wallahi waa yaab maxana haysta reer galbeedka saa qowmiyado dhan welfere la siiyaa oo subax & habeenba gacanta soo taganayee dowlado & dhulal baa la sheeganayaa an waxba ka naasacadeyneene???!!! alow nabixi!!!
DHIBAATADA I HAYSATA WAXAY TAHAY AF SOMALIGA QORIDIISINA DHIB BAA IGA HAYSTA AF SOMALIGII AYAANBA CIDHIIDH KAGA JIRAAYE,,,MAXAY TAHAY WAXAAN KU FAANAYAY AAN IS LA WALAYEE LA NIG NIG LAHAA TALOW? MA XOOGAGA ENGLISHKA AHE AAN JAMAICANKA KA BAWSADAY BAAN ISKU MODAYAY INAAN BRITHISH AHAY NAW INAAN DURUQSI IYO GARAABIDHAANLE IYO TULOYINKII AAN DHEX ORDI JIRAY KU NOQDO ILAHAY HAY TUSO DHAQANKII KA BOQOLAYE kix kix kax kax nanana huh huh hah hah YTNA COPY BAAN KU JIRI SUBXAAN
Mansha allah Reer Sweden Boodhka ayay Ka Tumeen Alayle Haddi Reer Somaliland meel uu Joogaba Sidaas Boodhka uu Saydhin Lahaayen Ciil Ma Qabeen... Somaliland Ha Noolato.. The light of East Africa (Somaliland)
Hanoolaat Maryan Mursa. Waa in loo tumaa cidii nabada ka shaqeeysa. Waa guul u soo hoyatay dhamaan dadka afka somaliga ku hadla... Hawiye iyo Daaroodow waxa ka barta sida dadka-waalaa heyn ah oo waxa qabtay.....isdilka iyo isbara kicinta iyo caawinaad gacan kudhiig-layaasha iska daayo.. si Allah idinkugu Naxariisto..........Maryan waa in laga dhiga Presedent of Somali.... umada si ay u kalasoco
habartan waxaan waxay u sameysay xodxodosho ay ugu jirtay inay school ka taagto harheysa ayna ugu magac darto abwaanka hadraawi waa ku diiday wax gar ahna waa uu yiri dad badan ayaa iga mudan sida cumar dhuule xasan diiriye xuseen awsheekh kadibna orodkay soo qaaday london AYEY KU KUFTAY,MAXAA LA ISQALDAYAA oo dano aan isqaadi karin la isu qarinayaa,dad iyada ka horeeya sida hadraawi ayey la doonatay meel xun ayey ka bilowday
@socdaal way ku tahaybee tii horena heso somaliland ah ayuunbaa dhisay xabashigana 77 heeso somaliland uunbaa lagu jabiyay somaaliland way is haysataa gacmaha sxb waana ay dhaaftay casrigan aad wali joogtaan ee qoriga lugu kala boxo wixii danaha qaran ka hor yimaaddana waa la iftiimin sida dhimbiil daba ayaa loo shidayaa ssomali land waa ay ka midaysantahay arrikaas 18 may iyo dibu heshiisiintii borama KKKKKK maad is qarxin haddaba qarax bal wayahaye
@ibimahad waan u dhaaran karaa in aadan reer konfur aheyn waayo saas uma jiljilcanin sxb somalidiidne uma nacamleyno ee sxb qowdhan aa tahay waxba ha is qarinin maraxooow
awwwwww it was the best night ever walahi ,,, fantastic & wonderfull party ,,, i was gone crazy tat night xxxxxx by maryan mursals songs ,, viva somaliland viva waryatv , bless, luv ya all guys hmhmhm
@Buhoodlequeen leave maryan mursal alone. she is enjoying herself. are you jelous? or what? Qabiil baa madaxa kaa galy e! when u see good things happen say "masha Alah"! Soomaalda qaabiilka waa waxa waalay e iska daa xumaanta. waa waano yaah. dont get offended.

qureysh99 2 months ago
qolowalba seyjeceshay ala u yeelo
suldanka11 6 months ago
kk
suldanka11 6 months ago
Somaliland will never make the same mistake of 1960
MultiMiami1994 7 months ago
somaliland (Hergeisa, Erigavo and Burco) 4 eva peace
yaag11 10 months ago
This has been flagged as spam show
DHIBAATADA I HAYSATA WAXAY TAHAY AF SOMALIGA QORIDIISINA DHIB BAA IGA HAYSTA AF SOMALIGII AYAANBA CIDHIIDH KAGA JIRAAYE,,,MAXAY TAHAY WAXAAN KU FAANAYAY AAN IS LA WALAYEE LA NIG NIG LAHAA TALOW? MA XOOGAGA ENGLISHKA AHE AAN JAMAICANKA KA BAWSADAY BAAN ISKU MODAYAY INAAN BRITHISH AHAY NAW INAAN DURUQSI IYO GARAABIDHAANLE IYO TULOYINKII AAN DHEX ORDI JIRAY KU NOQDO ILAHAY HAY TUSO DHAQANKII KA BOQOLAYE kix kix kax kax nanana huh huh hah hah YTNA COPY BAAN KU JIRI SUBXAAN
samiire87 10 months ago
2:57 inanka caadi mahan dhexda kuu jira mashallah he is how cute!
love you maryan legend, noloow!!!!!!!! waa somaliland!!
quruxleeyisaaq 11 months ago
siil land hållkäften idioter
bellakiin 11 months ago
fromcanadawelovestockholmgirlviva
sadiksoleil 1 year ago
fromcanadawehavestockholmgirlviva
sadiksoleil 1 year ago
Somaliland iyo Maryan Mursal waa wlaalo.
Labaduba VIVA dheha.
Dalwanaage 1 year ago
Mansha allah Reer Sweden Boodhka ayay Ka Tumeen Alayle Haddi Reer Somaliland meel uu Joogaba Sidaas Boodhka uu Saydhin Lahaayen Ciil Ma Qabeen... Somaliland Ha Noolato.. The light of East Africa (Somaliland)
Dalmarow 1 year ago
I can only sum this in 3 words IDOOR ANSHAX XUME
MIZZBORAMA 1 year ago
Hanoolaat Maryan Mursa. Waa in loo tumaa cidii nabada ka shaqeeysa. Waa guul u soo hoyatay dhamaan dadka afka somaliga ku hadla... Hawiye iyo Daaroodow waxa ka barta sida dadka-waalaa heyn ah oo waxa qabtay.....isdilka iyo isbara kicinta iyo caawinaad gacan kudhiig-layaasha iska daayo.. si Allah idinkugu Naxariisto..........Maryan waa in laga dhiga Presedent of Somali.... umada si ay u kalasoco
solutionmire 1 year ago
habartan waxaan waxay u sameysay xodxodosho ay ugu jirtay inay school ka taagto harheysa ayna ugu magac darto abwaanka hadraawi waa ku diiday wax gar ahna waa uu yiri dad badan ayaa iga mudan sida cumar dhuule xasan diiriye xuseen awsheekh kadibna orodkay soo qaaday london AYEY KU KUFTAY,MAXAA LA ISQALDAYAA oo dano aan isqaadi karin la isu qarinayaa,dad iyada ka horeeya sida hadraawi ayey la doonatay meel xun ayey ka bilowday
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 hadrawi munafaq nimadiisi ayaa cadatay amus maryan mursal wa gesiyad sharaf badan odaygan awoowe sakhraana dee cebtisu bananka so dhigay
MIZZBORAMA 1 year ago
MAYEEEE DABO LAND SHOW BADANAA WAR YAAABA CALAMKA IDINKA YAQAANO WAAD DAALEYSAAN LEE DABO LAND >(
sabaax20 1 year ago
best xaflad STOCKHLOM,
NOOLOW SOMALILAND VIVAA SNM,, VIVAA MUJAHIDIINTAA MASHALAH
sweety071000 1 year ago
lol ARI WUUUUUUUW WEY DUUSHAY SOMALILAND WIXII KA XUNOOW DHAQAQDAY
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
Maroor land :D
tuugaxafada 1 year ago
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
iskuralinoqo 1 year ago
somaliland hadey hees laga qaado xaflad dowlad ku noqoneyso waan arkeynaaa ...
socdaal 1 year ago
@socdaal way ku tahaybee tii horena heso somaliland ah ayuunbaa dhisay xabashigana 77 heeso somaliland uunbaa lagu jabiyay somaaliland way is haysataa gacmaha sxb waana ay dhaaftay casrigan aad wali joogtaan ee qoriga lugu kala boxo wixii danaha qaran ka hor yimaaddana waa la iftiimin sida dhimbiil daba ayaa loo shidayaa ssomali land waa ay ka midaysantahay arrikaas 18 may iyo dibu heshiisiintii borama KKKKKK maad is qarxin haddaba qarax bal wayahaye
faqashwase 1 year ago
@faqashwase hahhaha sxb aragaane wadan hadii hees la qaado uu dowlad ku noqonayo aniga kolba ma hor taagni balse aqli shaqeynayo in aysan aheyn waan arkaa anyway faqashta ha wasine la heshii waa wadan-ka kugu dhaw hadii lagu aqoonsado ee aad xuduuda yeelaneysaan loolz
socdaal 1 year ago
@socdaal sxb waa bill ramadan waan baddalay magicii xumaa ee faqash markaa from now, on i am HAASHKA
HAASHKA 1 year ago
lol waraada halmar ila fiiriya saxiibayaal daka s/land qiiro aa kamuuqata iyo wadaninimo. anaga reer koonfurna xaasid, naceeb iyo qumaynimo aa nagamuuqda. waraada somaliland mana'sugayso aan GAARNO waa fakadeen inta aan anaga iscunaynay. Quraankaa lagu sheegay xitaa xaasid maliibaano.... Ishoodii aa nagudhacday masaakiintaan aan dilnay Somaliland nacafiya saxiibayaal waa idintaageersan nahay. VIVA SOMALILAND.... ninkii nacban EAT SHIT...
ibimahad 1 year ago
@ibimahad waan u dhaaran karaa in aadan reer konfur aheyn waayo saas uma jiljilcanin sxb somalidiidne uma nacamleyno ee sxb qowdhan aa tahay waxba ha is qarinin maraxooow
socdaal 1 year ago
Maryan mursal calanka buluuga labatan sano ay sugaysay anixitaa, hada laga bilaabo walhi bilahi maryanaa sheege ana calanka somaliland qaadaayo. waraada xaan kuheenaa xamar ilaa Puqland, unuka lee isdileena oo dabaalao'ehe, marka hore anaga aan heshiino masaakiintaa nabada ilbaxnimay kugaareen iyo ismaqal, anagana kuutalinmaayo iyo ii talinmaysid aan iskuheysanaa,, waxii somaliland nacban ""eat shit"" bakhti cun aan dhahaa.... Long Live Somaliland ilaahay haidiin dhafo NABADA AMIN..VIVA S/LAND.
ibimahad 1 year ago
maryan mursal somaliland waay ku jeceshay
ee nooloow qalbiyeey
Yummysomalilander 1 year ago
Maryan Mursal waa boqorad noolow Maryan, Qarankay u hiilisay baa garab taagan Maryan noolow.
Ninkii Somaliland necebow calooshaada u dhimo
Somaliweyn jacayl idinkama aha e waa cuqdad iyo xaasidnimo
Fooxle 1 year ago
awwwwww it was the best night ever walahi ,,, fantastic & wonderfull party ,,, i was gone crazy tat night xxxxxx by maryan mursals songs ,, viva somaliland viva waryatv , bless, luv ya all guys hmhmhm
niissa20 1 year ago
s/land maysocone eedo maryan beenta iska daa oo maxaa kuwaalay inaad caawiso somaliya qolo kala goynaysa waad ku qaldantahay. ee hooy reerkani dadka way sixraane iska ilaali maalintaa somaliya iyo midnimo sooqaado maalin ay kucasuumeen barskay ku siiyeen bay kasheekeeynayaa waad ogaan.
Buhoodlequeen 1 year ago
@Buhoodlequeen leave maryan mursal alone. she is enjoying herself. are you jelous? or what? Qabiil baa madaxa kaa galy e! when u see good things happen say "masha Alah"! Soomaalda qaabiilka waa waxa waalay e iska daa xumaanta. waa waano yaah. dont get offended.
TheDeeqaluula 1 year ago
KKKKKKKKKKKKKK WAXAAN JIRIN U, HEEESA!
zuweeys 1 year ago
MARYAN MURSAL XAMAALO ABAAYO, BARIISKAAGA SHAQEEYSO U HEEES.
zuweeys 1 year ago
SOMALILAND=DHULKII SOMALIYA
zuweeys 1 year ago
maryan mursal wa xeey noqotay caado qaa dato maryan hadba ninkii xoogaa lacag ah siiyo
ayeey u hees taa
dhaadeey1 1 year ago
wooow Maryan Mursal wa fanaanad qaaliya... mansha Alla Somaliland sanadguradeda 19 aad ... nabad iyo horumar.
Viva jamhuriyada Somaliland
Viva shacabka Somaliland
madheedhle 1 year ago
0:34 nomnomnonmonm
eddeman1992 1 year ago
Comment removed
eddeman1992 1 year ago
fucking niggas'''' (from sweden sweden are swedish people white. noot this!
godzfire94 1 year ago
@godzfire94 not everyone in sweden is white weirdo x_X
RosaOnTheHouse 1 year ago
@godzfire94 wtf. your handicapped.
LondonChiCkOX 1 year ago
Maryan mursal noloow. Viva Somaliland
nimcocali 1 year ago
It seems like Stockholm is throwing better parties than Toronto and London this last two years.
SomaliozNetwork 1 year ago
The sound is poor. I dont know if its the system or the camera people. Too much base.
SomaliozNetwork 1 year ago
maryan mursal afkaaga caano lagu qabay nooloow kanaxoow
nafta waa gacalkoow kufarax viva maryan viva soomaaliland
heley soomlaaliland socotaye haley nalalkaysiraateene nooloow maryan
ahmedbest04 1 year ago
dad oo camerada hala iga arko ah aa kawada buuxa maxaa ladaawadaa kuli waa ku cusub yihiin xafladaha.
jayteyare 1 year ago