Added: 1 year ago
From: EEGAA
Views: 23,924
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • viva ogadenia guul inshalah

  • way way

    way way

    way way

    way

    way way

    ama ano garada lehbaan libaan ka goodiyi way way

    gor gor haad kuso dagi sidi afdher liga kala guur way way

    ama iilka la igaliyoo adunyada ka gaabsadey

  • oh, shit sxb heestu waa hees qiiro iyo xikmad wayn kufadhida lkin wiilka kale ee qaaday aya kucodmacan. Midas hadad dhagaysato sifican ayd uqiiron

  • walaalmacan ilaahay hakudaayo ala tola'ayey mareexanbaa hubkii dhigay war yaa daarood ismaaciil ohoo ogaadeen uhiiliya tola'ay dadkaygii gunbaynoqdeen

  • @sahracadey1  Walaal Macaane , miyaysan ka wacnayn in aad dhahdo War yaa Islaam aheey !

    Waryaa Soomaali aheey ??

    Waxaan filaa , hoos dheer ayaad u soo daadegtey , oo beelihii u soo dhaadhacday , dhulkuna waa Dhul Muslimiinta ka maqan , Gaar Ahaan Soomaalida , Maxaa yeelay Harar markii la Xoraynaayay , Muslimiintu wadamo Badan ayay kasoo gurmadeen , marka inta Waryaa Daarooda la haayo , weli hawsho ma bisla ee Yaa Soomaaliya dheh .

  • war go, tani waa tii an jihaad ku gali lah

  • DHAGXBUUR

  • ALLAHU AKBAR LONG LIVE WSLF AND ONLF

  • Ama gaalo badan jarayoo, dhulkaan anaa iska leh iri,.... way .. way ...

    ama waa gaddaan qadayeey , gaajada la golon golay,.. way .. way .

    Amma daara geli maayee, geed hoosti jiifsadayeey,.. way .. way .

    Ama anoo garaado leh baan Liibaanta goodini,.. way .. way .

    ama gibirka baadabaa gaalada u sii geeyn... way .. way .

    Amma iilka la i geliyoo Aduunyada ka gaabsaday,.. way .. way .

    ama gumac rasaaseediyooo, geesinimo ku harsaday... way .. way .

  • Masha'Allah maxay ku hees wacan tahay , Allaah xifdiyo barbaarkaan Soomaaliyeed , Xaqiiqdii S/Galbeed waa halboowlaha Soomaaliwayn , waxaana iga hubaala in dadka garaadka u saaxiibkaa ay u badanyihiin. Maalin way xoroobi doontaa ee hala sabro sabra sabra ' Sabraa sadkii helee,

  • i cant get enough of this waay way!

  • Manshallah. truely this abwaan is the star on the Ogadenia flag. May shine for ever.

    viva Ogaden, viva ogadenia. Bless!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more