Added: 1 year ago
From: boosaaso2009
Views: 7,235
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kani ma aha sheeq balse waa cadowga islamka necebana in muqdisho hagaato intaas ayuu diin ugu soo ganbanay Bosaso uma rabo dagaa ee Ilahow waxan takfiirta ah ka qabo umada

  • @nasirnur1 Alle kabaq hana danbaabin hadii aadan cilmi lahayn uu aa tahay caamo Culumada ha u gafin War kajoog danbiga caayda culumada waa danbi wayn laguna naar tago

  • Basaboorka uu wata waa mid gaalo lacagta uu ku nool yahay waa mid galo ay sisay hadii uu galada necebyahay walaya maxuu ugu nolyahay wadan galo midakale dagalkn uu ka eclaminayo muqdisho muu ka bilaabo BOSAASO oo anu ognay xabashi in ay maamusho nimanyahoo ilahy halaga cabsado waxa dhmanayo waa dad islam ah oo somali ah gardardana yaan laisku tageerin

  • @Abbashaji1 Meel kasta hala taagnana baasaboor gaalo war baasaboorkooda waa laqaadan karaa dhulkoodana waa lagu noolaan kara ahadii diinta lafaafinaa marka sheekha diinta ayuu faafiyaaye adi maxaa faafisaa ma xumaanta ceyrna adaa qaata ee sheekha dhiigiisa ayuu quutaa

  • @bashiircali22 hhhhhh

  • Akhil Xabiib cillad xaga codka ah ma jirto, vedio ga laakiin wuu yara dhuuban yahay oo qaabka lagu soo galiyo Flv walaalaha waxaan weydiin lahaa qaabka ugu fiican ee lagu soo galiyo you tube ka iisoo sheega (mpege, flv, 3gp, avi) taladaas walaalaha waan ka sugayaa.

  • baarakallahu feek sheekh, wallahi arrinta hadda cid odhankarta ma cadda ma jirto aan uu maleeya! sheekhyada kale ee salafiydda ee runta in ay sidaa u cadeeyaan mowqifkooda weeyaan inshallah

  • @Shabaab0Almujahideen

    Mayee fatxu makkah bay sugayaan salafiyiintii, Subxan allah, alloow xaqa hana gees marin...

    Sh Cabdulqadir runtuu taabtay, waligiisna waa lagu yaqaan. Alloow noo xifdi sheekha, iyo culimadeena kale. Sidaas oo kale baa loo hadlaa oo warkaada la cadaystaa, waligaa lagama baqo dad iyo dowlad marba hadaad xaqa ku taagan tahay.

    Allahuman suril mujahidina fiisabilika fii kuli makaan

  • mashallah sheekh C/qaadir mumin ilahay ha Xafido walaalka soo galiyey ilahay kheer ha siiyo...

  • sheykhul Mujahid sh C-Qaadir muumin allah SWT haku xifdiyo xaqana hakugu dilo Amin........jzka allah khyr walalka soo galiyey Laakin codka xun ma aqaano hadey ciladu kaligey tahay iyo inkale Baraka allah fiikom

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more