Muniira waa runtaa. Qofkii qalad galo ilaah aa ka jaaseenaayo.laakin qofka why aa loo caynaa. soomali hadeenu nahay respect manaqaano horumarna weligeena magaareeno intiiba qalbigeena xaasidnimo ku jirto.
Naayaa sihaameey hadaad umaleesidne inuu hussein igu haayo uu berina makuu iga dhameesto iga tagaayo. Aniga ma calaacalaayi sida nimca cml niman somaliyeed wee buuxaan nin kale aan helaa dhul madhacaayi sihaam af ur. Lool kkkkkkkkkkkkkk
xuseen carab raga liito waxa ay dumar ku sameyn lahaayeen ayuu ku sameeyay walhi waxaan xasuustaa maalin aan aadey gurigooda then aan is iri in ay aroos nooga heysto asaga ayaba bodygurad ayuu u ahaa biyaha u soo qabo shaqada kaalay is ka arag suu guriga uga qabnaayay nin iyo naagtiis waxa ay is ku sameeyaan ayuu ka sii liitey doqonka maanta hadii uu saas gartay nimcooy ha u jixin jixin waa dhacdaa tani dumar badana wey ku dhacdey uma horeysid is ka iloow walaaley hana u calacalin
xuseen carab waa duq nimco waa uu ka weyn yahay waana hoos ubah naagtana waa naag dhaqso ayay is badashay ee daayahoow iska dhaafa wax aydaan aqoon u lahayn maskiinkii diifka lahaa holand gaajo oo aan uga soo horaynay oo an wax laga qabsan ayuu wax mooday ee u kaadi asagaa kuugu imaanayo gurigaagi markuu ku wareero meesha adna nimcooy ku jeesteey saaxiib dumaashi
manshaaa alaah Nimco Xasan Taageero ayan ku ahay abaayo ad ayaad u cod macantahay ee Calooosha xiro ayan ku dhihi Lahaa Raga qaar waxa jiro Daneyste ah sida Hebel oo kale ee Dhaxda xiro abaayo Yurub la hadii la imaado dadka markoodii hore Low life ka ahaa wa is badalan ee iska Samir Garabkaga alaha Galo amiin macaaanto
u must be kidding hussain arab and u i dnt believe that shit malaha waa hussain kale ee hussain carab maha even haduuyahay malaha waad sixratay
sniperperson1 5 days ago
Comment removed
ShibisGurl4life 2 weeks ago
Sihaam sis anigaba nimca iyo hussein fanaanimadaas aan u aqaanaa . Sidii wax ujirana alaah yaclam laakin markaan arkay in hussein nin iyo naagba caaynaayaan, ayaan runtii ugubtay maadaama aan heesahiisa kahelay.hadana cafis sis sihaam.
miss0003ify 4 weeks ago
@miss003 sxb aniga ma aqaano xuseen mana aqaano nimco ee markaan akhriyay dad badan oo soo qoray inuu xusen xumeyay nimco oo xaas u aheyd ayaan dumarnimo ugu hiiliyay, marka sis adiga oo ah gabadh markasta isku day inaad dhinaca dumarka u badnaatid oo maanta gabadh walasha ah dhibki kudhacay adinaga beri wuu kugu dhicikaraa, anyhow alaha isku keena cafiyo labadeenaba
sihaam1000 4 weeks ago
Muniira waa runtaa. Qofkii qalad galo ilaah aa ka jaaseenaayo.laakin qofka why aa loo caynaa. soomali hadeenu nahay respect manaqaano horumarna weligeena magaareeno intiiba qalbigeena xaasidnimo ku jirto.
miss0003ify 4 weeks ago
Naayaa sihaam 1000 sida ilmaha ha u caatamin. Qofkaad igu qaldamoosidna ma ihi. Aniga mar kasta kuulama caatamaayi laakin waxaa kuu sheegaa ha isdaalinin hussein carab nin rag waaye 4 naag u banaan nimcana wee kalatageen. Ee waxaad dooneesaa hussein carab shaatiga inaad kawasaqeesid,laakin hussein saas shaatiga ma ooga wasaqoobaayo. Ee ha is daalinina. Viva alfanaan hussein abubakar cali hussein carab. Magac maskiin ma'aha. Hakugu taagnaato waligaa iska caatam . Sihaam cadeeey. Loool kkkkkkkkkk
miss0003ify 4 weeks ago
Comment removed
sihaam1000 4 weeks ago
aniga koley waxey ila tahey inuu qalad sameyey hadu xumeyey xaaskigi hussein marku qurbo yimid weyna ka so bixi doonta qof walbo qaladku galey
muniiro1 4 weeks ago
Naa sihaameey goorba adaa siil ween qabtid oo iskooba lagaa geliyay u maleeya. Horta waa ujeeda inaad naag sharaf laheen aa tahay ileen saad u caatameesid aan ujeedaa aniga hadalla qaarkood afkeega maqabto. Ileen somali horay bee u tiri .dhilo intaadan dhilo dhihin bay ku tiraahda. Ee caqli ilaah hakuu yeelo naaya sihaamey urto.
miss0003ify 4 weeks ago
Comment removed
sihaam1000 4 weeks ago
Naayaa sihaameey hadaad umaleesidne inuu hussein igu haayo uu berina makuu iga dhameesto iga tagaayo. Aniga ma calaacalaayi sida nimca cml niman somaliyeed wee buuxaan nin kale aan helaa dhul madhacaayi sihaam af ur. Lool kkkkkkkkkkkkkk
miss0003ify 4 weeks ago
Comment removed
sihaam1000 4 weeks ago
Doqon daba cad waaye maa idka deesiin hee naaya sihaam 1000 doqen yahee dabada madoow xussein afkaadi uraaya hakulabin viva hussein.
miss0003ify 4 weeks ago
Comment removed
sihaam1000 4 weeks ago
hehehe xuseen carab yurub ayaa kucusub ee isagaa ogaan doona inuu nimco naag kafiican waligiis arkeenin ee kawarsuga doqonka dabada cad lol
sihaam1000 4 weeks ago
War dadoow xussein carab faraha kaqaada magaaetiin xayawaanayahoo. Nimca manaagaha laga tago mee kafiicantahay meeqa xuural ceen aa laga tagay. xussein weeka weentahay haduu kasoo tagay habartaan caloosha ween alhamdullilaah wiilkaan jalaqsan cad qurxoon maasha allaah viva hussein carab .
miss0003ify 1 month ago
xuseen carab raga liito waxa ay dumar ku sameyn lahaayeen ayuu ku sameeyay walhi waxaan xasuustaa maalin aan aadey gurigooda then aan is iri in ay aroos nooga heysto asaga ayaba bodygurad ayuu u ahaa biyaha u soo qabo shaqada kaalay is ka arag suu guriga uga qabnaayay nin iyo naagtiis waxa ay is ku sameeyaan ayuu ka sii liitey doqonka maanta hadii uu saas gartay nimcooy ha u jixin jixin waa dhacdaa tani dumar badana wey ku dhacdey uma horeysid is ka iloow walaaley hana u calacalin
bacadka12 1 month ago
xuseen carab waa duq nimco waa uu ka weyn yahay waana hoos ubah naagtana waa naag dhaqso ayay is badashay ee daayahoow iska dhaafa wax aydaan aqoon u lahayn maskiinkii diifka lahaa holand gaajo oo aan uga soo horaynay oo an wax laga qabsan ayuu wax mooday ee u kaadi asagaa kuugu imaanayo gurigaagi markuu ku wareero meesha adna nimcooy ku jeesteey saaxiib dumaashi
fiiribal 1 month ago
allah maxeey dadkaa iskaa hadlaan igoo waxaba ogeen allah yaadig
Zeena2012 1 month ago
wuu ku dan gaarey sow maaha ninoo dhan baa sida ah macaleesh mida kale nin markuu kaa yar yahey waa dhib badan yahey wuxuu moodaaa inuu weli wuxuu rabey helin marka nimco iska sabar fanaanada weyn
kkkkkkkkk612 1 month ago
nimco abaayo ama dumaashi iska samiir qafwaalba hortiisa ayuu ka helaa xuseena carab waxuu sameyey wuu helaa dumaashi waxusan aqoon yurub ee iska samiir calosha xiro blz caloosha ha na huriin asagana iskumel ayan wada jogna wana radina insha alaah haduu tula jira xal maka haraayi mida uu kugu sameyey mid la mida ayaan la raadina walaahi ee adiga iskadaa calaacalka intaas ku egee blz dumaashi nimco
TheAbdigani 1 month ago
yasalaaam nimco inaba caadi maaha sis, codkaga sowtu raxma masha alah
MrLiibaan998 1 month ago
walaashayda nimca codkaaga quruxda badan hope u best future for ever
munaxilwa 1 month ago
subxanllh cod aaan caadi eheen ayeeqabtaaa walasheyda kii sidaan ugalay maxoo doqonka aduunka yahay dhimo dheh nacaska wallahi ciil igu dilay maskiin miyaa sidaan loogalaa
jacelow21 1 month ago in playlist xamari
manshaaa alaah Nimco Xasan Taageero ayan ku ahay abaayo ad ayaad u cod macantahay ee Calooosha xiro ayan ku dhihi Lahaa Raga qaar waxa jiro Daneyste ah sida Hebel oo kale ee Dhaxda xiro abaayo Yurub la hadii la imaado dadka markoodii hore Low life ka ahaa wa is badalan ee iska Samir Garabkaga alaha Galo amiin macaaanto
sirleey100 1 month ago
wwwwwwwwwwwww
waxaanaa kaa heees ah cajiiiiiiiiiiib... cod macaan iyo hees macaaaan
abdalloz 2 months ago
caadi maaha
kootka2 2 months ago
masha alaah habar yarteey mcaaan noolooow caadi maaahan waan ka baxsatay waxaan sugeynaa videow yaal kale oo cusub keep going masha alaah habar yara macaan
sabaax20 3 months ago
Comment removed
wahbi52 3 months ago
waaw fiiskii fanka nimca xasan cali waad kabaxsatay heesta iyo kaliibkaba maasha allaah boqradii banaadiriga
wahbi52 3 months ago