Added: 2 years ago
From: Somalitvmn
Views: 65,583
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww afkiina cano lagu qabay

    best somali song

  • waxay ahayd codadkii magool, xasan diriye iyo midhahii/erayadii CALI SUGULEH(DUNCARBEED) TAN MAGOOL KU DABO WALATEY ILA TANBAY ISKU DAYDEY.......

  • Xaawo Taako waa fanaanad: yaa hayaa Telefoonkeeda!

    Erayaddii Xasan shiikh Muumin, Xasan Diiriye Faarax iyo Magool? sax miyaa?

  • maasha allaaah caadi maahan heesta waa cuntamaysaaaaaaaaaaaaa

  • alaah say ukala macan tahay bal eeg "sweety" abayo macan / aboowe macane alaxaada.....inaba cadi maha

  • iisheek maxaa kuu daran

  • dad baa u heesta intay afqalaad ku hadlaan inay cilmi leeyihiin ,hadaad waydiiso wax yarnah ZEro taganyihiin allaleehee afqalaad aqoontu mahaan

  • waa xassan diriye vs magool ilahay how naxaristo waa ereyadi Cali Sugule Dun Carbeed ... tani waa copy wallahi liq karimaayo

  • maaya mayaa waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw sas kuwad , NABAD.

  • Waryaa doqon Raxma ruuxi waxeey tahay maxa ka rabtaa qabiilkeeda hada ogaatid bal maxaa ka faaiidee? Waa gabar somaaliyeed intaas ha kugu filaato

  • Heestaan xasan diiriye faarax iyo magool aa isla qaaday alaha u naxariisto labadoodaba

  • raxma ruuxi yee tahay horta ma abgaal baa

  • raxmo ruuxi in all her interviews has never appriciated or even mentioned the late somali female legendary musician mama xalima khalif moogol while almost all her songs including this one originated from the late mogool. poor woman.

  • kamaneefisodalac abaayo 17 use luqadana ma qori karo miyaa ka wadaa .Saas laakin abaayo caadi maaha luqadaada hooyo waa muhiim wadanka aad joogatone waa muhiim warqadii kuu soo dhacdo dad maa ula tagee mid la buuxinayo sidoo kale

  • waa nin faraha kaga gubtay cuudka ninka leh waxaan leeyahay anigoon ku maagayn ,hadana taasi waa tii reer muduga waan dhameeyay , haduu cuudka hore maxaanu ugu maqli waynay

  • lol MAYA MAYA WALE ANIGA ENGLISH MA QORO USA 17YRS NA WAAN JOOGAY NIN WALBOO LUUQADADII HOOYO QOR MARKAAD WAX QOREYSO TY

  • Next Xalima Khalif is coming out of Minnasota

  • 2:28 Dadka aad beey ugu socotaya halmar beey isla kaceen

  • yaaaaaaaaah

  • waa run afqalaad aqooon ma ahan ee qoftii luqad barato yeeysan moodin iney aqootii oo dhan baratay e ha la isku dayo in wax l siyaadsado.

  • Comment removed

  • Wa Suaal Fiiicaan "Af Qalaad Aqoontu Miyaa" Dadaa waxeey bartee luqadaha qalaad markaas waxeey is mooda aqoon danbe ineey ba u dhineeen war afqalaad aqoon kuma eko.

  • haa axmed shiikh ayaa la dhahaa waana korneel

  • keep our culture alive..good work.

  • wallee ninkaani waa nin faraha uga gubtay cuudka ee waa ninma ma fanaaniinti cuslaataybuu ka mdi ahaa mise waa nin wakhtiga iyo waayuhu bareen garaacista cuudka

    hala iska baashaalo inta cayrta la qaadanayo oo shaqo la'aantu jirto

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more