Added: 2 years ago
From: QaloocanHj
Views: 10,491
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WOOW. this song is very emotional somaliland ha nolato baan u leenahay.. this song is da reality. peace somaliland.

  • Asalaamu Alaykum Dhamaan Akhyaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan waxaan Salaan Wadaninimo u gudbin lahaa Abwaanka Saed Sheekh Abubakar Ismael, Mudane Halgame wadani ah ayaad tahay aad ayaad u Mahadsantahay Hobalada Codka Dahabiga leh ee Ikraan waxaan leeyahay Allah ha ku salaamad yeelo Boqoradii codkaad tahay ee Qarnigan

  • nice song

  • viva kulmiye waligaa noloow

    kanaxow nafta waa waxaan la yabaa waxan aa moodid in meesha lagu soo daadshay ee aan waxba ka ogayn mujaahid axmed maxamed maxamuud silaanyo doqon baan aqoone fariid looma sheego waayo waa yaqaaanba

    hodanoos wax maqan kama hadli kartide sooyara barbaar hada caruur baad tahay ku caqliyeysatay waraabka udub ta baahane

    siraanyo waa madaxweynaha somaliland ee mustaqbalka dhow kaalayoo ku soo dhuus cadnaan hadaad la soo gaadho

  • karti hufanan & karamo eebe ayuu kulmiye shbakan kadeedan ku biiriyee kalaya ree somalilandow kifaaxa doorashda kaadhkiina kulmiye siiya

  • Comment removed

  • kkk siciid sheekh abubokor jiir walaahi waad dishey reer kulmiye maxaad tidhi

    ( Beeshu way haradantoo hormood uma maqne ) waa run way haradantay hormood kalena ma maqna waxaan ahey 1 silaanyo oo kulmiye ku indha belay

    ikraan caraale ciyaal hargeisa siba gacan libaax gaar ahaan sheekh madar ayey aheyd thanksa siciid sheekh abubokor sida maldahan ee aad u togatey laabjahilayashaa somaliland ee .............. garo ama ha garan

  • im a somalilander i want a revolutionary government against Ethiopia

  • aynu horumar gaahdeen caynaanka ahy great wlhy mahad sanid indr qaloocan_hj aad baad umahad snatahay heestan aan nooso dhigtay viva kulmiye

  • waxaasi hees maaha hoy iska dhaafa... waligeenii qaban maysaan ee taaas ku seexda oo niyada galiya hoy reer kulmiyaw.

  • nice song  viva somaliland

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more