Added: 2 years ago
From: anzalootii
Views: 24,480
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Mahadsanid Abwaan Cali Xasan Warsame (Cali Puntland)

  • alaaaaaaaaaaaaaa macaan badanaa waa igashay heestu af gaga caano geel oo dhay ah laku qabay alaaa beerka maba kaxisa dhigayo wan kusoo cel celin mantoo dhan fanan fanan dhalay

  • TheArrivederci2009 , maxaa macnaha haduu Puntland ka yimi? wuu xun yahay maad leedahay even hadii aadan Puntland jeclayn? Isagu waa fanaan shaqsi buu ka yahay pls niyadiina cuqdada ka saara iyo qabyaalada, anigu ma ahi reer Puntland lkn qabyaaladaan ka xanaaqaa ilaa xad

    iga raali ahow, inan saas kuula hadlo dabcan in aadan jeclaysanayn baa la yagaabaa????

  • TheArrivederci2009 , maxaa macnaha haduu Puntland ka yimi? wuu xun yahay maad leedahay even hadii aadan Puntland jeclayn? Isagu waa fanaan shaqsi buu ka yahay pls niyadiina cuqdada ka saara iyo qabyaalada, anigu ma ahi reer Puntland lkn qabyaaladaan ka xanaaqaa ilaa xad

  • beentiis maha abwaan cali xasan waa wada macaan dumarku.. waxaa ka mid ah hooyaday,, walaashay. iyo xaaskayga adna waan u jeclahay. dumarka soomaaliyeedna waan sharfaa....

  • Eeboow xaa ku cod macaana duqaan, xayse kuugu taal puntlanuu ka yimid lol.

  • masha allah cali xasan warsame waa runta dumarka waa wada macaan thnx ader heesta macaan

  • waxbaa ka dhacay alfanaan cali xasan warsame fanaanka qarniga axsan sawt noolow abwaan

  • this song really nice and hve meaning good jop bro

  • woooooooow I love this songs

  • War heestaan soomalidu ma rate-gareyeen inaba caadi maaha it's touching runtii

  • Oh my god this is the best of all wallaahi Cali puntland waad ku sugtay absolutely incredible voice as well as powerful, meaningful wording and lyrics

  • Comment removed

  • maansha allah waa hees aad umacaan runtii sheegaysa qiimaha dumarka iyo waxa ay mudan yihiin. lehna miro aad umacaan iyo laxan wanaagsan iyo idoo fanaanku cod wanaagsan qaadayo hambalyo

  • woow calipuntland nooloow waligaa fanaanka qaranka hees macaan weeye

  • wooow! wa hes ad u macn . ...wa wada mcn dumarku... wa madaxa qoyskena... wa maher xalashena... wa maamulkii guriga.. runtii wa hes mcn cadaynaysana dumarka qimaha u kuleyahay bulsho waynta dhaman.. dumarku way mudanyihin in loqado hestan mcn.. afkaga caano lagu qabay cali xasan♥ ♥ dumar la`antood abar waye.♥ ♥ ♥

  • woow waxaas ayaa cod ah yaa salaaam cali xasan warsame 2 julyy ayaan ku arkay asaga oo ka heesaya 5o tun kuu radii ka soo wareeg tay marka calan

    soomaliya oo xor ah laga taagay gayiga soomaliya marka waxaan oran karnaa waa fanaan wadani ah

  • Maansha alah cali Puntland caadi maaha!! xageebuu kunoolyahay ninka saan ucodmacaan !!

  • @FADUMO954367 Abwaan, Fanaan, Laxameyste Ali Hassan Warsame Ali puntland waxuu ku noolyahay UK magaalada London

  • waw manshaa allaahw aa hees aad u amcaan abwaanku runta ayuu ka shegay dumarka ninkan arag dumar waa yaabayaa kii arkana waa qirayaa macaanka dumarka codkaaga allaha kuu dhawro abwaan sare fanaana ah

  • way kaaga mad celinayaa dhamaan haweenka somali yeed! thank you my broder

  • very nice indeed i hope all the people agree.nice voice and music.

  • waa sax masha allah

  • Caadi ma aha bless abwan ali hassan.

    Fanaanka sanadka iga dheh...

  • waaaaaw waa wada macan dumarku waa hees aan inaba caadi cali xasan fanaan sare oo cad macaan leh caadi ma tihid runtii waa hees sare halkaas kasii wad hawshaada cali xasan

  • what a sweet song!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more