Added: 1 year ago
From: hayaayww
Views: 54,843
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (29)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • cream

    

  • she is simply the crem of the crop.long live khadra.u r the best,sister

  • yaacaleek khadra

  • as wr wb yaa waayana who is this ?

  • Masha allah aaway aaway  tks all

  • Sida laba is jeceloo laydhsanaaya fiidkii waayo waayo

  • waayo waayo khadra heestan aad baan u jeclaa mar jacayl i hayey laakin kii aan jeclaa ma garanayn micna jacaylka waan ka xumahay inaan mid waxba ka ogayn jacalka u qaado heestan hundheele dabagalay yaan ahaa i'm very sorry bal haduu markale i soo maro jacaylku waa inaan iska jeraa heesaha jacalka ah because raga somaliyeed ma yaqaanin jacaylka ama ma qadariyaa qofka u sheegta jacaylka waad ogtahay taa khadray

  • @xMOExMaGiCzZ Wallaalo Dee Ragga Soomaalida oo dhan ha isku qaban ,imisaa kamid ah dumarka soomaaliyeed ayaa jira oo Hanad badanoo jecel cirka u eegey lool haddana looma nisbeyn karo dumaroo dhan ,Jacaylka heesaha iyo musica ka abuurmana maba aha wax jira waa dhalanteed ,jacaylku wuxuu yimmaadaa guurka dabadii waxa kale ka bood waa dookh ,ka helid iyo la dhicid aad qof la dhacdo

  • waaw khadra codkeeda caadi maaha walaahi. heeso sharaf leh waxaanaa lagaa dhahaa .. maaha waxa hada socdo..

    heestaan gabar aan u qaadi jiray aan soo xasuustay inkastooy marki dambe iskiifo isku badashay kkkkkkk

  • khadra daahir cige afkaaga caano lagu qabey am proud isku magaalo ayaynu ku dhalaney hargeisa

  • Khadra daahir legend off somali singers Allow du daa iyo waliba sida mar kaliya aad ugu baneysey fanaanada soo kacaya masraxa fanka Iney iyaguna markooda ka qaybqaataan waliba waxaan ogahay in qof kastoo somali ku hadlaa uu heesahaaga ku dhayey jaceylkiisa ama ku yara dhayey qalbigiisa

  • Comment removed

  • codkaga caano macaan lagu qabaay khadraay allahaa ku dhfao 

  • Waah waah Khadra Daahir Cige nooloow ♥ ♥ ♥ ♥

  • Noolow Khadra!

  • wooow shes one of the best somali singer , slow motion ,superb voice viiva khadra dahir cigeh 

  • caad lagu lingaxay iyo cirku liidad leeyahay

  • @dalnurshe10 igu dar anigana

  • Comment removed

  • omg jaceyl xun aa ii haayo

  • cod debecsan caadi maha

  • best somali female singer. caadi maaha

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw khadra daahir cige edo qaali i love you cod macaan qurux baad isku darsatay nooloow macaan

  • maamo qadro vivo

  • MMMMMMMM im jamin with it QUEEN KHADRA IM FEELING IT OFFFFFFFFFFFF YAA SALAM IM IN LOVE NOW I FEEL LIKE CALLING MY HUSBAND LOL

  • Dalnuurshe anigana safkaaga  igu xisaabi kkkkkkkkkkkk

    maasha alaah Qadra daahir heesaheeda waa ka dambeeyaa

    aniga, waa fanaanadda keliya aan codkeeda ka helo.

  • Allahu Akbar...waa heestaan ku xasuusan jiray ...xabadaydii yarayd een sii daayay berigii ...allow sahal

  • heestan caaadi ma ahan aniga waan u codeeyay

    waxi kalo dhagaysta codkina ka dhibta kkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more