Saxib wanku salamay,salankadib waa waxa ad la babasan tihin oo manta horay ugu socod la dihin, qofka haduu aqoon le yahay wa in aad aqontisa adku tihgelisa ee mahan in aad media aadku aflagadeyso, teedi kale ninka kani communitigisa howl adag buu uhaya, lakin adiga maxad u heysa Communitiga aad ka dhalatay? ileen waxad jogta dhulmanta wax waliba aad kaga fa ideysansan kartid?
meeshan waxaa ka socda IIDHEH +SHOW ee danta ma'aha wanaag iyo wixii la halmaala.
haddii uu aqoon leeyahay, muxuu meel walibaa iidheh iyo ogeysiis uga sameynayaa, muu falo wanaaga haddii ay run ka tahay, mise shaxaad iyo ku qaraabasho ayaa meesha ka socota? qofka wanaaga qabanaya inuu maykrafoon qaato oo uu yiraahdo "ha la i arko" ma'aha ee fal wanaaga adiga oo aan tixgelin iyo ammaan raadin. Midda kale,Geeljire midka ku andacoodey,waxaad tahay carabta yemen ee muqdisho iyo soomaaliya laga eryey

kaambo1000 2 years ago

generalwow 2 years ago