Added: 5 years ago
From: bartamaha
Views: 72,120
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (68)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • alikomn walaal,Maxamed buuga mu wada akhriyin mudaduna wa 11:40 minit keliya,Sayidkiise waa halyeey Somaliyeed iyo Islaamba Ilaahayna janadii Fardowsa haka waraabiyo isaga iyo wixii muslim ahba Aamin Aamin.

  • maxamed wuxuu isku khalday laba gabayaa oo uu ku sheegay ka gabayga dumarka ka hadlay maxamed Nuur fadal hal ka saxa ahi yahay C/laahi hinig,Labaduba waa Habarjeclo Reer Cumar Daahir reer kakiil cumar,Labaduba asalahaan waa reerBurco laakiin M.N.Fadal wuxuu noloshiisa kuqaatay Kenya oo uu u haajiray-sidaan filayo-markii danbena uu ku geeriyooday(IHN)C/LaahiHinig isagu Burco Madhaafin markiidanbena wuxuu tegay isagoo waayeel ah dalka UK sanadihii 80's ama 90's halkaas ukudhintay(IHN)isgyo gbayaga

  • gabayga ugaas nuuur VIva

  • Bless all our patriotic Pharaphnic Somali poets...

  • CABDI GAHAYR , SULDAAN TIMACADE, XAAJI AADAN AFQALOOC IYO FAARAX NUUR ALL WAA SOMALILANDERS.

  • @Dalwanaage

    anoon cidna ku xumaynayn raggaas waa ka waynyihiin Somalilander. magacoodu iyo suugaantoodu waa mid dhaxal u ah Somali kasta. Sidoo kale Sayid M C/lle Xasan, Raage Ugaas iyo Qamaan Bulxan iyo kuwo kaloo badan oonan soo koobi karin looma nisbayn karo qabiil. waxay ku gabyeen af-Somali oo ah waxyaabaha inaga wada dhexeeya inteenna kuwada hadasha. Marka walaalayaa yaan lagu dagdagin waxa ina kala gaynaya ee aynu ku dadaalno summadaha ina kulminaya. 

  • @Dalwanaage

    Hadaad jeceshahay Tima cadde, waanooyinkiisa qaado. oo Somali inta kala gaynaysa ha ka mid noqon. Markaan leeyahay inta kala gaynaysa uma jeedo kaliya dadka taageersan Somaliland go'itaankeeda ee waxaan u jeedaa qof walba oo aaminsan in Somali qabiil qabiil iyo qolo qolo loo kala googooyo. Waxaan aaminsanahay inaan wax badan oo horay u qaldamay innagu aan sixi karno waa haddaan damacnee.

  • @Dalwanaage Why did you have to bring division in to this....Did any of those men you named ever say thier from somaliland, no...Somalia is 1

  • nin walba wuxuu rabaa gbyaaga qabiilkiisa wuxuuyiri in uuninkaas yiraahdo. yaasookoobikara ninwalba waxa uuyiri. hey guys jus grasb and understand the man is saying.

  • KKKKKKKKK, Raage Ugaas hadaad kubilowday wax gabayo ah kama haysid miyaa.

    Xiligii Raage ugaas gabayba lama aqoonin isaga oo kaliya ayaba gabyi jiray.

    xiliyada qaarna waxaa ladhihi jiray AABAHA somaliga waa Raage Ugaas.

    lakin nasiib daro xili fog ayuu ahaa cid gabay iyo wax fiican kahaysana majirto.

  • thanks ayaan ku lee yahay mohammed waxaad tahay qoora weyn by Abwaan Mudiir Shevodinio Mohammed ahmed

  • thanks ayaan ku lee yahay mohammed waxaad tahay qoora weyn by abwaan mudiir shevodinio mohammed ahmed

  • @alikomn waar ninyahow ragaad sheektay wa isku reere, kuwa reera kale maxaad ooga hadli weydey

  • War nacaskaskani muxuu kayaqaanaa RAAGE UGAAS, AMa raga sifiican hadal ama iska aamu calaacal kulahaa doqonkan qabyaaladistaha ah shit foqol shit

  • @qalanjohargeysa

    Hadraawi is a great poet and he is one of the recent one. but Some of the poets are few hundreds years old.

  • @alikomn

    true that bruh......

  • gabayga sibir duulis band waxaa tiriyey nin la yiraah do Maxamed xuseen Sharmarke oo Reer Gedo ah. Maaqan in uu loo yahay iyo in kale

  • gabayga sibir duulis band waxaa tiriyey nin la yiraah do Maxamed xuseen Sharmarke oo Reer Gedo ah. Maaqan in uu loo yahay iyo in kale

  • There is no doubt Raage is the Greatest Somali Poet whether his was Calaancal or not.

  • Yaa miskiinkan wax weydiiyay?

  • @Axmaddaahir rolf

  • wuxuu yiri raage ugaas calaacal ayuu ka gabyi jiray , intaa ayuuna kaga baxay qaybtii raage. War ninkan aduunba la socdo. Raage kolkuu gabyi jiray rag kaloo gabya maba jirinba. Somaliba waagaa ma jirin

  • caress issa karshe is the best poet

  • Where are my comments??

  • Guys you need to calm down, you have to remember he only has 10 minitues to go through the entire somali poetery. It would take him ages to go through and name every poet. Nevertheles i should credit him for naming those forgotten poets rather then those every one knows i.e..hadrawi,timacade,gaariye,­sayed mohamed,cabdi qays..

  • Ninkan wixii wax weydiiyay ayaaba ka waalnaa. Raage ayuuba waxbayahay kasoo qaaday, aduun

  • meesha ragii ugu mudnaa ayaa ka Maqan, Camanje mee, Hadraaw, waa gabyaaga Soomaali ugu caansan ee wakhtigani kani nool, Gaariye, Dhoodaan, Idaajaa, waa rag badan ayaa ka maqan, rag badan oo gabaygoodu sii fogeyn ayaa ku jira meesha tanni.

  • good collection somali poets

  • qoralkan waxaan uga jawabayaa ninka ama naagta la dhaho balaayo. waar yaad ku leedahay dhoofaryahoow qadhmuun waynayaahoow magaca walaan isaaq sharaftooda ma gaadhasid hadaad dhrka dhigato

    log live isaaaaaaq ppl

    somaliland 4 ever

    shaydanyahoow qadhmuu

  • af somaliga soo sax waxaa leedahay lafahmi waaye

  • waar muxuu kan iska hadlay xitaa gabayada si fiican umuu soo qaybin,wuu wada khaldan yahay hadalkiisu badaw wax iska soo qortay dheh

  • Toloow Kumu Ahaa Gabyaagi Yidhi "Aan Ooye Albaabka I Xidha"

  • I Think He Should Have Added HADRAWI And GARIYE To The Top 10 Somali Poets Of All TIME

  • Qalanjohargeisa: Dadka soo kalo baro horta.

  • Iidoor baad tirinasaa iyo wada wagaashe miidhan marka laga reebo muwaadin Timacadde, maxaadse u arki waday raggii ay ka mid ka ahaayeen, Cali dhuux, Ismail Mire, Maaweel, Cilmi Carabi Cabdi,Labo go'le, Cali darwiish, Aden Carab iyo Much more!!! iyo weliba Abwaanada kale sida Qaman Bulxan, Sayidka, Dhoodaan, Dhiqle,Cali Oday,iyo kuwo kale oo badan. markaa inta aad Iidorka noo tirinasid kuwan keentid.

  • Qoraal kayga sare waxaan ugu jawaabayey qofka labaxay qalanjohargeysa ee leh maxaa meesha loogu soo dariwaayey Hadraawi iyo Iidoorka uu soo qorayo.

  • what a funny man rage ugaas calaacal buu ka gabyaa

    qabiil calaacala ka ma dhalan

  • waryadha reer bari dee wad is faaninaysaan gabayga xagad u soo marteen maxadse u sheegi wayday ragii gabaygu u ahaa go'a shaalka ah. kk soo qaad Salaan Xarabay iyo ragaa .....

  • 06:38 To 06:58 Da Somali style of (To my unporn child)!!!!

  • maxamad sh gabayga maxaad buuga uga akhrinee hadii aad xigmad haysid

  • sc wr wb hala xishooodo oo illaahayna halaga cabsado

  • Theres a lot of delicious webcam girls at camznow dot com

  • Dheeg ..i would agree with u with 100% this so called anylist, i know him personaly HE IS MAJEERTEN,i can belive how he says Rage Ugaas only made his poems about Calaacal, shit that..everybody who knows Raage Ugaas was great poet.What about Qamaan Bulxan?...al he talks about is Cisman Yusuf Kenadiid another Majerteen who is not known the world of POETS ..its disgrace and shame...ia can't Believe this guy But Ogaden Poets are in archives and Libraries no need your fake anlyst!

  • Naayaa dahabo qurmoon maxaad qabiilaad dhan ucaayeysaa ilka dheeryahey s11lka qudhmoon. Naagbaa tahee amus hadii kale waku rifaa.

  • yo MAH LOVELY PEEPS CHECK THIS OUT ON YOUTUBE GO TO

    LONELYGIRL15 THEY ARE DISSING OUR SOMALI QUEENS THERE SHOW THESE FUCKING HABASHIT WHAT WE ARE ALL ABOUT

  • Maashaa'allah, waa nin hawl fiican qabtey haduu gabayadii soomaalida ururiyay inkasta oo anan ka malqin Nin la dhaho Jaamac oo 80's tiriyay gabayadii sayidka. Waxaan ka doortay Xaaji Afqalooc wadanika uu yiri "Hadey boogi kugu taal ninkale tiisu kaa dadane..mid kaleeto in aad toosisaa waa tu aan dhicine" Oo hada nagu baraarujineysa wadankeena (boogta)in aanu daweyno.

  • ceeb hacaayini gabertah far mala geline maxaa lagaladooni fartah

  • HIKMUDA AHILALI TRALALALALALA NIKHILIE HAI SHOOP DEE WHOOP YAAANI HAKIMUTDADESS CHICKEN NOODLE SOUP HADHI DEN DEN HELLO MOTO PISS GAHDA ADHIER

    What bullshit is this?Please remove this trash from YouTube.

  • yaa huu maxaad sheegtey yaa ku fahmi waa qalaad

  • great video and also very enlightening

  • WHAT IS THIS...GABAY?...

  • maxaad tahey adegu hadii aaned fahmeyn gabeyga waa xigmad aqoon udhalasho soo baro gocalo

  • Alaaaaaaaaaaa My Abtiyooo Ganey MACCC MACCCC

  • Overall it is a very intresting program about the work of somali poets,many thanks to Bartamaha. However,I didn't hear from this guest analyst mentionning anything about the all time greatest and row model of somali poetry who is Mohamed Cabdulle Xassan.his philosophical poems cover every aspect of the somali lifes from A to Z. thus, is it a simple ommission made by this analyst or a poor judgement of somali poetry from his part? I will leave the answer to the viewers of this video program.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more