Burco 2008
10:05
Added: 4 years ago
From: miig2006
Views: 46,393
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Burco, hargaysa, barbara ,cerigaabo daalo, maydh, xiish, odwayne dhulka duriyada shiikhu dagtaa wuu baladhan yahay ma soo koobi karee ilahay haynoo daayo.Nabada aynu haysano

  • im goin 2011 dat last i was der was 2008

    

  • woow Burco , Hooyaada Somaliland ilaahi haku baraakeeyo.

    much love from Gabilay.

  • @SIIGOMAN haaye maad adigu wanaaga ka eegtid maxaa somali marwalba -negative- ka dhigay waanu ognahay waxay tahaybe noo amaan ama iska amus walaalo aleen london ma lihide. miig mahadsanid for the video

  • Masha Allah Togdheer waa qurux badan tahay Burco Waa Dhul siman Ma aha dhul buuro leh waxa kale oo ay hodan ku tahay Biyo Waxaan leeyahay Masha allah,,, Godbless U Togdheer,,,

  • Comment removed

  • i just waa go back to back eat dinner in cigaal hotel ...oooh god i miss it so much was there last summer 08 buuuuurcooooo there's no otha place better then dere:D..BIG LOVE FOR ALL MY PPPL

  • Boi!!..Last time i've been there was 2007..still looking good Masha'allah..

  • thats my hometown. 20 years now need to go back soon

  • wooooooooooooooow burco noolow s/land

  • yaa salaam Yaa salaaam waxaasbaa caasimad ah

    burco waa magaalo qurux badan, degen, bilicle dadka ku dhaqana waa dada ilbax ah aqoon maadi iyo mid diineedba aad ugu horeeya hidaha iyo dhaqankoodana aad ugu faana

    budhka iyo tooraydu maaha wax laga faano ee waa wax lagu faano oo ka mid ah waxyaaalaha aynu hide iyo dhaqanka inoo ahaan jiray

    BURCO DAAWO DACALADA

  • abaacha abaacha. burco boodh dahabley. tii burco ahayd iga wala wataa soo dhismaysa. burco day.

  • Viva La Burco!!

  • guguleyaasha meel aanad arag waxba hakasheegin. Burco waa meesha ugu quruxbdan geeska africa, waa magaalo iskeed horimerkeeda isu istaagtay ayadana is dhistay waaana magaalda keliye ee wax qabad heer sare ah gaadhay mid dhismeed, mid wax soosaar iyo mid cilmiyeedba. waxaana ilahay karajeenayaa in Burco la mid noqoto Dubia iyo New york.

  • dis tuulo is so ugly....i wonder how ppl live .

  • waaaaaaaaaaaaaw  burco waa hooyada somaliland,ilaahaw kudaa amiiiiiiiiiiiiiin.

    reerburco magaaladu way dhismaysaa adeeraw budhka iyo toorida inaga dhiga ilayn dadka dalxiiskaa aayay didinaysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    viva mataanaha walaalahaa ,burco iyo hargeisa

    byeee

  • alooow ku tageer burcoooy

    alaaaaaaaaaaaaa

    wooooooooooooooooooooow

    reer burco waxa laga doonayaa inay dhisaan

    meel muuqata oo bulshadu u soo dawasho tagtooo

    ishalhhhh anigu waxaan is leeyahay masaayiid wey ka dhis

    guri yaroo meel laga taagaa waxba ma tarayee burco ha loo dadalo iyo somaliland oo dhan

    kkkkkkkkkkkkkk

    kkkkkkkkkkkkkk

    i love you burco

  • Haven't been Burco since 2005, my mom's H/J

    i miss burao boodhweyn and my friends, cousins back there, Burco is the BESSST

  • yeah burco the best plaze in togheer

    it is nice i love the plaze

  • guys u wetin ur fuckkin time 4  nothin burco s a multicultural place an people livin der called togdheer people not h\j or h\y dey ar all same also da only tin we can knew wen we talkin in burco is a tori an bdh so dey must keep it up instead throwin back no matter wat u sayin burco s da best in hole s\lnd and most tallent

  • Burco nina in uu faaniyo ugama baahna ilaahey baa haybad siiyey. Habarjeclo keliyana kuma noolee soomaali oo dhan baa ku nool. waa magaalada keliya ee laga helo dad qabiil walba isugu jira. toorida iyo budh kaa sheegeydsaana waxa wata dadka waaweyn weli self-defence ayey ku jiraan maha. kkkk.

  • Burco iz da original ghetto standard, we're keepin da culture, Hargesisa jus tryna b western da fukin sellouts, i went der its a wasted place, richer than burco, more developed buh losin da culture. fuk hargeisa, BURCO ALL DAY EVERY DAY. P.S U KNW WOT MY TRIBE B, KNW DA NAME RD

  • Does anyone know that Hotel with pentagon/hexagon shape called (i forgot the name) it was really beautiful and very compact. The hotel was one level all ground level and had a nice shapes inside the hotel. The hotel had everything interms of food, and in bloody ambassador we couldn't get fried eggs throughout our stay, and Xamda hotel is joke the balcony is falling down. Xamada hotel was a joke,the showers worked intervals, toilet was blocked and damn sheets were dirty. Sorted out man!!!.

  • I was in burco last in November last year, and although I have never been there, it was brilliant. I saw more people with Toray in Hargaysa then Burco. It was really nice, the people I were honest and direct rather than supperficial like some other parts of the Country. Viva Burco Viva Somaliland, and I am not Habarjeclo so dont think I am supporting them just for that. They have foctories, University and loads of business clever people walaahi.

  • its not only habarjeclo people that live in burco for ur information.

  • i know this, you missed my point i was talking to someone else. God why can't people just let things ride without getting agro about it.

  • The "budh & tooreey" culture wich the little faqash talk of existed during the faqash era. This local gangsterism was encouraged by the former military government inorder that Burao civilians may be kept busy with each other rather than against government policies.

    Now the faqsh is gone, younger generations have luckily grown up in a better environment conducive to keeping good conduct and civility.

  • Im Sure Anything called Somaliland would not survive 1 day with out Reer Burao.. Togdheer is the Mother of Northen Somalia/Somaliland, from Madax, Halyey, Abwano, Tariikhyan IWM waxey ka soo jeedan Gobolka Togdheer, but still got enough love for all somaliland

  • Reer Burco ignore those jealous ppl. Reer Hargeisa love u and also the whole Somaliland.

  • My Beautiful Homeland

  • Mukhtaar nacas nimada waa lakaqaadaaye meelahas latag , reer Burcana matihid aabahana muuarag Burco, ee miskiin yaro dayaysan ayaad tahee, bahasha meelahaas kula dhac, ma garatay :-)

  • sxb burco wan tagey wanan soo arkey e maxad ii sheegaysan budh iyo tooray wali wey sidataa book iyo qalin inta sida taa 10% maha 90% ayaa sita tooreyda sxb

  • Miig uu sheeg nacaskan Muktar, waxa Burco Toorida iyo Budhka ku karbasheysay Faqashti dalka lagaga xoreenayay, laakine se hadda Bugaag iyo Cilmi iya la sita...

  • Mukhtar Burco maanta Buug iyo Qalin baysidataa hadaad ku ogeed Budh iyo Toori. Burco Toorida iyo Budhka waxaa ugudanbeeyay markay reer Burco Faqashtii kasafaysay Somaliland.

    ..............................­..........

    Zerihun thnx saaxiib

  • burco si kasta hadey u horo marto tooreyda dhigeymisee maxaa la yeelaa yaa.......

  • mukhtar bro may be ur mistaken in burco ee bi'i waaye xaal sii

  • WOOOOOW Burao where I born, I love you...

    Burao, the heart of the nationalism...

    The capital of culture,,, Ilove you.... Burco4ever THNKZ MR MIIG MY FREIND

  • aad iyo aad ayaad igu mahadsantahy duubista aad burco ka soo duubtay canjalda waxanan jecelahy in qofkastaaa ka soo dubo ootaga

  • Thnx, Dalmarow. Saxiib taas wakhtigeeda markay gaadho  insha Allah ayaanu soogelin youtube, laakin imika video sidaas usi dheer oo magaalada Burco dacal ilaa dacal lagasooduubay, mareegaha internetkana kumajiro. waxaanse rajaynayaa in laftigaygaba aan kasooduubo Burco hadii ilahay ina gaadhsiiyo.

    BOODH KEEDU WAA DAHAB

    BURCAD BUU KA DHIGANYAHAY

    BIYAHEEDU WAA MALAB

    BUKAAN KAY BOGSIIYAAN

    BARWAAQADII BURCAAD IYO

    BARADEEDII WEEYE

  • Miig thanks Saxiib, wa muqaal aad uu qurux badan oo laga soo duubay Hooyadi Somaliland Burco, waxan uu baahanahay more videos of Burco city not from just few buildings...

  • Burco horimar iyo waxqabad lataabankaro gaadhay. halkaas kasiiwada Qurbajooga dhisida dalkiina Hooyo, Somaliland iyo Magaalada qiimaha iyo Taariikhda dheer ee Burco.

    BALAAYADA WAREEGTIYO

    BAASAHA ADUUN YADA

    BAASIDOW ALAHAYOW

    BAAL MARI TOGDHEEROO

    ABIDKII BADHAADHIYO

    KA YEEL XERO BARWAAQEED.

  • maasha alaah,reer burco waa lahabsaanteen quruxda burco oo aanu inbadan sugaynay please more vidio,burco waa hooyada somaliland ilaahay bash bash iyo barwaaqo hakaa dhigo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iin,

    waa mataantaadii hargeysa

    byeeeeeeeee

  • looks amazing masha'allah never knew burco was like this serious. Now i might have to buy a golf course there what you reckon??? Visit Somalioz for some more.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more