Added: 2 years ago
From: qaadiryah11
Views: 72,064
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (62)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mashalllah n for those are saying shite fix ur self frist

  • qofka markuu kutubka jaamaca ah barto iyo micnihiisa waxuu oganaya wax yaabaha qaar ineey danbi yihiin

  • qadirariyah* why looking in it for then

  • bal hadii nin gaal eh saan arko maxoo is leeyahay ma cibaadad islaamka ma niikaa ............. war ordaha qamaarad yurub ka niikiya ee diina hanooga ciyaarina

  • maasha alaah macalinkayga ahaa sheekh cabdulaahi madoobe waan u xiisay walaahi dikrigaan caadina ma ahan kuwa necebna wa gaalo aan laga gaalaysneyn

  • masha allah dadkeeyga ahaa wan uxiisay Digriga walahi lkin meshan an joogo yaa lagu sameyaa masha lah thanx whoever put thiz here n i hope u put kuwo clear ah si an u,aqoonsado wadaada deeyda

    @ qaadiriyah they are not dancin n therefore its not funny too say things u say...........watever they are doin u re not gonna judge them on th judgement day so watever they are doin allah will ask them n reward them not U ........daneeyso an ku dhahay haku mashquulin

  • maasha alaah ilaaheey ha in quwadeeyo walaalaheey. waa digri aad u macaan.

  • masha allah ajir ilaah ha niiga siiyo

  • ooo myyyy GOD !!!!!!!!!!!!! what is going on, are they not dancing ?

    of course they are ,

    so are following islam or something else?

    for sure is something else ,

    astaghfirullaah ,

    i will never ever be part of them, or give them any support ,

  • Stupid Grave worshipers & meles zenawi boot lickers

  • @freemindsomali wallal maxaa caayda aa waadiid, iska dhaaf kuuwan.. i am NOT suufi, but they are muslim just like akhwaan..

  • @freemindsomali , You are wrong very wrong indeed, by pouring vitriol on all these innocent Muslims will not endear you to any one. Your violent brand of Islam is alien to Somalis and alienating so many others. As long as you continue killing innocent souls we will remain with the Islam we have known for more 1000 years.

  • Masha alah...ilaahay haka raali noqdo waa kuwaas culimadii layaqaanay oo ilaahay raaliga ka ahaa.........wax laga ducaysto bay is tahailaan kuwaan

  • shikh cabdu qaadir markey leyihiin mee alle magacyadiisa shegaan, walahi waa dinbi loo jeedo istaqfurulaaah, Qur'aanka alle ayaa ka khyr badan waxaan aa wadiin!!

  • @Xafsah1 DIINTA SOO BARO, INTAAS LEE KUUGU DHAHAA. QOF AAN AQOON LEHEYN WAX IS KASHEEG WAA DAMBI WEYN LAFTEEDA.

  • Masha allah..........Ilaah ajir iyo xasanaad ha idin ka siiyo Intiii ka qeyb gaadatay iyo inta jecelba....Akhyaarta...dhahaay­a..waa cayaar ka fiir sada waxa aad ku hadleesin...

    Meesha kheer iyo cibaado iyo alla bari ayaa loo tagan yahay ...

    mahine malahan Bashaal iyo allaba miito....

    Mahad sanid akhyaarta dhan..........

  • @daacad2010 maasha allah sxb usheeg dadkaan wax garad maahane....ilaahay iyo Awliyadiisa baa laga ag dhawaanaa ee meesah dheel mataalo...

  • waa bidcoolayaashii ilaahay haydin soo hadeeyo.

  • waaw, nice!!!! ciyaartan magaceed ?

    dadkaan oo kale ayaa loo baahan yahay baashaalaya,

    buneysanaya , gaalada aad ayay isu fahmaan marka ,

    hadey kuwan kataliyaan wadan mareykanka wuu farxi lahaa,

    nimankaan isku magacaabay ashabaab waxa ey kaga duwan yihiin football ka iyo shaneemada noomadiidi doonaan caruur teena iyo dumarkeena ayaa u daawsho tagi kara ,

    heesaha ayaa naloo fasaxaa

    waa koox kaduwaan kuwaan isku maga caabay alshabaab

  • waaaw. i like it , this is somali rap, it is really nice rap,

    magaceed ciyaartan?

    caadi maahan waan ka helay sida ay u dheelayaan ,

    laakin dhibka naheystaa alshabaab ciyaartan nooma ogola,

    nimankaas alshabaab ah waxa kaliya ay rabaan waa in masjidka uun lagu cibaadeysto quraan xadiith salaad soon mooyee wax kale ma ogola , alshabaab ilaahey hasoo hanuuniyo

    asalamu cal;eykum ii baashaala akhyaarta

  • somali rap, nice , ciyaartan magaceed , waraa suufiyada caadi maahan waa bashaalayaane ,alshabaab ayaga quraanka iyo xadiithta leey akhriyaan

    laakiin ragaan bashaar ay sii raaciyeen caadimahan xagee lagu dhigay cayaartan

  • yaab badanaa kk

  • long live warsheekh people celi cumar to all the way idris

  • This is one best hadra that i have ever listened to, thank you for posting it. Do you by any chance have the complete video and if so can you post it as well. I would love to hear the longer version of the first minute and a half. Thank you in advance

  • Comment removed

  • kkkkkkkkkkk

    aalmiinto miyaa waxaan mise waa diin

    nimankaan anaa aqaano hilib iyo bariis ayaa u balansan, marka hada waxay cuneen ayee iska bixinaayaan, badankoodana salaad ma tukadaan waxaan ayee diin ka dhigteen, sidaan in jano lagu galaayo hadii la moodo fircoon iyo buush ayaa jahanamo la saaxibi doontaan qawaarijyahay.

  • walciyaadun bilaah ialahay ayaan ka magangalnay kuwaan what kind of diin is this??

  • mujaahid ada hanuun u bahan sxb (rc) iyo diin waxa ka taqanidna maleh.

  • I love this Digri. As a matter of fact Macalin Daa'ud was the teacher of my grandfather and his son Macalin Adan Macalin Daaud was the teacher of my father. I really love this family and I admire them greatly. We the Ahlusunna get this Diin from great scholars chain after chain all the way to our prophet (PBUH).

  • Masha alllah.... ilaah ajir iyo xasanaad ha idin ka siiy mashaa iikh teeda.... ilaahna hanaga qabto kuwaaan kheerad ka.. kasoo horjeeda...muslimiinta... ayey jid ka..ka dhun sheen..ilaah hanaga qabto

  • MUAJAAHIL, THIS IS THE SUNNAH.

    Imaam Axmad (rc) waxa uu sanad SAXIIX uga wariyay Anas(Rc) In dad Xabashi ahi ay rasuulka(scw) hortiisa ay ku gaadaciyaarayeen iyagoo (luuqadooda) ku oranaya Muxammad waa rajul Saalix ah, rasuulku(saw) wuxuu yiri maxay oranayaan? waxay dhaheen Muxammad waa rajul saalix ah. Xadiiska Tixraacisu waa: (Musnad al-Imam Ahmad. 6 vols. Cairo 1313/1895. Reprint. Beirut: Dar Sadir, n.d.., 3.152)Rasulku ma uusan oran waa bidco iyo wa shirki midna

  • masha allah i love digri so much ilaahay hanoodaayo dadkii diinta nasoo baray waaye

  • VIVA AL-SUNNAH WAJAMAH MUJAHIDS

  • subhana llah, ilaahow kuwaan soo hanuuni, waxay samaynayaan waxaan nabiga scw iyo saxaabadu midna samayn oo BIDCA AH

  • adaa bidci ah dickhead ... culamadii wax soo baratay ayey xusayaan ... adiga culuma wax ma ku soo bareen ? mana xushmeysaa? adiga ilaahey ha ku soo hanuuniyo iyo kii waxa beenta ah kuu soo sheegay

  • adaa bidci ah dickhead ... culamadii wax soo baratay ayey xusayaan ... adiga culuma wax ma ku soo bareen ? mana xushmeysaa? adiga ilaahey ha ku soo hanuuniyo iyo kii waxa beenta ah kuu soo sheegay

  • wahhabiyyah go away if you cant be bothered using ur head, may ALlah guid eyou, and leave us alobe in our ways, we know and understand what is and what is not Islam >!>!>!>!>

  • this is a very good entertiment i like it

  • One thing I like with them is they are very sincere and always want compromise rather than violence and bloodletting.

  • sida habar kablamtay ha u habaar tamin

    carabi waan aqaana suufi waana aqaan

    laakin mesha waxan ka keeneen wa halkee

    kitaabka iyu sunada ma ku qornee

  • masha allah i love this dikri

    thanks for you posted qaadiryah11

  • oo kuwaan wa macsuumin miyaa oo cibado iyo ala ka cabsi ma uu baahnaan miyaa

    caajib hadii diintiine ee noqtay digri iyo qubuur lagu dawaafo

    alxamdulilaah cala nicmato islaam wal caql

  • balaayo ku aragtee, waa niman culumo dikrinooyo, wexey dhahooytaan ma fahmoysso horta, af carabiga barro

  • Digriga waxey somalida u taqan diinta in ay ku jirin horay ayan u oga ,lakiin ma anan modeen in dadka digrinaya ay RUKUCAN. cajiib

  • masha alah ,this is wat i call a digri,

    marka digriga dhamado waxaa si nabad leh lagu cunayaa cuntadii la diyariyay ,waala ducaysanayaa ,qof walba asigoo habi ah ayuu baxayaa, lakiin qolayinkan kale ,waxan dagaal ahayn malaga shekaynayo ,hala dagalamo halays qarxiyo ,sheeko hada waxii ka danbeyo idinka isqarxiya yaa ahlu shuban iyo bla bla ahluxaasid.

  • quraanka iyo sunnada nabiga dad wax ka yaqaan ma moodaa, yaa idinka idiin baneeyay inaad dad ashahaadanaayo bireysaan inaad sheydaamo rabbi iyo rasuulba ka furateen oo idnaan gaalada wax dhaamin. allaha naga kiin qabto ramaadanka fadligiisa insha allah walaalaheena muslimiinta ahoow ducada iyo aamiinta yaanan kala joojin kuwaan allaha wixii hanuun alle u qoran yahay allaha soo hadeeyo intooda kalena huf iyo halaaga allaha u keeno xaq daradeey ku hayaan umada muslimiinta ah. aamiin yaa allah

  • ilahay ha soo hadeeyo

    saan qali iyo cibaado maahan

    ilahaay hada rabtiin in aad cabudiin salada ilaahay nigu lahaay ba ka soo baxi lahdeen

    quraanka iyo sunnada nabiga ma ku jiraan waxaan aad sameeneesiin

  • sagrsomal adiga allaha ku soo hadeeyo culimada allah swt sidii loo baahna ee allah swt iyo rasuulkeena scw eey uga raaliga ahaayeen ayey ku dhaqmaayaan ma waxaad mooday sidii nimankiina reer sheydaan afduub iyo reer surwaal gaab iney cibaadada ilaahey ka been sheegtaan.mida kale haddey qeerka alle iyo raxmadiisa lagu haayo idin dhibaayaan maxaad u fiirsaneysaan oo aad u af lagaadeyneysaan umada ilaahey.

  • AMEEEN!

  • Mashallah.Touchin wlalahiBeautifull this is wt brings tru love and peace between muslims and they are denyin itt now, Ahlu Sunah all the way insahlalh....May allah make them Above every1 and giv them power to spread the right religion ameen. i dnt see why is soo hard 2 see the truth of islam. THIS IS ISLAM NOT AL SHABAB OR ALL THE IOTHER NEW GROUPS. Ahlu sunnah existed since propthet s.a.w and the meanin of their name is SUNNAH OF THE PROPHET S.A.W. MAY ALLAH GUIDE US ALL TO THE RIGHT PATH

  • amiin yaa allah

  • may allah forgive them nd us they trying to worship allah litle bit wrong way .. why jump ,,, allah yahdiikum

  • adaan aqoon ilaahy siloo caabudo so soo baro diinta marka hore then dadka wax kasheeg..... kalana saar caabudaad ilahay iyo digrigiisa ok....!

  • im sorry that u dnt know enuf about islam to think that the mu'alims and mashaaikh of somalia are doing wrong in what they know is the rightful way of gaining more ajar in order to get closer to Allah subhana wa ta'ala and his beloved prophet(pbuh)

  • i do undertsand yuo but give me hadith ? how come they didnt talk aout hadra? in islam we shld fallow rasulullaah and he didnt teach us ..ps:iam ahlul-sunnah waljamacah peace

  • correction ,what i mean was these whom call xizbul islam ,not ahlu sunah,

    ahlu sunah are the best all the time ,they are peace lovers, they was our teachers,

    they teach us the right way about our beloved relion , they didn't teach us killing of innocent poepleand suicide so on.

    ahlu sunah is a peace leaders not a wariers

  • the right way of somali saylicitya, and they are our teachers we can't dis-opented them ,like other liers ,alshabab ,and bla bla bla r, alhlu suna ,who only want to fight and kill their brothers and sisiters, and want marry 15years old girl with 65years old from afganistan,what is this,

    and we can't say it any think they gona kill us ,i gues we are not going to scary any more ,go back we u came from ,and take with your new religion with you ,all we want is peace,

  • asadwaryaa kkkkkkkkkkkkkkk sax sax tel'em 2 gat da hell out of der & get bck 2 whre evr dey 4rm.

  • The best Zaylaciyah I have ever seen!!! Masha Allah.

  • waa runtaa walahi masha allah dadka qaaran waxay leeyihiin waxaan wax jira maahan qaarana meel ay kadoonaan ay la'yihiin....!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more