Added: 11 months ago
From: Shaaciyetv
Views: 55,223
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • real life songs, everyting is wasted now, all this fanaaniin trying to move their lips on playback..

  • liibaan 1990 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kk

  • Xusuuso haddaad xis leedahay, Xabiibo hal hees ayey ku lahayd riwaayaddii Damac Adduun, Aweys Khamiis ayey wada qaadayeen, heesta magaceeda waa Been Been Armaad Wadataa, Banaadirigana dab yar mashido e day.

  • @Hindisaa Waaw dur-dur iyo iftinba taariiqdooda ayaad haysaaa...waa u dhaaran karaa inaad national theatarka safka hore aad ka geli jirtay..

  • Tooxow iyo Sahra Dawo isku mar ayaa la qoray Waaberi 1979, waxay wada jir u dhigeen Riwaayaddii Adduunka 1980, iyo Beeney Waa Run (original) 1986, riwaayadihii tooxow waxa kaloo kamid ahaa Beeneey Raadkaa Raacdo Kugu Maqan iyo Kajoog Adiga Maahee! aad ayey u cod macaan tahay, isla markiiba waa laga daba dhacay (Dawo iyo Tooxow) Lafoole isaga taariikhdiisa ma hayo. Labaduba waa waddaniyiin aad u qiimo badan; yarka heesta Xabiib Sharaabi qaadaya anigu ma garan.

  • Xabiibo quruxleey,maansha allaah.

    

  • Laba fanaan oo aad u cod macaan .love them both.

  • Back in early 90s marki lasoo qaxay in Adis Ethiopia. Lafoole grew bold, but still rocks well. As Habibo She is legend, one of the best but was downplayed by the so called Abwaanada Somaliyeed. Coz she said to the rule of becoming "fananad caan baxday" which was in exchange for sex.

    Very proud of Habiibo tooxoow

  • fanaanka heesgtan qaadaya yaa garanaya kkk  amazing weeyaan

  • lafoole oo aad ud'a yar

  • w0w wagoo Lafoole shiidna caadi mahaa waa amaintaa inaa u qalantaa wwwwww

  • I looWaan Jeclahay Heestan, Markii aan soo hana qaadayay ayay soo baxday oo aan ka helay ilaa maantay waan jeclahay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more