Added: 1 year ago
From: wxuska
Views: 493,421
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (185)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wwww cadi ma ahan 

  • Interesting language... I don't think I would ever be able to learn that, so hard to pronounce lol. But so beautiful nevertheless (:

  • what a strong and proud somali sister u are <3<3

  • I am 21 and I am deeply moved with her beauty and memorizing voice. Amina Dhool is a history and I am saying with no Guilt that Magool wouldn't be exaggerated and have a legend title had Amina came out earlier. I love you Amino... Love from all the way Cabudwaaq

  • NOLAAAW AMIINA DHOOL CADI MAHAAN MASHA ALAAH FANADAA AN U JECLAHAY HESAHEDA WAYAHAN DANBE AYADA WAYE

  • sexi smile

  • i love amnia c/dulahi cuumaaar dhool

    come back abaayo with some new music and just lil pit and i mean just lose a like 20 ibs

  • soo gooood

  • gabadhan waxaan jeclahay agshin keeda iyo codkeedaba caadi maaha si sax ah bay u bixisaa agshinka waa fanaanad buuxda maaha boodho boodho

  • hambalyo aan halkaan ooga dirayaa dhamaan asxaabta iyo walalaha aroos wacan aan idin leenahay anaganaa allah idin kala siiyo wiil iyo caano iyogabar caaano

  • waah waan amibo dhool afkaga cano

  • I love it sooooooo much and forever really.. you're great sister.

  • wwww nice song waan ku heestaa .....l2o2l

  • wow amino c/lahi cumar waa fanaanad qarsaneyd wallee mar hore inay heesto ayayba ahayd haddii codkaan ay leedahay waan ku salaamay amino neero

  • Am I the only one here who speaks english ??

  • @dandousha22 thts exactly hw I jst felt lol(:

  • waah waah waxaas soot kaa ah waa jirtaa

  • she sounds like magool

  • "Allahayow sidii roon

    Solansii qalbigayaga

    Solansii qalbigayaga!"

    Ereyo naxariis iyo kagacaltooyo badan: miro, muusig, laxan iyo cod qalbigayaga ay Aamino Dhool ku solansiin hees ku saabsan, malehayga -- jacaylkii dhabta ahaa. Wow!

    Walaalkay wxuska, aad ayaad ugu mahadsan tahay heestan qaraamiga ah oo aad nala soo wadaagtay. Mahadsanid.

  • iska dhaafa tan waa habar socoto meela ayaa laga wacooyaa qaatuma xumo ku dhimo aqaseey cajuuso dhilo ah maxaa ka xun

  • Very mellifluous voice. I like her song. the lyrics are magnificent. and one more thing I like her flat breasts. Hahahahaha. I am just kidding, she is great girl. Thumbs up! Saqda dhexe habeenkii intaan wada siraataan seenyaalo bixiyaa. Waaw. DO you know what that means? She releases pheromone, I hope lucky male would recieve that signal and come over where she at. what a lucky that guy would be? hahahahah

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • woow afkaga caano iyo malab lagu qabay alaha ku deeysto masha allah wayabee soomaliyeey goormaa qabiilka la aasayaa

  • hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • ever since ethiopians migrated from Yemen to east africa, Somalis were at war with them, and this underlines a major fundamental point of historical fact. equally it must be noted that, Somalis in the Somali peninsula (djibouti, Ogaden, NFD, socotra, north and south) all encompass a traditional Somali Punt territory, therefore, ethiopian migrants from yemen have a blood connection to the arabs and no arab including an ethiopian should feel welcomed in the Horn of Somalia, you are outsiders

  • One of the best voices i have ever heard.I wonder why this lady started singing so late. She got a great talent.

    Ali

  • kan ka sheekeenaayo dad isfuray adiga ma maxkamada furniinka ayaad ka shaqaysaa mase camal la aantii ayaa kaa badatay xoolo fuqul xoolo\

  • wow waa hees qaaliya ilahow dhawr amina kuluc

    il iyo cawrii lahow

  • Subax wacan sidad tahay samadu ay nabdon tahay sida loo jecleystaad ana iila simantee !!! ...............amina dhool this is ur best song ever .

  • waaaaaaaaaaaaw viiiiiiiva amina i likeeeeeeeeeee niilo amina

  • Safaad aniga oo aan wadin sagal gaaxday aan noqon isa seegi maynee soo korodh jacaylkii saqda dhexe habeenkii intan wada sirataan seenyaalo bixiyaa <3<3<3

    love this song masha allah Aamina dhool eesh calaa fananad.

  • aad baan kaga helay hesahaga macan

  • Amina heestaada waa cool iyo sidaad u ciyaaraysid your my favorit heestaana waxaan siiyey 5**** star.yaah saqda dhaxe habeenkii senyaalaha aad bixisid leenba ka helay

  • habartan heseysa waa AYEEYO masajidka gal cajuuso magool iska dhigta gaari meysid lakin tolked ayaa walan cafimad ka suugi maayo

  • ╭∩╮(︶︿︶)╭∩╮ to haters !!!!

  • fahmo100 lol waa runtaa waa xaaskii kuluc meel kalena waan ka maqlay balse waa fanaanad wayn ee qiimo leh walahi!

  • wow nice song amina

  • heestaan waa heesta kaliya aan ku jeclahay top 10 ayey ku jirtaa waad ka baxsatay fanaada weyn aamina dhool

  • Waad ku fiicantahay heesaha  du kan det här

  • Gabadhaan waa xaaskii kuluc uu qabi jiray waxey u dhashay 7 caruur ah

    Kuluc waxa uu uga soo tegey soomaaliya 1987 markaa meeqa ayey jirta suáasha waxaa iska leh adiga hadana gabar yar ayaa loo maleweyaa

  • war niyow islaantan weynida ku waalatay yaa yidhahda iska cibaadeeso

  • @MrNaaleeye adigu arod cibaadayso xayawaan,, cibadada siq and kabiir waa lugu lee yahay, cajuus xun

  • @zaywaan niceee said,, couldnt say better walaalo <3

  • Amina Abdulaahi Haji Omar Masha allah masha allah noolow low waligaa ...

  • Amina Dhool heestaan waxee u qaaday ninkeedii la dhihi jiray mahamed ahmed kuluc ( kuluc) waa fanaan ween Amina wuu idiiday fanaanimada ayadana waa ku madax adeegtay saas ayaa keentay in lafuru Amino heestaana asagee ugu tala gashay waxaan idin leeyahay dhamaan umada somali ah usoo duceeya Amina in nin keeda allaha usoo celsho Aamiin Aamiin

  • u kill it with your hair move gosh

  • @TheSamiya22 Seenyaalo Means Baaqitaan or Signal.. but tell me Saqda dhaxe Habeenki intan Wada Siraato ? what does Siraato mean ? walahi i dont know Siraato.

  • @farxaaan  siraato means led or on (ama holac ama gubasho ama kacsi hadba si u qaado)

  • @farxaaan siraato means horny erection

  • seenyal bixisaan maxay ka wada taloow

  • alahayow sidii roon amiiin soo qalbigena

  • @mrjamac kkkkkkkkkkkkkk lol adi waa danbesa noo xaajiga lee lo qadan camal

  • Waxaan ayaa fanaan lagaa dhaxaa fiska iyo aamino wax ku heysto malaha inta kale iska seexda ayaan dhixi lahaa

  • fanaantaaa sanadkaaa maxee waadaaa qawaaan yihin dhar aaan caadi aheeeni ayaaa ku labisnayaaaaaa ayaaa mid waalib la arkaaa jirkeedaaaa uuuf cml kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkk

  • dirac i dilay tobal caaro ugu sii aamino lol

  • @SUMEEYA1 kkkkkkkk maka heshay diraacaas dont worry anaa ku ibinayee sumeeya cadeey lakiin diracan waba nude kkkkkkkkk kaftan ind

  • waxaad ka garan kartaan dadka dhageysta ama daawada cadadka fiiri tirada

    212,768  realy she is massive wooow

  • waa hees ku haboon dhalinyarada imika oo qaarba nooc u siraataan

    qaar qaadbay ka dhargaan markaasay wada siraataan

    qaar na jacayl iyo sariir habeen walba gali ah ayay la siraataan

    qaar waxay la siraataan markay sifiican ugu diyaar garowbayaan ...............

  • caadi maaha fannaanada iyo heestaba viva aamina dhool <3

  • Waa hees tin iyo cirib ku dhaqaajineysa. Reer xamrku waxeey hiraahdaan"geel indhakuul maxuu ka kasaa." hadaba naxurka heesta aan idintaabtee reer xarow. Waxeey leedahay saqdii dhexe habeenkii Ilahay amarkii gabigeyga oo dhan intaan sidii nalkii intaan iftiimo ayaan fareejeeyaa. Yaab waa hees nuxur ku fadhida. Afkaaga caano dhay ah lagu qabay dhooleey.

  • seenyaale bixiyaa

  • eesh cala kacsi! kakakakakakkakakakkaka nice song i liked

  • Saqda dhaxe habeenkii intaan wada siraataa

    Seen yaalo bixiyaa

    inaba caadi maahan afkaaaga caano lagu qabay aamina dhool one of the great favorate songs ayee kujirtaa runtii nooolow dhooley .

  • Saqda dhaxe habeenkii intaan wada siraataa

    Seen yaalo bixiyaa

    inaba caadi maahan afkaaaga caano lagu qabay aamina dhool one of the great favorate songs ayee kujirtaa runtii nooolow dhooley

  • Saqda dhaxe habeenkii intaan wada siraataa

    Seen yaalo bixiyaa

    inaba caadi maahan afkaaaga caano lagu qabay aamina dhool one of the great favorate songs ayee kujirtaa runtii nooolow dhooley

  • maashaa allaah aamino caadi maahan runtii waa fannaanad qaran ayaan oran karayaa heesaheeduna waa kuwo dhamaantood la dhagaysan karayo oo qofku liqayo marna aanu soo tufayn....... viva aamina nooloow ayaan ku leeyahay halkaas kasii wad ayaan leeyahay

  • maashaa allaah aamino caadi maahan runtii waa fannaanad qaran ayaan oran karayaa heesaheeduna waa kuwo dhamaantood la dhagaysan karayo oo qofku liqayo marna aanu soo tufayn....... viva aamina

  • waaaaaaaaaaaw aamina dhool waa gabarreer magaal lafaha ka ah agshin keeda iyo cod keeduba waa qurux badan yihiin waf cajiib waxaasaa heesa

  • ku raxayso heestan macaan

  • amina dhoole waa hees macaan

  • saq dhexe habeenkii intaan wada siraadaan seenyaalo bixyaa ku teh kkkkkkkkkkkkk caadi mahan iliked walhi inoolow aamina dhool my queen waxan jeclahy heesgaga waayo xamaasad bay leeyihiin runtii oo adiga dhan ku kicinaya ololo

  • waawo fanaanadani caadimaah  jag gillar hans sång

  • xaax heestaan aa kaaheesa cadi maahan

  • wallahi that shes wearing exposiclothing! :/ asthakhfuranllah

  • somalida xanuun ayaa wada haya ilaahay hacaafimaadsho gabar fanaanad ah ayay maagayaa war somalidii hore gabdhaha macaayi jirin ee xishoda nice song

  • kaaley sida muusigada loo garaaco miyey taqaanaa waxaan la yaabey sida ay ula socoto kitaarka

  • Wallee dhoocilaha yar yar oo meesha car cararaaya adiga ayaa 100% ka wanaagsan ikraan iyo dareen arts dhamaan wax ay isku haayaan malaha

  • waaw fanaada uugu cod macaan ee nice music oh my good?

  • ilahay amarkiis islaantaan yar waanka helaa , ka bax iyda dhan ayaba ku so jidanaysa dhool saa ku wad

  • MASHA ALLAH: ALLAH HAYOW SOO SII QALBIYAGA SIDA ROON ( SEENYAALE).....??? WAA HEES XIGMAD KU SALEESAN

  • waw inaba heesta iyo musigaba caadi maaha gabadha ayaaba kasii cajabsane waxad modaa in laysla doontay waxaba dee kkkk caleek caleek war yaan ka doontaa albumkaan waa sara joog kacshee ahahhaha waaaw bashal wacan dhalinta somalaay by dj ahmed yare

  • amina dhool is Great female singer of puntland

  • nacalaaa qabyaalada ku taaala waar qabyalad goormeynu talow dhaafi doona

  • Dhooleey waad ii dhineed, Wonderful song codna waa idilay ah eeeeeeeeeey ah CD geeda halkaan heelaa talow?

  • washa washa ka bax isii waxaas aya ka hees ah madaxa sida loo lulaayo idilay alla beerka iyo wadnaha day ilbaxa aduunka ee suugaanta iga daba gee calankaygii ayaa horay u haraye

  • waaaaaaaaaaaaaaaw amina dhool magac maskina lagama ahn magaca iyo adigaba wa isu qalatan aad ban ugu haystaa cudkaga iyo dhola cadayntaada waa fananad qaran gar ahan putland

  • woow aamina kuluc wan jecelay heesahaaga noolow

  • qofkii aflagaadeeya qabiil, waa qof dhib loo gaystey, lkn siyaabo badan ayuu ku heli karaa xaquuqda ka maqan, maha in uu qofkasta yiraahdo waa reer hebel wa ey ey dhalay,,,,,...........

  • Qofkii qabiil aflagaadeeya. waa qof la dulmiyey lakin siyaabo kale ayuu ku heli karaa xaquuqdiisa, lkn ma ah in uu qof fanaan ah ama siyaasi, ama aqoonyahan in uu halkaan ka aflagaadeeyo.

    mahadsanidiin.

    kudayo puntland viva pl

  • @missworld422,adeer koley xalaal lagugu ma dhaline, ma ciyaalkii kacaanka ayaad, tahay? mise waxaad tahay ciyaalkii xeradii 26 juun?

    somali ayaa horey, waxay u tiri hal booli ah nirig xalaala ma dhasho.

    marka kuyaabi mayno

  • @missworld422,adeer koley xalaal lagugu ma dhaline, ma ciyaalkii kacaanka ayaad, tahay? mise waxaad tahay ciyaalkii xeradii 26 juun?

    somali ayaa horey, waxay u tiri hal booli ah nirig xalaala ma dhasho.

    marka kuyaabi mayno

    marka kuma xumid sida aad tahay

  • @HASHABU walahiwaxa la yab ah in somali banooni sodhamaday in ay wadan wa ceeyb putland dabada looga dhcay iney harto wa diidan tahay ee waxey ka hesho ayeey lee dahay lakin amino dhool wa doqeyga viva dhool qof ku yaqan ayaa ku yaqan

  • @missworld422,adeer koley xalaal lagugu ma dhaline, ma ciyaalkii kacaanka ayaad, tahay? mise waxaad tahay ciyaalkii xeradii 26 juun?

    somali ayaa horey, waxay u tiri hal booli ah nirig xalaala ma dhasho.

    marka kuma xumid sida aad tahay

  • @missworld422,adeer koley xalaal lagugu ma dhaline, ma ciyaalkii kacaanka ayaad, tahay? mise waxaad tahay ciyaalkii xeradii 26 juun?

    please which one are you?

  • @missworld422,adeer koley xalaal lagugu ma dhaline, ma ciyaalkii kacaankaad, tahay? mise waxaad tahay ciyaalkii xeradii 26 juun?

    please which one are you?

  • @missworld422,adeer koley xalaal lagugu ma dhaline, ma ciyaalkii kacaankaad, tahay? mise waxaad tahay ciyaalkii xeradii 26 juun?

    please which one are you?

  • @missworld422,ku dhexwaalo, MJ

  • waw inaba caadi mahan

  • AMINA DHOL """""""aaad ayeey u cod macaantahay fananadaan waliba video gaan caadi mahn action ayeeba ku dartay

  • Fanaanad dhameystiran Aamina dhool nolow codkaada waxaan ku masaalo maba aqaan malab shiniba ka macaan qaabka jiliinka waah waah..

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk teeba inan yar ah ala beerka ........

  • ala qurxoona ala inder alabta igada ciyarta cokay kaga dartay kkkkkkkkk wa inanyar

    viva darawishland guuuuuuuuul

  • AAMINA DHOOL islaantan cimrigan ku gashay fanka war ileen MAJERTEEN ma xishoodan yaa rabii............

  • @missworld422 maxaa keenay qabiilka magaciisa hadiise dhibaato kugu tahay dhegaaysigeeda maxaad u dhegaaysan. Cajiib Soomaali wax kasta waa in aay qabiil ku lamaaniyaan goormee noqonaynaaa dad u fekera heer qaran iyo Soomaalinimo. Subhan Allah ilaahayow umadaada caafi.

  • @missworld422 waad xanuun santahay ee isdawee,, amiina dhool inay kaa wantahay u malayan mayo,,,, Majeerten waa xishoo day saa taa kaliya ayeey fanaanad leeyihiine,,

  • @missworld422 Sistser MJ Nin ku nacay umalena maxaa MJ afkaaga ugu taageee ,,

    MJ Fanka kamaba buuxan somalida kala uga badan !

    Shaqsi cay lakiin no qabiiil

  • wet ban je leuk Amina Dhool

  • Amina Dhool wet ban je leuk

  • woooooooooooooow waa qarisk tuur alaabtani säger abdi shakuura and dejey ...awil

  • Mansha allah diraca ay sidato waaba mid aan ka helay oo hadana aan wayayba isagoo kale ama nashqadiisaba.

  • Aamina dhool I love you so much quruxda iyo dhoolo cadayntaada waan ku mashquulaa runtii

  • mmmmmmmmmmmmmmm

    mmmmmmmmmmmmmmm

    waxasaa heesa woooooooooof aamina dhool. my fanaanad.

  • amina dhool fanaanada aduunka caadi matihid baan kuleeyahay

  • aamina caadi maaha soo baro caashaqa

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk  caaadi maahan aamina

  • amiino haaaaaaaaaaaaaaadhiiman haaaaaaaaaaana iloooooooowin caafimad kada

  • man shaa aallah

  • waah waah waxbaa ka dhacey fanaanada garanka meeshaada kadii wad

    

  • waah waah waxbaa ka dhacey fanaanada garanka meeshaada kadii wad

  • aad baan u jeclahay fanaanadan, j adors cette chanteuse, maka xiiso hees tan, je m en lasserai jamais......

  • AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN,AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN, NABAD.

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaw walaal waan ku xaal marin adiga iyo Nimco yasiin walaalayaal binii aadan ayaan ahey wan qaldamay,Abwaantii waywanaa waan ka lumay hada waa iilaah mahadiis in aan hada sifican, NAABAAD.

  • aamina waa ku jeclahey inaba caadi ma ahid waanaga soo daahdey waa horaa ku sugeeyney balse hadaan ku faraxsanahey inaad codkaaga quruxda badan ku raaxeysano codka,action kaa i diley ,macaanto ubax qurux badaan kuu dhiigey iyo bilada codka loooool

  • aamina waa ku jeclahey inaba caadi ma ahid waanaga soo daahdey waa horaa ku sugeeyney balse hadaan ku faraxsanahey inaad codkaaga quruxda badan ku raaxeysano codka,action kaa i diley ,macaanto ubax qurux badaan kuu dhiigey iyo bilada codka looooooooool

  • aamina waa ku jeclahey inaba caadi ma ahid waanaga soo daahdey waa horaa ku sugeeyney balse hadaan ku faraxsanahey inaad codkaaga quruxda badan ku raaxeysano codka,action kaa i diley ,macaanto ubax qurux badaan kuu dhiigey iyo bilada codka loooooooooool

  • amina dhool caadi ma,aha

  • amina dhool caadi ma,aha

  • woww heestan waxa ka turjumaysaa qalbigayga iyo qof kastoo wax jecel runtaa waxay tahay qof wax jecel alaa dhibay aamina dhool wowwwwwwww nice song

  • Yaah, Aamina Dhool waa ii dhuumatay, action-kaa i diley, sidaan miyaa u furfurnayd, aniga waxaa iigu horreysey heestii Qaylo Dhaan. Yaah, khatar khatar.

  • fananada amino ad ban uga helaa hiseheeda jir oo joog waligaa

  • fanaanadaan waa jeclahay codkeda iyo sida ay is dhahdo amazing...

    horta waa su,aale kuluc maa dhalay mise wuu qabaa why why they call her heblaayo kuluc??

  • amiina cadey cadi maha walahi waa fananad jirta cod .musik.dans intaba way haysa mashaallah mmmmmmm

  • yaa salaam, Aamina dhool waa xidig sida cadceeda u soo ifaysa oo usoo baxday fanka somalida. Laxan iyo music aad ugu haboon codka ayaa saaran heesta.

    well done dhamaan teamka soo qaban qaabiyey.. 

  • waliid1000 ,>>Qoftaan Waaberi waxba uma taqaan Action keeda ,>>Maryan Mursal & Saado Labadaba waa Cuslaadeen waxa eey maalmahaan ku socdaan Indha adeeg,Ineey Fanka iskaga fadhiistaan eey aheyd,Farxiya Fiiska waa codmacaan tahay Laakiin Reer Magaal ma ahan Like Su,san Boyld

  • Amina Dhoool Inaba Caadi Ma Ahan Goftaan Heesaheeda Dhan Waa Qatar Nooloww <3

  • she is so small and adorable i just wanna eat her:) She has beautiful voice though, mashallah...

  • aamina dhool waa qatar waa fanaanad naga soo daahdey ayaan filayaa sax soo jiidasho action cod macaan & qurux ayey isku darsatey maasha alaah i love u dhool

  • hi all

  • Aamina dhooley,Reer magaalnimada & Actionka ayaad ku sidataa & Jiniyahaga,

    Miraha heestana maxuma.> Ani waan kusagayee adaa siisan waayey, Sahal yaney kula noqon, waa ku digasho ma ahan Naxariis

  • WAW WAW WAWW WAW MA AMINO DHOOL BAA wale waan saro kacay yasalaam ACTION BODY COD QURUX INTABA QOF ISKU HAYSTA MA JIRTO ILA AMINO DHOOL MAAHANE YAA SLAAM WA FANAANADII QARNIGA YAN LEEYAHY WALI WA FANANAD PROFESSIONAL AH WALI IMA SO MARIN IYADOO KALE WAXAN KU ASQEEYO AMA AAN KU MMATAALO MAGARNAAYO FANAANADAN WAY I RUXDEY WALEE TANI ..UUUUUUMMMMM U ROCKED SEY TAHY AAMINO DHOOLEY WAYYYYOO WAY alahayoy sidii roon soo sii qalbigayaga

  • mansha alaah ilahy ha ku dhaafo walee fanananimo mel bad iska dhigtay  fananinta wawen bad ayaad la dhiganta ilahay waxuu isugu ka daray cod Qurux achion mansha alaah cimriga ha jiroo amina cadeey

  • xataa qosolka iyo dhufashada madaxa ay yara dhufanayso ayaa yaab leh oo heesta sii qurxinaya markaa wax aan ku tilaamo gabadhan ma garanayo,aamina waxaan ku leeyahay halkaa kaga hay waayo waad dhamaystirantahay,hana joojin madaxa aad yara dhufanayso waa qurux iyo action wanaagsan oo dadka soo jiidanaya si kastaba ha ahaatee heeso badan soo saar, oo ha joojin waanan kuu hanbalyaynayaa sida aad uga soo baxday hablaha soommmaaliyeed ee fanka ku jira.

  • amina dhool waa gabadha kaliya ee la odhan karo waa fananad( actionka,body languageka,codka ,dhinac kasta oo laga eego way dhamaystirantahay,waxaan dhagaystay ama aan daawaday hablo badan oo fanaaniin ah waxaan u jeedaa kuwa cusub,sida fadxiya fiska ikraan carale nimco dareen,saynab laba dhagax iyo qaar kaloo badan markaa aaina ayaa dhamaantood kaga wanaagsan dhinaca fanka,mida kale waaberi ayay si fiican ugu biiraysaa aamina bilaa shuruud hadii imika tartan loo qaban lahaa hablaha amina 01

  • dadka qaar waxaad modaa in dhimashada shaki kaga jiro alow na hanuuni

  • Waaaw heestu aad bay u macaan tahay, Amina aad bad Magool ugu cod eegtahay.

  • heestaan mudaa baadi goobayay actionka caadi maaha qoftaan waa hoolywood waxaad moodaa hablihii hore ee wabari like magool, hibo,maandeeq, sahra axmed,baxsan qadra daahir caadi maaha qoftaan walaahi

  • aamina dhool ilaahow kudaa aamin caadi maaha walaahi magool cusub she is natural she is talanted massive qoftaan caadi maaha codka waa cajiib heeso badan halaga duubo waa in record badan laga sameeya thanx aamina dhool

  • allaa yaa cizak, Aamina dhool waa xidig iyo qorax u soo baxday fanka somalida dhankasta oo la eego waa isu dheeli tiran tahay heestu. sidaasa loo hesaa aama waa layska aamusaa...

    Safaad aniga oon wadin sagal gaaxday aan noqon isa seegi maynee soo korodh jacaylki, Saqda dhexe habeenki intaan wada siraatan seenyaale bixiyaa,

    Alla hayoo sidii ruun solonsii qalbigayaga...

  • Comment removed

  • waaw, waa hees aan caadi aheen lakin xanuun ay leedahay camal . kkkkkk cod aa dhamaaday masha,allah

  • nice song

  • this is proffessional

  • masha alah cod baa alle ugu deeqey ii nolow

  • I love U Amina Dhool.

  • masha allah qurux haybad iyo cod macaan.............aamina halkaa ka hay your fan from USA

  • amina dhoool nice song waleee.....Laakin islaan wada dakhadara ayaad Tahay kolna jacaylkaagu hoosta ayuu u dhaadhacay..marna kulaybaad keligaa la sean weyday kkkkkkkkk Yaa salaaam

    Nice Song

  • wowow allahayoow soo sii sidi roon qalbiyaga i love hestaan <3

  • yaa salaam aminadhool nice song thnks xuska..

  • yaa salaam aminadhool nice song thnks xuska..

  • y is she keep shaking her hair lol hahhahahahahahahah

  • i love dis song

  • Ahmed Caato

    Amino dhool waa hees aad loola dhacay

  • ilove her this wowman so much

  • Wallee heestaan caadi ma aha xuska mahadsanid

  • i love dis song

  • WAAAAAAAAAAAAAW waamaxay heesku walaahi mudo aan yarayn baan raadinayay heeskaan Laakiin nasiib wanaag maanta ayaan helay AAAMINO DHOOL waxaan kugu tilmaamo magaranayo wax walba waa qiimo badantahay abaayo macaanto

  • WaaaaW Heestaan Caadi Mahan Saqda dhexe habeenkii intaan wada siraata seenyaalo bixiyaa ....Something ayeey dareemaysa caadi mahan aamina dhool

  • maasha,alaah, Cot iyo Qurux iLaaheey wuu ku siiye maasha,alaah

  • Allahayoow Sidii Roon Soolan Sii Qalbiyaga....Aaamiiinnn

  • anigu heesta kama helin waxaase an aad ula dhacey waxkastana la siisan karin qaabka iyo actionka war gabartu ma school ayey uga soo baxdey wwwww

    kuwo iyada ka yaryar ayan keeni karin actionkeda thnks aamino

    ALLAHAYOW SIDII ROON SOO SII QALBIGAYAGA. aamiin aamin kuligeenba

  • hees taan waxaan ka goobayay youtubeka mudo dheer yaasalaam waa fanaanad aan oran karno hablaha oo dhan inta heesta ayeey ku hogaamineysaa cod dahabi ah halka

    uu fanaanka caanka ah ee cabdi

  • hees taan waxaan ka goobayay youtubeka mudo dheer yaasalaam waa fanaanad aan oran karno hablaha oo dhan inta heesta ayeey ku hogaamineysaa cod dahabi ah halka

    uu fanaanka caanka ah ee cabdi shire jaamac ciyaar jacel jooqle uu hogaaminayo dhanka raga oo labaduba waxeey badaleen magool oo aay badashay aamina iyo maxamed suleebaan tubeec oo uu badalay jooqle

    halkaas ka haya aamina