ruwaayadaan waa ruwaayadaha lagu fara yaraystay waxaana wax ka jilaya jilayaashii somaliyeed intoodii badnayd runtii waa ruwaayadahay la'orankaro waa cilmi iyo xigmad guuraysa waxaanad moodaa markuu lahaa abwaan(SINGUB) WAA MADAYS ADUUNYADU DADKUNA WAA MATALAYAAN, "INTA MAHAYO MOOG HAMAQLEEN ISLEEYAHAY" waxaana loola jeeda ilmaha yar yar iyo kuwa aan dhalan ayaa garan ruwaayadaan ilayn ilahaaga hadaad ku tiraahdid aabe caano mahayo ama miyo mahayo magaranayaane, lol thanks Xasanburhaan bro
abdullahi1988 2 years ago