the most memorible thnigs waxaa ka mid ah Tv-gii JDS walee howl badan ayaa sugeysa somali iyo in ay wax badan la isla meel dhigo hase yeshee fanaanbaa horay u yiri ''Taarriqdu waligeed iyadeys tilmaantee'' been ma ahan runtii somalia iyo sideey ahaan jirtay allow ku soo celi.
Yaa sallaam, waa Cabdi Tahliil Warsame, raggii la yiqiinay!! Waa Fannaan dhammaystiran oo aan lahayn wax iin ah iyo qalqalooc! Qaabka-saa loo heesaa ama waa la iska daayaa Heestaba. Mar haddii aadan laba erey isku toosin karin, muxuu kuu sheegayaa in aad la soo shirtagto Hees aadan lahayn, ama aad bililiqo ahaan ku soo heshay. Cabdi Tahliil waa raggeedii. Wuxuuna safka hore kaga jiraa ragga aan la loodin karin marka ay noqoto dhinaca Heesaha iyo miisaanka naaxiyadeed ee xagga Codka.
deeqo hadaba wuu ku heesi kara wax badanb kama wayna hadii aad adigu diyar utahay odayal badan oo u heesaya gabdho ka yaryar soo madan arag. kuwas oo kale bad noqonaysaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk....
dit is myn unkel
sultanabdura 1 month ago
Wow waa fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil warsame,waxaan u sheegayaa dhoocilaha jecel inay isku soo caan bixiyaan heesaha fanaanka inay naftooda xushmeeyaan oo ay aqoonsadaan sharafta fanaanka cabdi Tahliil.
LAGDOW 5 months ago
caadi mahan heestanu waxay kamid tahay heesaha aan xiiseeyo markasta fanaaniinta kale ee sooqaday waa kudad santahay sida luuqda macaan uu uqaadayo fananka qaranka cabi tahliil qaabka uu ugu raaxaysanayo music macaan qaaciya wadankiiyoo nabada mansha allaaaaaah wiil yar oo qorbahah gaajo kuhayso ayaa bariis karaadinaya wax nin mar hore kuraaxaystay oo ka bariiseeyey dadkuna kuyaqaanan laguna xiiseeyo marnaba aan laga daadalyn viva cabdi tahliiil ala yaa cisak axsan yaa fanaan codkaagu waa kayd
salman73086 11 months ago
caadi mahan heestanu waxay kamid tahay heesaha aan xiiseeyo markasta fanaaniinta kale ee sooqaday waa kudad santahay
salman73086 11 months ago
caadi mahan heestanu waxay kamid tahay heesaha aan xiiseeyo markasta
salman73086 11 months ago
ANA MOWDKA HA I DILO
ADNA MEEL SII JOOG.
TOP SONG.
XASANBURHAAN-TY BRO FOR SHARING.
sanweyne100 11 months ago
alaaya cisag..................... ciyaal yaryar ayaa bartay sida loo qaado hobaladii hore......try this foooooooooooools
gabdoon 1 year ago
1st tahiil one somalia starts in songs
2ed 4 ppl talking about how he look like be4 or after
ppl could change with years
and last big thnx xasanbuhaan 4 ur up load
myflag76 1 year ago
Cabdi Tahliil Warsame fanaan jiro dheh ! Hadaad Mooday Xaajadu Meel Gaaba in Ay Tahay ,,,,,,
MrOmarhajji 1 year ago
waaw
cabeeyYare1 1 year ago
nin ninkale quruxdiis ma fiiriyo mana ogaa karo lakin aboo macaanoo hadaa tahay nimanka ku mashquul
mohamedyariisoow 1 year ago
Unique voice (very beautiful), he is sexy and handsome and above all, lovely and quality lyrics. As u can see can also play his own Cuud!
Viva Taliil, love u loads
shumeeey 1 year ago
I can't agree more....he is handsome....VIVA Somalia
Hidayo12 1 year ago
wale waaa yaab oo hadeer nin kan meeshuu ka folxunyahy bal ii shega
somaliqueen10 1 year ago
c/ tahliil fanaaninta ugu qurxan somalia uku jiraa baacdii dhahaysey aawey ur face sucks kulahaa shyt No Maseer eedo
altomodo 2 years ago
cabdi tahlil alaa yaa cizak codkaa is maaansha alaah but ur face sucks
zama2233 2 years ago
Why do u care abt his face n hw looks...?
MadhiGurl 2 years ago 2
YOu jealous person, show some manner. do not insult somali artist, he is one of best loved in somali people.
let me if you know his contact details: email, phone, face book, cause i want to marry him!
shumeeey 1 year ago
axsan fanaan abdi tahliil amaan kuuma harin horay ayaa waxaa looyiri dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri wali waxaan dhageesano amaba aan daawano waa dadkii hore haday noqoto gabay amaba heeso kuwaasoo ilaa iyo hada calan koodii dhacin gabdhii maanta laguursanayo waxaa looqadayaa heesii hore aadna moodo in habeen kaas ay arooska tahay in loo alifay soomali hanoolaato waligeed waxaana rajenaynaa sida ugu dhaqsaha badan aaaaamiiiin aaaaamiin
abdulghani007 2 years ago
waaaw fanaan saa u noqo ama iska daa
zumayah16 2 years ago
jiaxxrthtrn
abdullahi1988 2 years ago
the most memorible thnigs waxaa ka mid ah Tv-gii JDS walee howl badan ayaa sugeysa somali iyo in ay wax badan la isla meel dhigo hase yeshee fanaanbaa horay u yiri ''Taarriqdu waligeed iyadeys tilmaantee'' been ma ahan runtii somalia iyo sideey ahaan jirtay allow ku soo celi.
thapit1960 2 years ago
Yaa sallaam, waa Cabdi Tahliil Warsame, raggii la yiqiinay!! Waa Fannaan dhammaystiran oo aan lahayn wax iin ah iyo qalqalooc! Qaabka-saa loo heesaa ama waa la iska daayaa Heestaba. Mar haddii aadan laba erey isku toosin karin, muxuu kuu sheegayaa in aad la soo shirtagto Hees aadan lahayn, ama aad bililiqo ahaan ku soo heshay. Cabdi Tahliil waa raggeedii. Wuxuuna safka hore kaga jiraa ragga aan la loodin karin marka ay noqoto dhinaca Heesaha iyo miisaanka naaxiyadeed ee xagga Codka.
tifaftire 3 years ago
Abdi Tahalil Warsame the best singer ever I love u.
MadhiGurl 3 years ago 4
deeqo hadaba wuu ku heesi kara wax badanb kama wayna hadii aad adigu diyar utahay odayal badan oo u heesaya gabdho ka yaryar soo madan arag. kuwas oo kale bad noqonaysaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk....
adoonilaah 3 years ago
lool waxba kama qabo ee saan ku helaa.
deeqo11 3 years ago
if abdi tahlil was my age,i would be his best friend so he can sing for me anytime, anyplace.but i still love him
deeqo11 3 years ago
kkkkkkkkkk realy, dee taloow ana ma heesaa lol
psIronman 3 years ago
long life Abdi Tahalil Warsame I love ya!
midgungurl 3 years ago
this guy aint no choke man. i love him. he has great voice. i dont know what it meants but i cant stop listening to it. god bless him
deeqo11 3 years ago
caleeeeeeeeeeeeeeek Somali waa somalidii hore Fannan waa kuwii hore.
naasir2008 3 years ago
Thanks
jama2 3 years ago