Added: 3 years ago
From: fiirsidotcom
Views: 116,154
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (36)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • masha allaah Xusuus aan caadi eheen aan dib u milicsaday , xaafadii aan ku noolaa iyo deriskeeygi wanaaga badnaa dib usoo xasuustay alloow dalka noo hagaaji amiin.

  • Waar waa maxay ragga isku dhegdhegaya. Ceeb caleeg

  • kkkkkkkkkk

  • ajax one of a kind.

    

  • war xumaanta wanaak maa hiney

    asxaabta heystaan ayaan obaa ha nahay

    .magaceyda ama qufka qaaday

  • sax waaye taasi ayaa been ehaan bro

    

  • boring

  • WOW XASUSU AA IQBATYE WALAHI WAXAAN SOO XASUSUTAYE SXB AJAX WOW,

  • Nice song

  • oh' weena waaxidow wadankena soo samey nin walbow wadankaa wax kuu dhaamo ma leh, waa run wadankaa ka kaga fiican malaho ilaahow nabad noo keen 1 maalin xataa qurbo maa joogi laheen !!!!!!!!!!!!

  • na plaži

  • thiz shit iz funny

  • ninwalboo wadankaa wax kuudhaama malahee I lv my country

  • HOLAC xaar ayaa tahay curubo anaa habeen kasta ku caweeyo sxb viva xamar cadeey iyo xeebteeda macaan

  • caku iyo carab waxka doqonsan dadki usooqaxay ayeey tarxiilayaan iyagoo waxba wadan sheekadan waadhab oo dad badan ayeey sidaas kudhacday,dadoow carab yaan la isku tagin oo africa ayaaba dhaanta carabta sacudiga ilaa qof cimro iyo xaj usocda mooyaane

  • nice song nin walboo wadankaa wax kuu dhaamo ma leeeh walaahi that is very true i love my country

  • wadaniyinta xaqa rer xamar waye ma inkirikartin badiyo dhan

  • wadanka reer xamar ayaa xaq ku leh ayaga haloo dhiibo kuwaan kale faa.ida maleh waa baadiyo. taasana idinkaa ka marqaati ka.ah

  • ok reer magaal

  • hees fican

  • ok reer magaal

  • Hargeysa Gabdho qurux baa yaalah

  • HARGEYSA Maxay ka doonayaan XAMAR WEYNE ayay Joogaan CURUBO aa u dhow oo ku caweeynayaaane

  • kkkkkkkkkkk sxb goor maad seexatay dowladii oo jirtaa? Curubo goormay baa'baday kkkkk bahalahaa ku caweeya hada

  • HARGAYSA AADA NABAD SLAND

  • Naga aamus neefyohow, maxaa hargaysa ka yaal dadkan, sow lagu xirxiri maayo.

  • Nice song............!!

  • xaqiiqdii xasuuswaaye videogaan. sadaxda nin oon xusi karo oon aqoonta buuxa u leeyahay waa saalax dheere, Ajax iyo cabdixakiin. viva majaajiliinta soo baxeen dalka markuu burburay

  • wax kastoo dhaca wadan keyga wan jeclahay

  • xxxxxxxxxxxxxxxxx

    ala xaada

  • wadankaa waxkuu dhaamo maleh waa sax anagaa so aragnay qurbo waxuu yahay. alloow wadanka nabad nooga dhig, waala wareeray soomali meelkasta ooy joogtaba,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more