Added: 2 years ago
From: waaberistudioatl
Views: 21,975
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaaw sahra ilays walee waa fanaanad cod macaan isla markaana ah fanaanad ka soo jeeda magaalada jigjiga sahra noolow ina adeer

  • naagtu mamasaajid ayay ku dhexheesaysaa acuudka kkkkkkk d

  • @MrNajiibyare maaha masaajid sxb ee hall xafladaha lagu qabto. ma tiirarkiisa ayaad u meeday inuu masaajid yahay.

  • wow who did your hair sister  its so UGLY MY GOD kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • kkk waaw heesh iga dheh

  • caleek yaa Ilays, codka iyo magacaaga waaba laysu sameeyey. qalbigaad ruxday. caleek caleek yaa ilays.

  • aniga zahra fankeeda aad baan u jeclahay heestana aad ayey ugu farayareysatay codkeeda kama daalo.

  • waaaaaaaw maxaan kugu timamaa sahra walaai aad baad unuuray saaan ilaska ciyaar laguuguma bixin waaaaaaaaaaaw cokagu hajiro waligaa nooloow macaan ilays

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more