Added: 2 years ago
From: badal615
Views: 227,923
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (85)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wwwwwwwwwwww

  • wooooooooooow laba aan kala maarmin . laba aan kala maagin. gayaanku modoobey mudnaanta iyo dooqa mataha is doortey Rabo mira deeqa Raboo nolol miigaan maftaxa ladnaanta awlaad la majiirtoo ameen yaarbi intey mudan yhiinba usaar midigtooda
  • wooow i love this song

  • ya,not bad but don giveup just pull up your sox

  • lafoole cod iyo muuqaalba waa leeyahay

  • lafoole waa fanaanka ugu codka fiican fananiinta danbe

  • @ifraaxful  Lafol maaha fanaan danbe abayo waa fananintii Hobalada waabari waliba ragii ugu yara kamida.

  • LAAFOLE COD IYO MUUQALBA WA LEYAHAY.

  • Great music - shit video.

  • allaha soo hadeeyo waa wiil wanaagsan e qofka hadaad jeclaanayso laguma jeclaado dariiqa janada ka weecan ilaahay ha soo hanuuniyo waa nin qaaliyee intaa heeso ahna quraanka kariimka ah iyo axaadiista rasuulka ha ugu badalo aaaaammmmmmiiiiin dhaha walaal aaaammmmiiin

  • allaha soo hadeeyo waa wiil wanaagsan e qofka hadaad jeclaanayso laguma jeclaado dariiqa janada ka weecan ilaahay ha soo hanuuniyo waa nin qaaliyee intaa heeso ahna quraanka kariimka ah iyo axaadiista rasuulka ha ugu badalo aaaaammmmmmiiiiin dhaha walaal

  • love this song lafoole is and for ever will be the best somali singer.......:) viva lafool

  • love this song lafoole is and for ever will be the best somali singer.......:) viva lafoole 

  • This is by far the best somali MC.. The detailed use of his lyrics and attention given to his songs are by far the best of its kind..

  • WIILKAA WAA WIIL RUNTA SHEEGA YO,

  • Comment removed

  • handisa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisey wlhi u so funny

    

  • laafole waa fanaankeyga aan fanaaninta ugu jeclahay waxaana ku jeclahay amaanta dumarka masha,allah ii noolow lafoole

  • waaw really good song

  • i can't stop listening this song ,,,,,,,,hmmmm waa duco wanaagsan AMIIN yaa rabbi

  • @ Hindisaa kkkkkkkkkk good advice baa siisay fanaanka , Lafoole Fanaan weyn halkaaga ka sii wad fanka.

  • Legend Lafole Returns: Lafoole codkaaga lama heli karo, laakiin waaydan dambe heeso aanad lahayn ayaan kugu arkay ee maxaa ku beddeley kuwaagaaba kaa badnaa oo dadku jecelyahay e? teeda kale waxaan kugula talinayaa muqaal dambe ha soo saarin codadka uun soo dir, madaxaan diiran iyo suuniyahan kuwii fircoon u eg yaan mar dame la arkin, meeshan dumar uur leh baa soo gala iyo caruur. kkkkkkk.

  • hindisa akakakakaka walal bidaarta qari miya waxaagu kkkkkkkkkkkkkk

  • @Hindisaa , looool at ( muqaal dambe ha soo saarin/madaxaan diiran)

  • @Hindisaa adiga iyo lafoole yaa qurxoon kkkkk lafoole wuxuui sad u helay waa intaas e maad tiraahdid is turuukey sida ninka@ZACIIMKA la baxay oo feero nafta isaga qaaday kkkkkkkkk

  • @Hindisaa lafoole ma foolxumo abaayo bidaarna foolxumo ma ahan lafoole dadkiisa uku jira fanaano ka foolxun asaga aa muuqal so saaro ee adiga sidada ugu kacsan mybe yasalam lafoole big fanaan

  • @altomodo

    wuu foolxunyahay taas been maha lkn wuu cood macaanyahay

    mansha allah

  • @altomodo jawaab fiican aa siisay fildaa ayada waxa ay tahay in la arko waaye lafoole aaba ka qurxoon aan umaleena loooooooool

  • Comment removed

  • waowwwwwwwww lafole afkaga canoo laguu maaal

  • wooow lafoole waad cod macaantey saaxiiib waxaan ku rajeniyaa kheyr iyyo baadhaadhe

    ilaaahey codka hakuu daayo

  • nice vocal good song thanx little bit change actionka please wonderfull song this voice thouch my heart i am classical man thanx dadkii hore

  • alla dis is ma song..<3

  • Viva lafole nolow

  • waaw waaw lafoole madaxda waxaasa heesaa ah hadaba qaar waxaa so baxay heesaha xabashiga ah copy yeeya oo fanaanin is moodayee

  • wow yala yala , lafoole is back lalalalala bashaal music waakan

  • man lafoole is back

  • woooooooooow best song  lafoole in hargeisa

  • yaa salaam lafoole like I alwayz say codkaga mansha allah keep coming cause I loe yyyyyyyyyyyyuuuuuuuuuuuuuuuuoo­oooooooooooooo

  • @GEOrgetheson

    Bible ka 100jer baa la badala aad aminsantahay adiga aduunka ayaaba

    lagugu tuso ciqaab san u malaynayo xayawaan iga dheh qof diin macan ku jiro fadaro raadsada uu arkayo waar malinti meshan jooga 100 ba muslima oo arka din in aanay haysan adiga lakiin xaywaaan caqli cabuus shid doofaar baad tay

  • @GEOrgetheson

    Midakale ma imika spread christion aad day daysaa somaliada ku walate war dee

    Imaanka weeyan diinta macaani wax la iska badali karano  maaha Hadu ilahay imaanka kaqadana dee maba lihid bay ka dhigan tahay diintuna wa iimanka badhekeed adiga christion ba lagaaga dhadhiciyey iyo khiyaali

    Kitaabka waa ka ugu akhriska badan lamana badalo BIBLE INE JEERBA LA

  • @GEOrgetheson

    Maxaad isla xiijinaysaa sceince ku wuxuu sheego ay so heleen KITAABKA hore u ugu yaal midkale cristion ku iyagaaba cirka iska haya oo arkaya meeshay afka dareen in aanay wado hagaagsan ahayn oo si ay dadka ulumiyan radinaya oo BIBLE ka hundred times badala kolba wax ku dara waar nijaas baad tahe caqligii diinta macaan ado haysta kasaraa ku haye nagga la tag maraatada oo ogaysiis waxan jooji

  • @GEOrgetheson

    SCEINCE IYO GAALO AYAAD NO AMINSANTAHAY SCEINCE KAN DIIN KU NOQDE ISKU XIDHAYSA WA MAXYA WAR KITAABKA ILAAHAY WAXA U SHEGAYBAY GALADU KOLBA MAR OGADAAAN EE WAX AY LA YIMADAN MA JIRTO EE NACDAL BAA DU SHAADA AHAATAY DIINTA LACAG AAD KAGA BAXDA MALAH LAGU SIIYE HA NALLA QABSAN DAD DIINTA MACAAN HAYSTAANA

    KUMA SAQJAMAYAAN WAX 50JEER LA BADALO EE NAGA FUQ JOOJI WAXAN AAD WADO GAAL YAHOW NACDAL MALINKASTA 5JEER BAY DUSHAADA HATAY QADHMUUN

  • @GEOrgetheson

    dee nacdal ba dushaada taala waxay wlahi haa dhagx wan kugu dililaah

    midkale DIINTA MA TAQAANID OO WA WAXA AAD AAL U TAHAY

    EE ANAD WAXBA U GARANAYN MIDKALE SCEINCE KAN IYO WAXAN AAD SHEEGAYSO KALA FADHIISO HADDA AYAA SCIENCE KU OGADEEN

    KITAABKA WATA LAGU SHEEGAY WAX KASTA MANNA BADALMO LAKIN SCIENCE WAX U YAHAY MA JIRTO WAX KITAABKA KU YAALA WA KUWA IYO IMIKA FAHMA

  • @GEOrgetheson....science is all about... identification, experimental investigation, theoretical explanation, of phenomena. you can come up with an idea, research it invistegate it and if it works...bingo, you are scientist..

  • @GEOrgetheson

    Wrayahe dee hanala qabsan dhagax wax lagu dilaa tahee

    KAAFU KAAFUR NACALAA KUGU YAAL

    KAAFUR YAHOW ILAAHAY NAARTA HAKUGU FOGEEYO

    IFKA NA ITXAN HALAGUGU TUSO KAAFUR BAAD TAHAY BAX

    KAAFU

    KAAFUR GAALOOBAY

    WARYAHEE DADKA HA WAREERIN SIDAN WAX KAGA BIXN MAYSID DIIINTE

    QARAC FATAALAAAD TAHAY OO DIIN HAYSAN KAAFU R YAHOW NIJAAS KA IHI

    KAAFUR NACDALI HA KUGU DHACDO

  • sufyaan99@ lool oo kasoojeeda beesha reer hebel iska dheh..

  • woooooow waxaasa hees lagu sheega  thx ind (S)

  • woooow aad u cod maaan yahay lafooole

  • waa hees marka aan ,maqlo qalbigayga soo jiidata

  • @GEOrgetheson

    KAAAFUR YAHOW KA NALAGALA TAG WAXAN AAD WADO

    NALACALA TULAA CALEEG ILAAHAY NAARTA HA KUGU FOGEEYO

    KAAFUR XUN

  • scw dhamaantiin anoo aad u salmaya fanaanka weyn ee lafoole oo sifiican uga dhex muqda masaraxa fanka somaliyeed ayaan yara donaya in aan halkan ka iftimiyo bawaanka heestan qalbigiisa ay ka soo maxatey waa  abwaan aadka u da yar ee xassan daahir weedhsame oo kasoo jeeda somaliland gaar haan gobolka gabiley

  • @sufiyaan99 sufiyaan i hp walaley waxan ad shegeyso yakuwediistey adiga horta to comment means to give out ur option not talking about pple.

  • wooow Lafoole fanaan jira weeye lakiin abwaanka heestan sameeyey ayaaba cajiib ah beryahan ma Arag hees Aroos oo cusub oo sidan u macaan..

  • lafole graet song bro living always

  • Nice hees ka cabso

  • Lafooole Caadi Ma ahan

  • laaba aan kale maarmin raagedi lafoole ababaha jeecayl ka

  • lafoole great voice, words strong and feels good to listen. when i have lady in my car i always play lafoole lol so i can attract the lady lol.

  • @xilga23

    LOOOL

  • wa best

  • waw waa hees macan yaah lafoole halkaa ka si wad sxb

  • WTF Dadkaan Been BaDanaa Waxaan Hees Ma,ahan Nabee

  • woooooooooow heestu inama caadi maaha yaaa salaam lafoole keeb going

  • waaaaaaaaaaaw sxb lafoole halkaa ka sii wad ,

  • lafoole walaalkeeey maasha allaah waad soo baxday ma tihid wajiyo xun xun lolz lafole is the best guys

  • omg i love this dude walahi he can sing masha allah

  • he just know how praise woman, nothng more wastes time.

  • waah waah the best

  • mashallah u r always the BEST! xxxxxxxxxxx

  • waw lafoole heesihiisa way jiraan caadi maaha

    always love songs not isku buuq buuq

  • lafoole caadi mahaa heestan

  • lafoole fanaan mahan waa nin xirxiran oo waliba aan u jilicsan oo aana dadka taageero qaymaynin adinku mataqanaana anuu sxbkay yahay

  • what u gays talking about? he is the best vocalist that live today. anyways he is my favorite of somali singers + he is cute

  • waaaaw amazing song

  • I know the guy has the best voice, but I don't understand this song. Anyone tell me that's the song is all about.

  • walaahay heeskan caadi maaha lafoole

  • alfanaan lafoole inaba caadi maaha sxb keep up maansha alaah

  • a total artist for the 3th generation, great song lafoole, keep it up;

  • wonderful song da man of moment.

  • waa fanan ka kalii oo ugu wanagsan fanadda heesto sxb waan kugu taa geer sanahay hanoo lado lafoole

  • caadi ma aha fanaan kan keep it up

  • yo yoo waaa fananka keliya ee aan ka helo lafoole fananiita dambe waa ninka keliya ee umada somaliyeed meel walba ka dhagaystaa kana helaan waar nolow waligaa hayskuna ilaawin wadada

  • wow Lafoole is Back was up bro u become skinier what did u do

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more