Added: 2 years ago
From: Carrabey
Views: 22,800
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • sayid ... ugu yaran imisa dhulbahante ayuu diley ,,,, buuroo madmadow  oo dhiigii dhulbahanataha aya ku yaala dhulkaas dhulbahantu dago

  • adaan koofiloow jiitayoo dunida joogeynee I LOVE IT sayid maxamed cabdule xasan GOD BLESS HIM aamiin.

  • Ingriis jabyow waxaa ku dhacday jab iyo baaruud dheh.i love it !

  • @IseekHonestY jac iyo baruud weeye. Maaha jab iyo baruud

  • kacbada iyo qufka mo'a minka yaa qiimo badan sxb riix halkaan huus deenshowplease

  • kacbada iyo qufka mo'a minka yaa qiimo badan sxb

  • Waar ninku been badanaa, Ismaaciil Mire ma isagaaba ku jiray dagaalkii Dhulmadoobe. koofilna gacan baad sheegaysaaye tintii lama taaban sabab meeshu ku dhintay iyo halka laga soo toogtay isumay dhawayn, koofil waxay xabadu ku dhacday isagoo dhufayska ku jira , marku dhintay saaxiibkii summer iyo Capt Dunn ayaa maydkiisi qaaday , cidii dishay xataa la garan maayo.

  • @jaama20

    Waxaan filayaa inaadan wax badan ka ogeyn taariikhdan. Ismaciil Mire waa kii watay colkii diley Corfil, Midhaa gabeygiisii warbixinta ahaa maadan arag.

  • somali weyn in our life time hope and the ww3 in sha AALAH

  • maansha allah gabaygaan sayidka waa gabayga ugu macaan gabayada soomaliyeed ilaahay ha u naxariista sayidka lakiin dhalin yaradeena somalida inteena badan sayidka qalad baa nalaga fahan siiyo waa ridiinta somalidana waxay ahayeen hadya jeer kuwa un noo sheega dad koo dii inuu laayay sayidku lakiin waxa uu kula laaya ama waxa uu ahaa nalooma sheegin lakiin hada waan fahana sugaan yahanada somaliyeed ayana na fahan siiya

  • very very nice

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more