kakakakakakakakakakak waa hees funny ah waana qisa dhaba oo somalia ka turjumaysa. ilahayoow dalkayaga noo islaaxi aamiin ilaahoow baaskiyo balaayada naga saar aamiin aamiin
SoldierGirlSsc 4 months ago
axsan wadani, sxb halkaas ka sii wad dadaalka iyo jaceeylka dalkaaga.horumar ayaan kuu dhaafay iyo heeso cusub
rashidy333 7 months ago
waxaan sidoo kale aad ugu mahad celinayaa Fanaanka heestaan soo saaray ee qaadaayo..fariintaada allaha naga aqbalo baadilkana allaha naga qabto
zamzamta 8 months ago
ilaaheey dhibka ha ka dul qaado Soomaali dhamaanteed xaqana allaha na tuso
walahi hada kuliyeena oo iswalashano waxaan ogahay inuu dalkeeni hooyo siwanag uu dhismo dadkani madaxwayne rabaan wexee unu rabaan inu dalkeni saan ku jogo oona waligisa nabad een uu dhacin
yaa lanag ceeliyo dadkan dakeeni burburiyen
MsJalet 8 months ago
bal firi dalkeeni suu uuburburay
waa hees aad iyo aad uu fican
rune wey oo dhacan malinkasto dhukeni hooyoo
waa hees wacan oo wadani ah, sidaas ku wad kheeyr ayaan kuu dhaafay iyo heeso kale oo cusub
qadarka2 8 months ago
nice song
HochHaus1050 8 months ago
Yaa salaam alloow soomaali xaqa iyo wanaaga tus, aaamiin aamiin aamiin
333samera 8 months ago