Added: 1 year ago
From: MrXXKINGXX7
Views: 152,578
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (98)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestaan inaba caadi mahan!!!!

  • Waah Waah Waxaas Ayaa Hees Uqalanta Ahmed Biif Heesahaaga Aad Ayaan Udaneeya Laakin Laxanka Ayay Iskaga Wada Mid Yihiin Laakin Heestaan Wa Wax Kale Dad Gaar Ah ayaa Fahmi Kara NIce Voice I liké iT ♥ !! Thanx Mr Ahmed Biif

  • ADOO IGA CAWINAAYA TIXGALANAYA CABASHADAYDA CALENTIYO UBAXA HOOYO CIWIYO SAMI ILA WADAAG

  • haaaaaaaaaaaa waan ku siinayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

    

  • jaceelku waa an iswasno macaanto marka waa sedaas weeye jaceelku

  • qatar masha alaah waxas ayaa hees ah.

  • this sucks shit

  • Goodness what a lovely song !!!!!

  • heestaan caadi m ahan waqti walbo waan dhageestaa miro aan caadi ahyn cod iyo music intaba waay ka dheeli tiran tahay caadi m ahan

  • XAAAAAAAAAX HEESTA MACAANAA

  • waaaaaaaaaaaw heestaan walee aad ayaan u jeclahay habeen iyo maalin waqti ayaan siiyaa sidaan u jeclahay ahmed biif walaal heestaan inama caadi mahan maansha alaah waa ka baxsatay ilaah haku xafido

  • Comment removed

  • Waligiin idinku jacal majeclaateen anigu jacalka ayaanba jecelahay run tii, jacal waa macaa sida abwaankuba sheegay , illah waxan ka bar yaya in  qof sidaaso kale ah Allah igu beego.

    Axmed biif I can’t describe a word your voice and the talent you carrying , well done bro amazing song.

  • musi from the heart something hiphop will never have

  • jacaylku waa cudur ka xun hiv idska daawadiisuna waa guuur ...hadduu heeryada ku dul saartana cidi kaa rogi maayso ilaa aad hesho eedaysanahii

  • NAAYAA GUS JAQDO NIN CAD BAAD MEESHA KURATAY NAA SOO UNSO.

    HORTA QOLA YAR QAB WAYN HADAAN SOOMAALIA JOOGNO TOL IYO WANAAGBA WAAN KAAGA ROONAHA MARAYKANKA ADD GUSKA U JAQDO BAAD ISKU FAAN FANINAYSA. NAA HUS BA LAGU YIDHI.

  • caadi maahan aad bay umacaan tahay hadana aadka dareemaysaa jaceyl jaceyl qalbiga taabaya!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • i will help u if i find u ahmed biif

  • Waa Single aaa Og cid kale ha weydin huuno e Kala tuur Howsha

  • @intisaar2 hahahaha intisaaaaaaaaaaaaaaar lkn miduu calmaday armeey u cadahay.....l0000000000000l

  • i wanna know if ahmed biif married or he's single because he is so handsame and if he single i would like to know soon kk

  • nice song

  • true love is painful

  • maxaa dumar arxan darani adunkaan rag ay ku dan xumeyen

    maxey ragu dacad moden dumar badankod dibna uga shalayen

    ragooooooow dumari ma dab iyo naar? dugashi miyey galaan?

    ragow dumari jilcanaa hadane didi ogaaa.............

    

  • maxaa dumar arxan darani adunkaan rag ay ku dan xumeyen

    maxey ragu dacad moden dumar badankod dibna uga shalayen

    ragooooooow dumari ma dab iyo naar? dugashi miyey galaan?

  • offffffffffffffffffffffff machallah i like that song

    my loveling song mmmmmmmmmmmmmmmmmmm wowoowowowowow

  • wowowowowowowoo

    

  • wwwwwwwwwwwwwwww

  • good song biif bro keep doing bro

  • MrXXKINGXX7 ........Ma jaceyl continue a ku haaya huno waba dhiban tahaye ani marku i wareriyo an dhaha isug refresh isku so sameyna haye una i dhahaa adi maybe ko xaasida ku hayo

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Amazing voic nd lovely song biif hestan jaceyl laga nastay so kicisay huuno lol

  • @Zuha702 maba ogeen jaceyl in laga nasto kkkkkkkkkkkkkkkkk see looga nastaa anuu idilay jaceyl?

  • @MrXXKINGXX7 ilowsho kadibna wax xiriir ah lalama sameeyo wax dumar ah in muddo markaasaad ka nasatay jacaylka

  • nice son

  • waaaw! waayo waayo cml...i love it...tnx biif noolow waligaaa

  • top class song.halkaa kasii wad axmed....lkin musik-ga waa kii heesta OM SHANTI OM dhamaadkeda lol,hadaa heestaan kaheshay votegaree commentkayga.

    .

  • imikan halkeeeeeeeeeee

    sxb

    for eve I am Supporting this Fanan Ahmed Biif

  • war heedhe ninkaaan yaaa heesaha u sameeya axyaaaa walaale nice song nice voice

  • @ayaan861 anaa u sameeya walal

  • kkkkkkkkkkkkkk si caadi baba

  • woow wiilkaan codkisa mansha allh

  • mmm amazing voice, he's realllly good MrXXKinGxx7 well done dear Ahmed u are King Love

  • mansha allah ahmed biff axsan fanaan and nice voice

  • ma asagaa samayta heesaha mise waa loosameeyaa

  • eshcalaaa

    hesss wa se suaalee dad badanba is waydin tallow dadkaa abwanku ka shekaynayo waxe an leyahay sida uu yelay adiga aan kaa sugnnaa really is wonderfull song

  • Am Loving it.... Awesome <3

  • @saaira46 thanks sis please enjoy!!! this awesome song

  • Am Loving it.... Awesome <3

  • Yaa salaam, alfanaan axmed biiiiiif nice song, i luve it

  • Comment removed

  • oof calaayk waa hees aaad iyo aaad iitabanaysa naftayda dana saameen wayn ku yelatay. malin walba iyo wayaheeda never made a post or comment on videos but after listening countless time. i could not resist to congrat the talented musician Ahmed biif. i enjoy listening to ur song after being introduced by some one i dearly love. u song touches the neurones and all conducting nerve cells,i salute u mate. i hope tommorrow to be different day

  • @mshukri20 Thanks 4 the comments sis!!!

  • wht nice music and hees ww wa hees cajjiib ah ereyow aad u macaan leh ?

    

  • This is undoubtedly the best Somali love song ever and surely believe me this artist claimed his top rank position among somali musicians and earned the hearts and the support of many listeners

  • heestan waxaay i geysatay dhaawac malinkasto waxaan siiya waqti dheeri ah mmmmmmm biif br i noolow

  • @zilfaana kkkkk ..waa ku mahadsan tahay commentka!!!!

  • @MrXXKINGXX7 heestaan waan ka helay mana fahmaayo qoraalkana soo fiican looma arkaayo oo dhaqsoo ku babaxaa meeshana malaga arkaayo oo sawirka ayaa kuxun ee adigoo raali ah mid cusub masoo sameyn kartaa hadaad adiga soo suubisay midkaan :D mahadsanid

  • wow caadi maahan ahmed biif noolow walaal maansha'alah ayaan kuu leeyahay what a wonderful song i love it so keep it up bro

  • waw wa mid ka mida hesha aan aniga xiiseyo dhawana waxa aan rajaynayaaaaaaaa in hes jawab u ah aad dhehan dontan thks sxb

  • mmmmmmmmmmm ahmed biif br heestan wan ka helay xxx

  • TOLOW FANAANKANI XAGUU DAGAN YAHAY AAR BAL IGU XADA AAN HEESO U DIRE LOL

  • @MrHOOBAL  Dubai ayuu jogaa halkaa kala xiriir lol thanks 4 the comment

  • @MrHOOBAL brother wuxuu degenyahay DUBAI/imaraadka

  • CALLEEK HEEESTU MACANA ANAGABA NALA SAQAYE LOL

    RUNTI FANANKAN WAA FANAANINTA TIRADA YAR EEN KA DANBEEYO AHMED BIIF,FUAD OMAR, QADIRO IYO HIMILO WAXA ISO RAACA A.FARAH YARE FANIINTA DA'YARTA AH AYAN SHEEGAYA

  • wow axmed markasta heesaha khatarta iyo codka macaaaaan ba igu dakhartaaaaaaa love youuuuuuuuuuuuuu well done. jecaylkaygii hore baad isoo xasuusiiiiiiiiii caadi ma tahid kkkkkkk

  • hello all xasuuuus habeenkii ugu horeeysey oo uu heestaan ka qaadayey al-furat teater in abu--dhabi waan joogey xaqiiqa habeenkaa markuu qaadayey wuu ilmeeyay asaguba Ahmed abdikareem -biif- walaah he tearing in stage dadkii ka soo qayb galey baaba ka yaabey malaha isgaaba la hayaa kkkkk funny boy waaba -- boy of the year -- waa la yaabanahay cod aad u macaan buu leeyahay masha-allaah lkn dance kuma fiicna !!!

  • @bashaash2010 waaa iga qoslisay walaaahi......thanks for the comment

  • what a great song I think the singer mentions my things out. any way thnx uploader

  • @kamadaaye you are verry welcome!!! keep listning

  • waw waw i die for this song wallah even if i'm not in love :-D

  • @niissa20 please dont die sis...if you die u will not taste the good love.... :-)....and maybe this song reminds your past love kkkkk

  • wuuuuuuuuw whata song i like it rlly make same thing.

  • niissa20 plz sister don't die plzzz still u have chnce still it's only song

  • @bashaash2010 halked igala qabsatay walaal??

  • @niissa20 nisa qali hesta ma ila aragtaa  wow walee markan dhageystoo ano jecelba i heyn ban jecel iska key qabtaa kkkk ma istiri somalidu jecelka u taqanaa ISDANEYSI iyo AWLAAD ey iska dhalaan walee oo macnihisaba ma yaqaniin omg ,,,, ala ana school u furi dono markey somaliya nabad noqotoo kkkkkkkkkkkkkk

  • @sweety071000 akakakakaka , sis horta y r u so funny lol qali wale wa runta dee jeceyl wa jira aniga ayuba jeceyl igalaay (dumashiga) u know lol wa runta walahay somali maryoley mxy jeceyl ka garanayan coz u know what, they don't have the experience(lack of education) .. ahahahahaha ufuur skolka jeceylka oo ka nax maskininta anah wan dawenaya oo dakthar ayan unoqon inshaAllah loooooooool sweety funny that s why i love u

  • @niissa20 kkkkkkkkkkkk wa sax qali wa sidaa shegtey hadalkaa walee wan u furii skol maxa yeley jecelkodu waa daneysii iyo kalsoni la aan omg ,,, lakin qali waxan ku shegeyaa wali wad yartahee jecelna ma garinee dhiib dhiibsoo naya kkkkkk kaftan.com jecel waxu yahay ani i weydii jecel wa wa GUUR KABACDII waxa ka horeyo wa ben ben ee yalagu walin ya qali badan sacadan yaan dilinee dumashigey kkkkkkkkkkk

  • @sweety071000 jaw ! dee qali maxa ididay inan wax jeclado miyan qof bini adam ahayn ?? loooool kada kada dumashiga haiska diline wa ku side ,, waad ogtahay wa ki macdonalds kugeyay oo aad soo daragtay cuntadi wa adigi lastay ba masasa ku abal gudaysa ahahhaahahahahhahahahahahahah kaftan.se walahi dhibkaga jeclahay macaan inolow walashay qali loooooooooooooool

  • wow walee wa hes qiro leh lakin somali maryoley maxey ka yaqaniin hestaan omg wa hes qaliyaa

  • @sweety071000 waa runtaaa sis

  • wow nice song thanks for the lyric

  • haako hestan aad aayan uga helaay

  • Comment removed

  • @nafiso1 thanx sis

  • @MrXXKINGXX7 looooooolz Mrxxking NO BROTHER DNT WORRY ABT ME , I'm not gonna die ,,,reminds me what?? trust me i have never been in love ,, but i wonder why ppl think like that ,, i mean the way u do :-P eheheheh

  • fanaanka da'da yar biif waad ka baxsatay cish calaa hees cml.

    lyricska kasii daran wow thanks mrxxking

  • @muqdishogirl143 mahadsanid walashiis waa ku faraxsanahay heesta inaa ka heshay ;-))

  • @MrXXKINGXX7 adaa mudan bro

  • sweet

  • wwwwwwwwwwwwwwwwww

  • @meera407 waaa hees aad uqali aah walee iyo cod dabcsaan axmeed biif fanan jira ga dheeh

  • what a phantastic singer so should be or do not try to sing

  • dis guy is very talented better den these otha somali singers

  • ahmed biif wlc back y hesahisa cadi mahan nin kan isha baxarka

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more