Added: 3 years ago
From: Ahlusunaseattle
Views: 14,369
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • I love it boy, please post some more of these. Fanatics can go and hang if they so wish! Lol

  • masha'Allah brothers! Very nice. I live only a couple of blocks from your masjid. I've been to your dhikr once before.

  • thanks for your jobb add more if you find forget wahabi's they are not intrested the reality

  • mucjisatu rabaani war ninka la yiraah qardho walle iyo bille adigaa u baahan hanuune allaha ku soo hadeeyo waxaan la yaabanahay qof ku mur maayo amaanta nabigeena scw waa bidco war heedhe diin meesha kuma heysidee bal diinta soo baro imaankaad la dahaye. bal nabi amaan iyo sujuud 3 oo lala yimaado maxaa iska galay intaas buu wuxuu ka dhigaaya nabi amaan haddi lala yimaado iney sujuud 3 oo aad la timaado kale eey tahay. allow kuwaan shartooda naga kaafi aamiin yaa allah.

  • mashallah nice work of you please put some more..............

  • Mashallah

  • Mashaallah you are doing a very good job, forget about the WAHABBI'S you know they only know saudi money.

  • masha allah

    ahlu sunnah ha noolaato.

    dacwada ha la wado...walaalkiin oo jooga wadanka bulgaria

  • RABBI SALIL CALAL XABIIBI MUXAMMAD!

  • Sheikh ma ogsoon tahay in Culumada qaarkood ay qabaan in sheygu Bidco yahay markuu diinta khilaafo oo kaliya, laakin hadduu ka kooban yahay wax sharciga waafaqsan waaba Sunno, ayagoo u daliishaday Xaddiiska micnihiisu yahay "Qofkii Islaamka dhexdiisa wax wanaagsan jideeya oo waxaas lagu camalfalo asaga ka dib, waxaa loo qoraa intii ku camal fashay ajirkooda oo kale, ayadoon ajirkoodana waxba laga nuqsaamin.

    Haddii aadba diiday amaanta nabigeena maba aha inaan wagtigayga kugu lumiyo.

  • asc walaal ahlusunaseattle sheydaankaan yuusan ku xabeejin yuuna ku dambaajin,waa qaadan yahay oo diin iyo darajo toona marabaan kuwaane imaan laawayaasha...allaha naga qabto kuwaan anaka iyo owlaadeena iyo inta muminiinta ahna shartooda allaha ka kaafiyo aamiin yaa allah.

  • kkk lakiin ku lahaa walal lakin ma ina anfeceso malinta qiyamaha waxa ina anfacayo waa jidi alle iyo rasulka kaliya ma waxaa hada ka dhaga adegesa aynu racno wadadi rasulka iyo saxabada oo fulino dardarankii nabiga sclw ok markale ayaa oganesa arintaas mida kale ya didikaro amnta rasuulka orod 24 sac amaan ninki dido muslimba ma ahan kaliya sidii asxbta ay u manijiren aynu raino u amaano ku kobnano ilaa cid ka jecled oo ka amanbaned oo ka cibado badned ma jirte qulufau rashidintii

  • kkkk lakin lakiiiiiiiiiin ku lahaa aqii lakin oo dhan iska dhaaf xaq hadi laguu shego xujo way dhamatay ama rac ama diid bes qalas lakin aqiro wax ku tarimeyso dadka waxaa ugu cibado badnaa uguna iman badnaa nabiga iyo asxabtisii sidii ay u cibadesanjereen ku ekow intii aa kal imankartid ila lama wada kenikare nabiga amntiisa waa waajib 24 sac aman ma lgu didikaro ninkii didana muslimba ma ahan kaliya sidii ay u amnijirey asxabta radi wax ka so haray ka tag ma intas ayaa ka dhaga adegesa

  • Sheekh aakhiro wax kama taqaanid haddii aad nabigeena amaankiisa aad diidayso. Imaam Shaafici wuxuu yiri Haddii wax cusub lala yimaado oo khilaafaya Qur'aanka, Sunnada,Ijmaac(waxay culumada ummadda isku raaceen, ama Athar (wixii saxaabada laga soo gaaray), kaasu waa Bidcada baadida ah. Laakin haddii shey cusub oo kheyr ah lala yimaado oo ayna khilaafin mid ka mid ah intaas, kaasu waa mid la "Mahadiyay", sidaas darted, wax kasta oon salafki sameyn ama waqtigaas jirin ma aha "Bidco xaaraan ah".

  • kkkkkk lakiin lakiin ku lahaa shikh lakin aqiro kuu noqonmesho xujo lakiin oo dhan iskada hadii xaq laguu shego rac hada xaq heso keen mida kale aaway jecelka nabiga a sheganeso hadiiba dardarankisi sida ay tahay aadan u fulineen o ku warwaregeysid xadis iyo ayad keen sheeq markaa ledahay amanta nabiga miya dideysaa ka waran hadaan la imado salada sujuud dherad ah oo markad ii didid an ku dhaho ma sajud aya dideysaa ma kheyr aan siyadsanayo dideysaa dadka ha walin i wm sow qalad mahan

  • walaal diinta soo baro Fadlan, haddii u qalbigaaga modaw yahayna han dhibin. Ma jiraan wax la yiraa BIDCO diineed & BIDCO aduunyo. Wax walba oo aad sameyso waa wax diinta sal ku leh oo shan (5) arrimood mid ka ah: Xalaal, Xaaraan, Sunno, Karaahiyo, & wax Akhtiyaar laguu siiyay oo saad rabto aad ku yeeleyso. mowliidka iyo dikiriga ma wax quraanka iyo sunnada nabiga qilaafaya baa? Waxaan ku waydiiyay aayada quraanka ama xadiiska diiday mowliidka iyo nabi amaanka.

  • Walaal waxaan ku weydiiyay Quraanka Ilaahay ama Xadiiska Nabiga ee Dhahaaya Nabi amaanka waa Bidca ama xaaraan. Si fiican ayaan u aqaan dardaaranka Rasuulkeena SCW ee uu nagala dardaarmay sunadiisa iyo tan Qulafaa,u raashidiinta, Laakiinse ma sheegin inaan nabiga la amaani karin. Ilaahay haku soo hanuuniyo aqi, Nabiga oo nool ayaa la amaanay, soo baro diinta iyo xadiisyada sheikh.

  • walaal daliil waa laguu haya waxaa maqrati ka tahay oo taqaana xadiskii nabigu scl uu yiri qofkina sii nolada waxa arkeysan is qilaf badan markaa waxaa idinkula dardarmayaa sunadeda iyo tan qulufau rashidiinta ku qabsada goosdanbedka xaiskaa ma taqanid miyaa mise waa daciif hadaba kaas aya inoo didaaya in aynu sameno wax anu samen rasuulka scw marka waxan kulala talin lahaa ku kobnoow wixii ka sugnaaday nabagi scl iyo qulufadisa waan ogahay in aynu wada kenikarin

  • Maadaama aad dikriga Ilaahay iyo Rasuulkeena Maxamed amaankiisa SCW aad wax ka sheegayso, waxay ii muujinaysaa inaad adiga jidka qaloocan ku socoto, ee walaal ilaahay haku soo hanuuniyo. Haddii aad diinta wax ka taqaano walaal, noo soo saar aayada quraanka ama Xadiis laga weriyay Nabiga SCW oo leh inaan nabiga la amaani karin. Waxaan mar labaad ku oron lahaa ilaahay haku soo hanuuniyo walaal, Insha Allaah.

  • yaab iyo cajiib ilaahow na hanuuni uu nagu hanuuni jidkaa nabi muxamed scwl iyo asxabtisii waxa ka soo hareyna naga madoobey wale waa yaab dad samenyo oo ku cibadesanayo wax aanu sameyn subanihii scw iyo asxaabtiisiiba ka bacdina ku leh ehlu sunnah wal jamaca ayaannahay wuxuu ma walanyihiin mise sunnada ayeysan wax ka aqoon ilahoow nabar oo nagu hanuuni kuwaana ka hanuuni bidcada iyo quraafadka aamiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more