa 3 months ago
axmed rasta bro inaba caadi maaha i like this song
ramo6021 3 months ago
heestan heesta sanadka waaye ahmed rasta keep it up bro.
SoMaLi4Music 3 months ago
laxanka qofka le waa lasheega
MrBee132 3 months ago
caadi ma ahan heestan
sampardros 3 months ago
mashaa alaaah waxas ayaa hees jecel ah..thats wats up Ahmed rasta. wxan ahay bastayee ila bago jaceylkaan
shukran8 4 months ago
mashaa alaaah waxas ayaa hees jecel ah..thats wats up Ahmed rasta.
shukran8 4 months ago
i am love, waaaaaaw i dont want to get out of my bed.
Naima485 4 months ago
rasta <3
fowziyina 5 months ago
eeeech qiyaasak waxana heesa waxaana cod ah>>>>>hadaan heesta sms ahaan u pass gareenaa boqorada aan jecalaaa>>>>>>>
somaliland82 5 months ago
cod ilaa qurux waad haysaa manshlah rasta
iskorisgirl 5 months ago
waaw thnks rasta nice song
hamdi20101 5 months ago
masha alah true love and true words just the way iam feeling right now thnxs for helping me out
dadir 5 months ago
War iswaakhroonku weey shidanyihiin..
bangobasbaas 5 months ago
I like this song
zNeRvzZ 6 months ago in playlist new somali songs 2010-2011
Comment removed
MrHasanshire 6 months ago
heestan qatar wale dhegeysigeda kama dhergo masha allh fnnka rasta qrx cod isku darstey wooow
XILWA100 7 months ago
Boqarada jacela all somalia girl waa queen fananka cod macaan masha allah AHmed Rasta woowwoowo caleeeeeeeeek
XILWA100 7 months ago
cool
jubbalandnews 7 months ago
Ahmed saxiib waad ka baxsatay Ilahay cod ayuu ku siiyay. Mansha alah
ibro747 7 months ago
Viva alfanaan ahmed rasta nice song i love it
aaahared 7 months ago
Fanakii fanaaniinta waa shidanyahay
hassanfly 8 months ago
oday banasho waxayna mad goosatayna lolz abwananintiina calaacal.com ayay xigmadoodiin u duween,, waxa loo bahan yahay heeso foorja ah
ibnufaarah 8 months ago
dumar baryadodii waa naga dhamatay ee maxaa i noo harsan tolow
macaani1 8 months ago
inaba cadi ma ahan dumar baryadodii wan dhameenay ee maxaa i noo harsan
macaani1 8 months ago
Does any 1 have the contact details of this singer, or informationd regrding him. i love his songss and want him to sing in a wedding...
mizzilwaad 8 months ago in playlist 100 heesood
BOOG AAN DHAYAYAY SIDEEDII INUU YIDHA AYAY AHAYD, BOOG AAN DHAYAYAY SIDIISI KULAHAA, KALMADA BOOG AFKA SOMALIGA WAA DHADIG LAB MAAHA.
Ilkacasse 8 months ago
wiilkaan ma xumo wuu heesi karaa nice
abdikamil555 9 months ago
masha allaah axmed rasta codkaaga walaahi caadi maahan, heestadana waaba laga yaabay sxb............................keep it up.
mo2324 9 months ago
such a romantic song,,, me luv dis song <3
PASSWORD14301 9 months ago
@PASSWORD14301 Thank you for commenting on my videos
MrXXKINGXX7 9 months ago
@MrXXKINGXX7
you are really talented bro :D
PASSWORD14301 9 months ago
@PASSWORD14301 thank you so much
MrXXKINGXX7 9 months ago
@MrXXKINGXX7 love the song nice work
lolkhadija 2 months ago in playlist Ahmed Rasta
@lolkhadija thank you :))
MrXXKINGXX7 2 months ago
wooow caadi maba ahan heeestaaa...
mahamedsendhere 2 months ago
This has been flagged as spam show
Who is that is that my neger rasta, dude keep it that way i love that way nice voice ever but i like to see live in stage on him ahmad rastafarian dude.
MrHasanshire 9 months ago
Who is that is that my neger rasta, dude keep it that way i love that way nice voice ever but i like to see live in stage on him ahmad rastafarian dude.
MrHasanshire 9 months ago
Who is that is that my neger rasta, dude keep it that way i love that way nice voice ever but i like to see live in stage on him ahmad rastafarian dude
MrHasanshire 9 months ago
waan ba qiirooday heestan markan maqlay danqasho ayeey leedahay ax
yazmeen2030 9 months ago
masha allaah hees macaan weeye ahmed rasta u got great voice keep it up
yazmeen2030 9 months ago
ala hestan cadi mahan <3
daganahmed 9 months ago
hees macaan waayo heestan
macaani1 10 months ago
heestan waaa shidan tahay ,,, naaga somali hadii loo qaado heestan,,, ma fahmayaan waa ileen dumarka adunka ugu madaxa adag
nnn995 10 months ago
qurxlow ya salaaaaaaaaam love it
iskorisgirl 10 months ago
manshall xasan cod i lake new song mr k.c
analubna 10 months ago
Love it
fathiya1909 11 months ago
hees iyo badh thnx KING
larose63 11 months ago
@larose63 adaa mudan plzz enjoy :)
MrXXKINGXX7 11 months ago
caadi maahan heestaan walahi!! is very touching song and amazing voice and music!! xx
filsanable 11 months ago
best song ever keep it up my man
fattahraheye 11 months ago
Maasha allah bro
ahmadwili12 1 year ago
O my daysssssss King i lov this songggg.. thnks man
mizzilwaad 1 year ago
@mizzilwaad u welcome...... u got good taste in music :-) enjoy
MrXXKINGXX7 1 year ago
Comment removed
mizzilwaad 1 year ago
@MrXXKINGXX7 is it ? i didnt know.... thnkss i think u have a great tatse tooo cus u upload these songsss...
mizzilwaad 1 year ago
Comment removed
mizzilwaad 1 year ago
@MrXXKINGXX7
mizzilwaad 1 year ago
This has been flagged as spam show
O my daysssssss King i lov this songggg.. thnks man
mizzilwaad 1 year ago
O my daysssssss King i lov this songggg.. thnks man x
mizzilwaad 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk i dont like realy
lukyman2011 1 year ago
fanaanka reer columbus woow waad kabaxsatay waana xaqiiq in aad fanka kuleedahay mustaq fog waayo anigu shaqsiyan waan dhagaysta heesahada waxase bulshadu sugaysa heeso dhowr ah oo ayka midtahy bariidadaada kaliyaan barya idil kuqadayaa iyo kuwa kaleba soon insha alah viva bro
alamagan100 1 year ago
You more then w/c dear bro
ZoWda1 1 year ago
you deserve dear bro
ZoWda1 1 year ago
@ZoWda1 Thank you so much my sis :-)
MrXXKINGXX7 1 year ago
oooooooooooh my god I love this song...makes me cry Mr xxKinGXX7 You Doing Great Work keep'it up dear bro
ZoWda1 1 year ago
@ZoWda1 oooh my sis i hope u crying happy tears...i'm glad u like the song and my work your words encourage me and thats what keeps me going... i thank you for that :-)
MrXXKINGXX7 1 year ago
mmmmmmmmmmm wat a romantic song.. this song is a killler , A. Rasta my bro u have the most amazing voice ,,, keep the good work, mr king u the best macaan.
somalisistar 1 year ago
@somalisistar Thanks sweety enjoy!!
MrXXKINGXX7 1 year ago
nafta waxaa bogsiiya [bismilaahi barakadii ilaahay boqorkaan ilaahaay ku baryaaya inaada baylaahoobiin kuu baxi boqoradaadaad kuguu bilaawdo bismiilaahi aaloow afaar kaaga dhiiga aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
raasa mudnaana baad mudaantahay
ubaxwarsame 1 year ago
MrXXKINGXX7, Howl an cadi ahayn aya heysa sxb garbkaaga yaqay ! Ahmed Rasta - Boqoradaan Jeclaa - Iaba Cadi mahan :D.
abdikariin2010 1 year ago
@abdikariin2010 Thanks my bro :-)
MrXXKINGXX7 1 year ago
Yep Love Is Amazing :-)) Cadi Mahan Hestan ~ Ahmed Rasta Waka Baxsatay Bro Meshaas Kasi Wad ,,, @ Mr King My Team Bro Good Job Wlh Inaba Cadi Mahan
aduunstudeo 1 year ago
@aduunstudeo my bro my team thanks!!!!! saa u sheegtay heestan inaba caadi mahan waa laga wada helay
MrXXKINGXX7 1 year ago
nice song
MegaMindU2 1 year ago
@MegaMindU2 thanks plzz enjoy :-)
MrXXKINGXX7 1 year ago