Added: 1 year ago
From: gaaljecelow
Views: 5,532
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nice song

  • oo wali waa gabadh yare maashaa allaah allaha ku daayo

  • Waxaa Riwaayadda IF iyo AAKHIRO Atarisho ka ahayd Sahra Siyaad Originally.Sahra Siyaad baana iska leh Xuquuqda heesaha riwaayadan ku jira Original kooda

  • SAHRA SIYAAD WAA XIDIGTII RIWAAYADII IF IYO AAKHIRO ORIGINAL

    HA ISKU DAYINA INAAD HEESAHEEDA QAADAAN SI AAD U CEEBOOBIN.

  • @gaaljecelow

    walaal gaaljeclow waad ku mahasana tahay marka hore in aad soo galisay heeso ay leedahay sahara siyaad,waa fanaanad leh taariikh hdder oo aad u qiimo badan.waxaadse iga jaahil saartaa sidaan aqoonta ku hayo ruwaayadda if iyo aakhiro waxaa xidig ka ahayd heestna qaaday fanaanadii wyneyd ee hoblad horseed asli maxamed ilaahay ha u naxriistee,waxaan sugaaba waa jawaabtaada.

  • yaaaaaaaaa salaaaaaaaaam sahra siyaad alooow ku daaa waa fananada qaranka woooooooooooooooooooooooooow\

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more