Nice video Keymedia...amisom should be partially held accountable for the massacre of mogadishu citizen as well as alshabab...both of them are working and financed by the same CIA
@greatSOMALI firstable hawiye don't do nothing wrong....whoevere is responsible somalia collaspe 1990 ilaaahay baa u jeeda magartgay... adigan waxaad dhehaysid ka fiirso we are muslim.... ilahiyoo dhulkeey nabd kadhig african waxb igama qaadeen unless my beloved somali was my side....
@shipshipdhe Ninyahow horta intaad dhahday lagu yiri... waxaadna ku sifowday (nin carooday laga badi) waxaa muuqata waxa aad la gubaneyso inay tahay qabyaalad, hadii aad iga sugeysay inaan qariyo dadka aad rabto in loo ceeb qariyo taas igama suurtowdo...mida kale inaadan waxba aqrin aqoon, anigu ma difaacin AMISOM ee waxaan iri hala wada sheego dadkii dambiyada dalka ka geystay sida CEYDIID IWM.
sida loo doodo soo baro jaahilyahow...meeshan caay & habaar loogama baahna, xaqana waa soo baxaaa
@shactaro waxaad tahay qof diinka aan waxba ka garaneyn...marka aad leedahay (soomaalida jareerta ee ku shaqeesataa, waana dhaqankeena wallahi) miyaadan ogeyn dadka aad tilmaameyso inay Soomaali kula yihiin oo Muslimiin yihiin oo u badan yihiin dad muruqooda maala oo aan qori wax ku doonin, hadii aad sheeganeyso ama Ugandha dheh ama Burundi ee dadkeena sharafta leh ha ceebeyn.

GO BACK AMISON MONKEYS..... WE DON'T NEED HELP . PLS don't kill our people....... go back to ugandha or ...........ma dooneyno uganda monkeys..........
GO BACK PLS...... Help west african poors........ we are somalia masters.
Nin kistiisa loo tuuray oo la yiri sidaas noo dheh iga dheh, Anigu ma lihi Amisom wax ma disho, mana difaacayo, balse macquul ma tahay in badda lagu tijaabiyo hub,muu magaalada ku tijaabiyo ileyn waa askar wax layneysee?
Barnaamijkan waxaa ka muqato inay wadaan dad aan taageersaneyn Alshabaab, Dowladda KMG & Amisom midnaba, waxa ay tabayaan waa bilalaqadii & mukulaal madownimadii. Ceydiid ayay amaanaan, may sheegaan xasuuqii uu geystay 1991-95? mid macluul ay ku dileen & mid xabad ay ku dilen
Waa wax loo baahanyahay in baaritaano lagu sameeyo dambiyada shacbiga laga gelaayo, balse waa in si siman loo soo bandhigaa dhamaan dambiyadii kala duwanaa ee la geystay 1991 ilaa 1996, sida dadkii macluusha lagu dilay ee BAY & BAKOOL, kuwii Xamar madaafiicda, Hoobiyaha & isbaarada lagu laayay, & dadkii kala duwanaa ee goboladooda laga barakiciyay kadib markii lagu duulay sanadahaas. Barnaamijkana waa OK balse nin jecleysiga ha iska daayo. waa ogtihiin shaqsiyaadkii dambiyadaas geystay.
Inkastoo dadkii dambiyadaas geystay qaarkood dhinteen oo weliba xabad sokeeye dishay iyagoo wax ka keeni waayay dagaaladii soomaalida kale lagu qaaday.
Waxaase loo baahanay in ugu yaraan la xuso inay dambiyo geysteen.
Soomaaliya waxay u baahantahay cadaalad & in runta laga hadlo, not in waxa hada jira keliya laga hadlo oo la qariyo ama cover lagu sameeyo dambiyadii hore, nina aboorka korkaaga kama salaaxayo, hadii aan aragno adinkoo kuwaas wax ka qorayo, waxaan ogaaneynaa inaad cadaalad tihiin
@midnimo73 DHACDA UGUB AH - Sh.Muhiyadin - Dadkii Amxaaradu Qafaalatay.Sh. Muhiyadin waxaa lagu Qafaashtay Xamar, Addis Abeba Lagu xiray. Waa Muhim in Maxkamada la soo taago kuwa Gacan ku dhiigleyaashaa.Bal Fiiri Hogaamiye koxeeyada sida: C/llahi Yusuf, Morgan,Axmed Godane, Ina Shangole,C/qaybdid,Cali Maxamed Geedi iyo waxii la mid ah.Morgan iyo Maslax dambi ma galin Jeneral Maxamed Cali Samantar-na maxkamad ha la keeno, taas Cadaalad miyaa? Bal Fiirsha Xamar kuwa maalin walba xasuuqa geysanyaan
brilliant video keyd media please keep up the professional work you do so amazingly Ur the only Somali media who supplies us with this high quality information and i hope u prosper and continue with your journalistic efforts. SOMALIA ILAHEY NABAD HA KA DHIGO, LONG LIVE SOMALIA ! :)
HELPFULL NEW MEDIA ,EXCELLENT
richimagvid 3 months ago
Nice video Keymedia...amisom should be partially held accountable for the massacre of mogadishu citizen as well as alshabab...both of them are working and financed by the same CIA
baashiri 6 months ago
the shabab has no air power, what are they using a anti air battery for ?
abdulduule 6 months ago
SOMAALIYA MIYAA WAA HAWIYEE WAXAY UMADA U GEYSTEEN AYAA LAGA AARAYAA...
greatSOMALI 8 months ago
@greatSOMALI firstable hawiye don't do nothing wrong....whoevere is responsible somalia collaspe 1990 ilaaahay baa u jeeda magartgay... adigan waxaad dhehaysid ka fiirso we are muslim.... ilahiyoo dhulkeey nabd kadhig african waxb igama qaadeen unless my beloved somali was my side....
\
Khadra5 7 months ago
@shipshipdhe Ninyahow horta intaad dhahday lagu yiri... waxaadna ku sifowday (nin carooday laga badi) waxaa muuqata waxa aad la gubaneyso inay tahay qabyaalad, hadii aad iga sugeysay inaan qariyo dadka aad rabto in loo ceeb qariyo taas igama suurtowdo...mida kale inaadan waxba aqrin aqoon, anigu ma difaacin AMISOM ee waxaan iri hala wada sheego dadkii dambiyada dalka ka geystay sida CEYDIID IWM.
sida loo doodo soo baro jaahilyahow...meeshan caay & habaar loogama baahna, xaqana waa soo baxaaa
midnimo73 10 months ago
Comment removed
Mudug2006 10 months ago
Comment removed
shactaro 10 months ago
@shactaro waxaad tahay qof diinka aan waxba ka garaneyn...marka aad leedahay (soomaalida jareerta ee ku shaqeesataa, waana dhaqankeena wallahi) miyaadan ogeyn dadka aad tilmaameyso inay Soomaali kula yihiin oo Muslimiin yihiin oo u badan yihiin dad muruqooda maala oo aan qori wax ku doonin, hadii aad sheeganeyso ama Ugandha dheh ama Burundi ee dadkeena sharafta leh ha ceebeyn.
midnimo73 10 months ago
Comment removed
shactaro 10 months ago
Hawiyow Somali waa idin sugeysaa maxaad raabtan wadanka idinkaa afduub ku heystee...Al-shabaab wey dhaman laheyd shekadoda hadii aad hawiye ahaan isku raci lahedeen sidii aad isugu raac deen 1991 kii markii aad daarood xamar ka ceyrsaneseen hada hawiye alshabab tirtira iyagaa ka masuul ah markii Amisom ay xabad kuturan oo loosoo jawbo markaa shacbiga ku baabaan
vloret1 10 months ago
suaahsa ugu weyn ee somali is weydiineysaa waxay tahey HAWIYOW MAXAAD RABTIIN?
vloret1 10 months ago
Hawiye is ar aruuriya meesha idinkaa ku ba'eyee xamar darood majoogo shacabka aad sheegeysaan waa adinka lee darood kumajiro darood puntland oo joogaa
vloret1 10 months ago
midnimo 73 WAXAA KU GARANEEYSA IN NACALAD AY KU DHASHAY MAXAA ISKA GALAY XASUQA AMISOM IYO DAGALADII SOKEEYE.WAXAAD RABTA INAAD WADO SIINTIID AAD KADHIGTIID WAX ISKA CADII AH KULAHA XASUQII CAYDIID IYO KII AMISOM ISBARADA IYO KII ITOPIYANKA IYO KUWII BAY IYO BAKOOL>WARYA DADKA ADIGO KALEH SIFIICAN AYAN U NAQANA WAXAA SOMALI HARTAGAN WAA ADIGO KALE AH,KAWARAMA DADKA NOCAAS AYAA ISKU SIMAYO AMISOM IYO AL SHABAAB>NACALAD BA KUDHASHAY
shipshipdhe 10 months ago
This has been flagged as spam show
@shipshipdhe Ninyahow horta intaad dhahday lagu yiri... waxaadna ku sifowday (nin carooday laga badi) waxaa muuqata waxa aad la gubaneyso inay tahay qabyaalad, hadii aad iga sugeysay inaan qariyo dadka aad rabto in loo ceeb qariyo taas igama suurtowdo...mida kale inaadan waxba aqrin aqoon, anigu ma difaacin AMISOM ee waxaan iri hala wada sheego dadkii dambiyada dalka ka geystay sida CEYDIID IWM.
sida loo doodo soo baro jaahilyahow...meeshan caay & habaar loogama baahna, xaqana waa soo baxaaa
midnimo73 10 months ago
haa waa run laakiin wax kaste alshabaab baa ka danbeeyo oo diidan in dalkeena amison ka baxdo waayo waxaa laga waayay nabad qaata oo dhibka dhaafa wax kastoo dhaco ayagaa danbigeeeda iskaleh,
amison oo xabadjoojinku dhawaagday bay ayaga bilaabeen amison oo tagi laheeyd bay xabad ku bilaabeen danbikasta oo somaliya ka dhaca alshabaab baa leh.
eye773 10 months ago 3
amisom hadal uuma baahne qori dalka in looga saro weye iyaga iyo kuwa kale ba
sanjideman 11 months ago
Waa muqaal naxdiin leh, wayna ku mahadsanyihiin walaalahii soo diyaariyay. Hadal muhiim ah ayaa ku jira muqaalkani: " dagarta waxa ka mas'uul ah kuma lacagta bixinaya, waa waxa loogu qaramada midoobay (qaramada madow), dhagar qabe Maraykan iyo Yurub". Cabdilaahi Yusuf, geedi iyo Sharif waa daba dhilif, macne lahayn. xasuus ha la yeesho, oo ha la kaydiyo kuwa dagarta shacabka ka galay.
kaydkacom 11 months ago
thanks to qabiil these monkeys are killing innocent somali people , the cancer called qabiil need to be eradicated from somalia asap
kareem2180 11 months ago
SOMALIA don't want WAR we need peace.......... pls go back amison our country
TheSomalia154 11 months ago
GO BACK AMISON MONKEYS..... WE DON'T NEED HELP . PLS don't kill our people....... go back to ugandha or ...........ma dooneyno uganda monkeys..........
GO BACK PLS...... Help west african poors........ we are somalia masters.
TheSomalia154 11 months ago
@TheSomalia154 Uganda is central not western. Rag-head
Lordangers 10 months ago
Nin kistiisa loo tuuray oo la yiri sidaas noo dheh iga dheh, Anigu ma lihi Amisom wax ma disho, mana difaacayo, balse macquul ma tahay in badda lagu tijaabiyo hub,muu magaalada ku tijaabiyo ileyn waa askar wax layneysee?
Barnaamijkan waxaa ka muqato inay wadaan dad aan taageersaneyn Alshabaab, Dowladda KMG & Amisom midnaba, waxa ay tabayaan waa bilalaqadii & mukulaal madownimadii. Ceydiid ayay amaanaan, may sheegaan xasuuqii uu geystay 1991-95? mid macluul ay ku dileen & mid xabad ay ku dilen
midnimo73 11 months ago
Waa wax loo baahanyahay in baaritaano lagu sameeyo dambiyada shacbiga laga gelaayo, balse waa in si siman loo soo bandhigaa dhamaan dambiyadii kala duwanaa ee la geystay 1991 ilaa 1996, sida dadkii macluusha lagu dilay ee BAY & BAKOOL, kuwii Xamar madaafiicda, Hoobiyaha & isbaarada lagu laayay, & dadkii kala duwanaa ee goboladooda laga barakiciyay kadib markii lagu duulay sanadahaas. Barnaamijkana waa OK balse nin jecleysiga ha iska daayo. waa ogtihiin shaqsiyaadkii dambiyadaas geystay.
midnimo73 11 months ago
Inkastoo dadkii dambiyadaas geystay qaarkood dhinteen oo weliba xabad sokeeye dishay iyagoo wax ka keeni waayay dagaaladii soomaalida kale lagu qaaday.
Waxaase loo baahanay in ugu yaraan la xuso inay dambiyo geysteen.
Soomaaliya waxay u baahantahay cadaalad & in runta laga hadlo, not in waxa hada jira keliya laga hadlo oo la qariyo ama cover lagu sameeyo dambiyadii hore, nina aboorka korkaaga kama salaaxayo, hadii aan aragno adinkoo kuwaas wax ka qorayo, waxaan ogaaneynaa inaad cadaalad tihiin
midnimo73 11 months ago
@midnimo73 DHACDA UGUB AH - Sh.Muhiyadin - Dadkii Amxaaradu Qafaalatay.Sh. Muhiyadin waxaa lagu Qafaashtay Xamar, Addis Abeba Lagu xiray. Waa Muhim in Maxkamada la soo taago kuwa Gacan ku dhiigleyaashaa.Bal Fiiri Hogaamiye koxeeyada sida: C/llahi Yusuf, Morgan,Axmed Godane, Ina Shangole,C/qaybdid,Cali Maxamed Geedi iyo waxii la mid ah.Morgan iyo Maslax dambi ma galin Jeneral Maxamed Cali Samantar-na maxkamad ha la keeno, taas Cadaalad miyaa? Bal Fiirsha Xamar kuwa maalin walba xasuuqa geysanyaan
somaliwaye 11 months ago 4
Comment removed
jibriil500 11 months ago
Comment removed
jibriil500 11 months ago
amison iskabaxa somalia dhiiga somalida waad cabteed awalba calooshod u shaqystayaal ayaad aheedeen amison ha dhacdo iyo al shaab waa laba cadow ee somalidu leedahay qarnigan ilaahow u gargaar somalia amiin
qeeys1 11 months ago
Comment removed
qeeys1 11 months ago
brilliant video keyd media please keep up the professional work you do so amazingly Ur the only Somali media who supplies us with this high quality information and i hope u prosper and continue with your journalistic efforts. SOMALIA ILAHEY NABAD HA KA DHIGO, LONG LIVE SOMALIA ! :)
RedSeaCoral 11 months ago 8