mahadbel, hadalkaa laba shub kuugu dhacee waxuu yiri himiladii shacabkee ahayd in maalin shareecada islaamka lagu dhaqo ayaa dadka soomaaliyeed tabayaan ayadoo dhallinyarada qaarkood muuqaal ahaan sunno ka muuqato ayeysan ku dhaqankii sunnada hayn oo aan dadkii uga nabad galayn naftooda oo wey dilayaan shacabka ama gaalaysiinayaan xukuumadda, Sidaas darteed shacabku beri bay ka yihiin oo ilaahay ka magan galayaan dadka noocaas ahee aan ka run sheegeyn diinta. ee ma caayin diinta.wax hubso!
Mahadbel, saaxiib dadka kala baro Ninkaan Cabdiwaaxid aqoon baa kuugu laaban ee nin qabiileeste iyo dhaba dhilif midna ma ahan ee waa nin soomaali isugu mid tahay jecelna caddaaladda , walaaltinnimo soomaaliyeed iyo in dalkiisu dib u soo noolaado. Mahadbel haddii aad aqoon u lahaan lahayd Cabdiwaaxid Cilmi hadalkaas ma tiraahdeen ee ninkaas bal maskaxdaada oo xor ah ku qiimee ee yeysan cidina kugu shuban fikrad aadan lahayn,l

nasar1020 1 year ago

suurada nabigeena SWC ayuu wax kasheegayaa . ilaahay afkaa ku cayeyso kaa goo
mahadbel 1 year ago
tuugweyn weeye oo daba dhilif ceyr ah ah. anagu ma ogolaanayno nin ceyr iyo habargidir afhayeen u ah. ee sxb wxaa tahay cadeyso . iska daa daba dhilif nimada.
walaahay baadan naceyb mj meel ku gaarayn
mahadbel 1 year ago