Added: 4 years ago
From: Mudugboy
Views: 246,890
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (90)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • viva Somli Girls.......

  • caadi ma'ahan ... laakin su'aashu waa... XAGEE KA BEXEEN GABDHIHII SIDAA U DHUUDHUUBNAA EE SOMALIYEED?

    hada kuwa jooga waa 1000 +2000 kiilo iyo bar baayici maynee keen barida...

  • @dhus0yarE habartaan ayadoo futada iyo meel kastaba ka buuratay oo X

  • @dhus0yarE xabashiyad futo wayn waaye hada oo aad ka yaabayso

  • iyadoo ethobia joogto baan ogaa 2008kii i dont where she is living now

  • waaaaaw what awsome voice and sweet words

    

  • Khadiija Hiiraan majaajilada iyo murtida waay taqaanaa waxaa tusaale u ah riwaayada ku jirtay "Waa Maadays Aduunyadu, Dadkuna Waay matalayaan" 1984

  • waxaan weeydiiyay Khadiija saaxiibadeed Saynab Cige oo aay riwaayadii "waa maadays aduunyadu, dadkuna waay matalayaan" 1984 ku wada jireen

    waxaay igu tidhi waay wada hadlaan waagaay Ethiopia joogtay hadana Norway

  • khadiija hiraan waxay ku noshahay qaarada yurub waxeyna jogtaa wadanka norge

    

  • aadbay ucod macan tahay gabadha somaliyeed

  • Heestan waxaa wada lahaa Khadiijo hiiraan iyo Ibraahim baadil oo labadaba ka tirsanaa kooxdii booliska ee Heegan.

  • aadbay ucod macan tahay gabadha somaliyeed

  • ALA CAADI MAHA HEESTAN SAHRA AHMED HEESEHEEDA WAAN JECLAHY

  • waaaaaw khadiijo hiiraan waa fanaanad qaali ah noolaaw runtii aad ayaan u jeclahay heesteeda iyo codkeeda macaan magac culus ayeey wadataa hiiraan waligeey matagin lkn waa jeclahay inaan mar uun tago waa dhul somalyed

  • MASHA ALLAH: SIDA AYIROGEELA ILMAHEEDA WEYIDA WAAN KUGU OLOLA MA OGTAHAYI AXDIGII AAN DHIGANAYI MARNA HA ILLOWIN ADDUUNYADAAN INTA JOOGTO ADIIGAN KA DOORTEYI NAFTU KU OGGOLAATEYI..................?­??

  • Weli waan xusuustaa cariish kii reer koodu ay deganaa yeen ee foornada rootiga ka soo hor jeeday, Buulo Burde 1972. My younger sister was born in the house next door.

  • She used to be our next door neighbour in 1972. I was 5 at the time. They were very poor family. Shortly after she joined "Ubaxa Buulo Burde", then few years later moved to Ubaxa Gobalka Beledweyne, at the time our family also was in Beledweyne.

    Later on, in the late 70s, she was living in Mogadishu, not far from where our house was. We were happy to hear she was doing OK- knowing how bad life was in Buuloburde in 72 for her family and ours too.

  • woow khadiijo hiiraan caadi maahan walee qofta waxaa ku dhamaaday cod i lake this song

  • waw wayo wayo fananadaan wan xasuusta Nooooooooooooooooooooooooolow.

  • Khadiija Hiiraan now in US, riwaayadihii ay soodhigtay waxaa kamid ahaa: Waa maadeys adduunyadu, Masiibada Adduunyadu, Beeney waa Run (original), waxay heeso la samaysay kooxda Iftin sida xilligan, dadkey la heestay waxaa kamid ah Shimaali in 1988.

  • waaw

    

  • Ooh, those memories, codka, miraha heesta maxaa gabadha u harey? aleela ale jaclaan lahaa xuural cayn heestaan ii qaada,lol

  • waah waaaaaaaaaaaaaah

    cod kan iyo wixii la mid ah iga dheh ...kuwa hadda heesa maxaa codka ka qaaday waa iyagaan music isku qarinayeeeeeee........nooloow inta cimrigaagu ku eg yahay..loooool

  • khadiijo hiiraan tolow halkay ku dambeysaa waayo waayo aad iyo aad ayey u cod fiicneyd dib dambe looma arag.

  • This video has beautiful voices! You should have even more videos like this!

  • I love this song, and the khadija is playing on my mind

  • Gabadhan waxaa la yiraa Khadiija Hiiraanwaxay ka mid aheyd Hoboladii waaberi, Heestanna waxay wada qaadi jireen Hobolka Cavdi Baadil oo ay xiligaa ka wada tirsanaayeen Ubaxa Kacaanka ee Gobolka Hiiraan

  • masha allah our somali girls always they r cute my allah bless them

  • thanks mudugboy sxb waxaad uruurisay murtidii iyo fankii soomaaliyeed walaahi rag rag dhalay baa tahay.......

  • Maya waxba Ma'Ogii Khadiija loooooool

  • Ma Ogiii Walaaaley

  • mmmmm ya salaam ,,national language ,

  • my favo song, nice khadijo hiiran, pls make a come back x

  • The first time I saw this video was Somalian Television. I like her voice

  • I'm loving this song.

  • forza qadiijo hiiraan maansha alla aad beey u cod macdahay noloow

  • waaaaaaaw qofta caadi ma aha masha allah viva gabdhaha somaliyeed

  • dat ,s really Somalian  gurl

    smal and qalanjo mmmm

  • she is hot girl I remember my ex girl friends

  • khadiija hiiran GrEaT sOnG

  • SXB QOFTAN MAGACEYD HOD MACANA

  • heestaan cadi mahan waaw dadkii hore wakana eesh cala hees

  • Fab dress

  • wowo nice song cod keydi wa codka ugu macaana duunka qofka maseer ka haayo sakiin laq ku dheh teydi kale qofka sito magacaa hakkam koley un af kaagi bad ka hadashay hadal kagina wax uma dhimaayo fananada wey e xishood teydi kale amxarada wa rag un gabdho ma ahan hadey macane dhahdo dhibato ma ahan dumar be u tahay tas qof wax lagu caayo ma ahan uff afka so suubso rer badiyo cunsuri ah bad tahay waleey

  • Can some tell me if there is a new version of this song plzzz?

  • There is Kaban version by abdi baadil.

  • Khadiijo axmed waasuge (Hiiraan) heestan waxaa la qaadi jiray fanaankii Cabdi Baadil oo ay ka wada tirsanaayeen ubaxii kacaanka ee Baladweyne waana heesti ugu horeysay ay fanka kusoo gashay.

  • waan ku taagersanaa laakiin waxaan kala goosanay markaan ku arkay adoo amxaar injir ka daadanayso macaanoowda ku hay

    waan ka xumahay

    waa dhibaatada qaran jabka

  • nice song, but the lady looks funny lolz....

  • mudug boy thnks for posting this song bro qadijo hiiraan waa fanaanad aad u heer sareyso

  • walaalayaal miyaadan ogeyn qurux qaawan in ay qeymo lahayn qurux waa tii asturan ? haddii aad dooneysaan dhaqamada gaaladane waa gooni taasne ?

  • jawaab kusocta jaango42 qadiija hiiran waxay ku nooshahay eithopia casimadeda addisababa

  • ooheestan inantan agaaqaada  waxaan ku maqlay jaamacyare mise cumaryare kuwadan bee haasaha qada

  • @jaango42 khadiijo hiran waxay ku nooshahay Ethiopia sas baan maqlay

  • Mudugboy aad ayaad u mahadsan tahay. Khadiija Hiiraan afkaaga caano lagu qabay. Sidoo kale waxaan jeclahay dhexdeeda dhuuban iyo quruxda gabdhaha Soomaaliyeed. Dhaqan aan laheyn oo laga keenay Carab iyo Afqaanistaan ayaa gabdhaeenii ayaa hadda dusha laga saaray. Waagii gabdhuhu sida Khadiija Hiiraan u labisnaayeen ayey asluub wanaagsanaayeen. WAR GUNTIINADEENII IYO GAREYSKA AAN SOO CESHANO. NAGA DHAAFA DHAQANKA CARABTA IYO AFQAANISTAAN OO MAANTA DALKEENII WAX-MA-GARATADU KU FIDISAY.

  • khadija Hiiraan ninkii yaqaan meeshay adduunka kaga nooshay fadlan ha ii soo sheega

    waa JECLAHAY GABADHAAS SOOMALIYEED

  • celeek

  • Good song

    I love you!

  • I love this song

  • Khadijo Hiiraan yaasalaam waa hees macaan, dad waa dadkii hore

  • .waaaaaaaaaaw waa hees aad u xigmadeydan masha alah jaceel waa ku dhamaaday somalida xiliyaashi hore laakin sanadahan danbe iyo dhalinta gadaal kasoo baxa ah waa laga jaceel badanyahay waayo dadkii hore heeso ayeey alifi jireen kuwa hadana qabiil ayeey ka shaqeeyan badankood alle ha noo midooyo dadkeena calal cumum thanks mudugboy iyo dhalinta kale ee comment ka bixisay halkan by:daash

  • thanks sister

  • offff caleeeeeg khadiijo Hiiraan. Nice song and wonderful voice. I feel every word. aniguna heestan waxan u dirayaa nin anu bari isjecleyn "CJM" anigoo, after 3 years wali le, "aragaaga oo qudha kumaan iibsadeen aduunyada". I salute you Mudugboy for your wonderful selection.

  • waaw nice song heestan waan ka helaa caleek

  • imalkeyga waa biis100

  • wooooooooooooooooooooooooooooo­ooow

  • wooooooooooooooooooooooooooooo­ooow

  • why the somali singer went to Sudan??

    man do not you know those sudanese helped the somalis in teaching the basics of ther music..

    didn't you hear what hadrawi has written jacayl dhiig malagu qoaray (isnpired due to the letter)sent by sudanese lover to magool written in blood drawn from his vein???

  • Qalbiga thanks sxb

  • MudugBoy ur great sxb,soo wad heesaha

  • WOOW! Very nice song. And a beautiful singer!

  • from ((baadi says waan akhaan khadiijo ahmed waasuge itoobiya ay joogtaa lakiin meel ay kajoogto ma aqaan lakiin waxaan kuu sheegaa shaqsiyada fiican ay leedahay shillinkii ay heysana dadkoo dhan baa leh waxaan garan waayey nasiib xumida dadka sidaas u fiican walaahi ma faaninaayo ee wa sida ay tahay.

  • fanaanda caadi maahan walee i love her walee ala qadiijo cadai maahan walee wooooooooooooooooow

  • waaw..in Sudan 80s...question..why did the Somali singers went to Sudan man?

  • wowowow nice song viva qadiijo hiiraan

  • I don't she's that great singer.

    but got great body though. man

  • nice one.. it's hard to find a singer of such a calibre

  • khadiijo hiiraan was one of my fav singers i like her she has a sick voice and is a good dancer like janet jackson

  • fanaanada dhabta ah waa taas...codkeedaa idilay cod faseexsanaa (winter)aya ku jirnaaye qabowgi dhan waa idaaye...

    wht a voice ..

  • we need to support our cultural icons, wish i could get her address would have donated her some money.

  • waan akhaan khadiijo ahmed waasuge itoobiya ay joogtaa lakiin meel ay kajoogto ma aqaan lakiin waxaan kuu sheegaa shaqsiyada fiican ay leedahay shillinkii ay heysana dadkoo dhan baa leh waxaan garan waayey nasiib xumida dadka sidaas u fiican walaahi ma faaninaayo ee wa sida ay tahay.

  • Nice song "Arakaaga oo qura kumaan iibsadeyn aduunyadan" u got my awesome rate.

  • MRdaacad walaal heestan waxay kamid ahayd bandhig faneed hobolada kooxda iftin ay ku soo bandhigeen magaalada khartuum ee wadanka suudaan 80 yadii. Heesta siday ku timid iyo inay rawaayad ka mid ahayd garan mahayo run ahaantii

  • mudugboy sxb waa sidaad u sheegatay riwaayad mayna aheyn ee waxay ahyd maadaays heesatana waxaa isla qaadayay sidaan filaayo Shara Axmed iyoTima jilic,waxaana dhigaayay Hobalada Heegan.

  • great Song!!!

  • mudug boy xagee lagu duubay video gan muxuuna ahaaa,, oo loogu tallo galay...hadey riwaayad ka timid na waatee????

  • damn man i have seen suffering in ethiopia...shes one of the singers that stayed in africa and actually faced starvation coused by the bloody civil war...she was one of my favourite...like in the riwaayada ( masiibada adunyado ayadaa u macalin)...

  • mudug boy thanks bro waxan moodey in ay dhimatey

  • yaasmiino walaal fanaanada Khadiijo Hiiraan way nooshahay waxayna ku nooshahay wadanka Ethiopia magaalada Adiss

  • mudugboy walaal gabadhan ma nooshahay miso way dhiimatay dhawan ma arage

  • bilad baan siiyay khadijo hiiraan, codfaseexsanaa maashaa alaahu,kuwa iska dhawaaqa markay dhagaystaan soo ceeb madareemaan,thanks mudugboy

  • caleek waxaas baa hees ah saas baa loo heesaa ama waa layska aamusaa

  • Khadiijo Hiiraan great song

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more