Added: 1 year ago
From: munasar10001
Views: 19,469
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestan sado cunaabi, ayaa iska leh, heesuhu copyga kuma qurux badna, wax kasta originalka ayay top ku yihiin.

  • heestaan saada markeedii hora yaa laqaaday

  • @123456767720 walaal waxaa horay ula qaaday muse ismaa il qalinle alayaa raxma

  • Maxamed Maxamuud kooshin, ama sida ay dadku kuu yaqaannaan kooshin yare, iyo farxiyo maxamuud cilmi.

    heestaan caadi ma ahan waxaas ayaa cod ah.

  • this is kooshin and tanya.. the norwegian girl.. this was on her north american tour in toronto

  • WALAAL YAA LA ISKU XADGUDBIB, AADUUBKA WAA WAX QAALI AH SAS UMA FUDUDO , NABAD,

  • naagtaan koshin la heeseysa somalisister miyaa?please ii sheeg ma tahay iyada?

  • @TheWaiting22 kkkkkkkkkkkkkkkk war niyoow waad iga qoslisay in kastoo comments-kaagu yahay long time, walaalo gabadhaasi ma mid kaa baxsatay baa oo deedtana halkaa hinaas ka dilaacay.

  • @SoldierGirlSsc adigaaba aan ku raadinayey kkkkkkk halkee meel kale farta iigu tilmaantaa halkee joogtaa waan ku iman oo xaqiiq ah mise waad sii baxsaneysaa aniga gabdhaha reer buuhoodle la igama soo gaaro they are the best in every aspect dhan walba waa mac yihiin

  • @TheWaiting22 looooooooool adigu cid walba ma raadinaysaa? fara badnidaa, ta kale markaad leedahay waan kuu imaanayaa imaansho sideeya? macnihii imaanshuhu waadba iga yaabisay walaal wallee kkkkkkk.

  • soomalisista ayaamahaa soonka dhinac kuu riixay meel lagaa saamo xata maleh hahah ramadaan kariin walaalo

  • somalisisa thx huuno

  • mashala huuno munasar heestan caadimaha,,,walahi i love this sing so much,,,,thx for postin walalo.keep the good job. caalek ya koshiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more