Added: 2 years ago
From: halyeey6922
Views: 60,830
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • war waxaan muxuu ahaa Doqonka ah ee heesti uu lahaa fanaanki kooxdi waabari Shiiraar Shidaad Muraad ee caanka ku ahaa Qasiidooyinka nabi amaanka u geeyay heestiisi. walee wuu kufsadan heestan wuuna isku dhex yaaciyay miraheedi (ceeb u dhimo) maadaama uu yahay alshabaabki fanka kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • qofkan naasaha leh maxu iska qaawiyay bal hada foolxuma qofku bisinke war is astur nin batahay is qaawi laguma dhihine

  • ninkaan dhara xoow ahay

  • kan hada maxuu raba in cidi dhagaysato dhaqan xumaa isagoo qawan isa swirayaa

  • allow alle

  • My uncle!!!! <3

  • ded

    

  • iiiilkiii afka yaraana waa ku sugaaaaaaaaaaaaaaaa

  • kkkkkk somalilandism maxaad tidhi dumarku way ku xanuustan jacaylka kkkkkkkk

  • ALAYAACISEK

  • Fadumo romanticada raggu maxay taraysaa haddii hablahii soomaliyeed ku xanuunsanayaan?

  • waa dad shidan saasaa la idiiinkarabaa, maxaa romanticadaa udiiday nimanka soomaliyeed, ha dhageeysan kuwaan because marabaan naagahooda inay saa u ciyaarsiiyaan wadaaddu,,,,

  • xusuusnoow cabsida ALLE meelkasto oo aad joogto iyo waqti walbawa

  • Thnx abshirke, hadal ka fiican oo la is dhaho ma jiro "Cabsida ALLE". Jasa'aka Laahu khairan.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more