Maansha alaah ilaah waxaan ka baryaaya inuu ka dhigo soomaalida Gabadhaan oo kale, ilaah kor ha ku yeelo dhucadana ha noo qaado aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin
she has such a beautiful voice and she talking about the truth tribe is not a solutions Somali people so stop killing each we are all brothers and sisters
@naisha192 she has such a beautiful voice and she is talking about the truth. tribe is a solutions somali people we are all brothers and sisters so stop killing each other
mashalah shukri cadey buranburkaaga caadi maha nosoo gali qayba badan oo saan oo kale ah ila 25 minute saan ooga faideysano murtida mashalah mar labaad
i'm so speechless.. somalis must came with a new vision must forget the international community the somalis must have dialogue between them selves without any foreign interventions muslim or non muslim and must not let any corrupted selfish warlord whos hiden behind qabiil or deen take the nation and people hostage this pain and suffering must stop we must take responsibility as somalis and act now or we will be history even though i never been to somalia i'm still emotionally connected
masha-allah this was amazing u made me cry walaalo. insha-allah allah will bring peace to our beloved nation insha-allah lets be stronge and keep our children on focuse to who they are and were they are from. i think somalies don't anderstand alots of people made gabay, buranbur , heeso wacigaliin waxkasta and still waa dad madaxadag wa qabilka aay gabadu sheegayso ayaa maskaaxda kawada galaay oo kuwa deebadahaa jogaa ayaa ugu dharaan. may allah reward you walaalo and keep it up , we need like u
Mansha'allah may allah bless your soul. 19 years of killing innocent people subxannallah!!! this is our world it is our country it is our responsiblity to make it better place for everyone to live. Mansha allah may allah bless ur heart. peace
Allah bless this lady, her words are so touching, we got a beautiful land but no honest people....may Allah have mercy on those people who struggled and died during the war.
MashAllah...she takes you back in time when somali was such a beautiful place..she makes you feel like somali was just one..I just wish i could go back there....why don't they just stop the fight I miss my country :'(
adiga hadad qabiil ku dhisan taahy oo la antiis adna nolan karin not iney sas taahy ayata waraa afka suubso bilaa edeb waraa edeb yeelo qabiil maxuu yahay is weytii adana ka siga qabiil maxuu yaahy?
Mashallah, i luv her voice... she is true somalia, doese anyone know where she lives or @!
P.s Gerskin, she basically talk about, how we should defense our land and additional, she touchs little abou the old somali how outsider use to come somali for vacation, and somalia being the leading country back in the days... thats wat i understood from.. maybe someone can translated for u better...
I can't get enought listening this...i feel emotional she real speaks the situation of somalia..may allah bless her ...she is every intelligent and knowlegeable person...love somalia may allah bless our country...peace and unity.
mashaa'allah, she spoke the truth may allah bless her soul, ameen....why is every1 calling her "hooyodaan"? she could be very young i believe!,,,keep up sister!
waligay uma malayn jirin in buraanbur murti saan u badan uu leeyahay lakin waxan ogaaday inuu gabayada qaar ka qatar san yahay ilahay ajar haka siiito qofkii alifay iyo wixii ku luuqeeyay
I can't get enough of listening this buranbur well done beautiful voice and very emotional moment. may allah bless this wonderful mom and may allah bless somali amin amin ya'allah we need ur help.
soomaaliyey qiirada markaad , quraan maqashaan , markaad buraanbur maqashaan, markaad qof dhiban aragtaan, markaad dadkeena dhibka haysta daawataan idin haysa ee afka uun idinka ah iska daaya oo ficil ku dara ama . mida kale qabyaaladii waxay ku hadhay oo hormuud u ah soomaalida debada jooga oo u kala qaybsan si aad u xun ee munaafaqada inaga daaya oo ficil wanaagsan baa ka fiican af aan wax tarayn ee is cafiya oo mid noqda.
THAT IS VERY HONEST BARAANBUR SOMALIA HAS SUFFERED ENOUGH YA ALLAH. WE NEED YOUR HELP MORE THAN EVER. XABASHI AND GUFAAR HAS WORKED THE WORST IN SOMALIA. YA ALLAh we beg you with every ounce of our bady.
masha allah may allah reward this sis,,,amiin yaa allah...somtime i wounder wat somalis did so bad they r sufferin almost in everywhere..even western countries most of our kids r lost..
aaaaaaaaaaaaaah manshalaaha alow hablaha somaliyeed inoo xafid nimankii wala kari la yahayee war ragow wana qata ee nabad inoo dhaliya alaa nabada dhaliye bal idinkana dhulka ka kaca ee hunguri weynidaan doolad doonkan aad un u tagan yihin inaga daaya ...ilow walasheen qalbigeeda u deey xafidna amiin amiina amiin
@hidiyo I listen to this buraanbur everyday, I so love it. Let's hope that our country sees peace n unity one day. IA.
86hadiya 3 weeks ago
Am I the only crazy one who listens this gabay in million times?
Hidayo12 1 month ago
I swear to god I'm crying like baby.... I wish gabadhaan walashey In ay aragto maalin un wadenkeeno oo nabad ah
somboy1000 1 month ago
Mashaa Alaah wmy sis Shugri iyo mu alifada wayn eedo nuurto ganoos ilaah haydin daayo.aamin
nusaybah11a 2 months ago
Maashaa Allaaaaaaaaah abaayo ilaaahay haku dhawro ......
qasaayeism 2 months ago
masha allah
Faska2011 2 months ago
Maansha alaah ilaah waxaan ka baryaaya inuu ka dhigo soomaalida Gabadhaan oo kale, ilaah kor ha ku yeelo dhucadana ha noo qaado aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin
LuulaQalbi 3 months ago
mashallah aamin aamin aamin
dhuub144 4 months ago
mashal aamin aamin
dhuub144 4 months ago
Amiin masha allah noolow
prettii143 4 months ago
mashallah so touching walahi.... just cant stop of listening again and again
arshadin10 6 months ago
masha allah walahay wad iga osisay ilahay haina sohadeyo
sscnaima 7 months ago
magaca somaaliyeedoow maxaa kuhelay??????????? ....magaca somaaliyeed hamidooboow yaan lakala maqnaan!!!!
Hidayo12 7 months ago
aAAMIIN ILAAHOW AQBAL HADALKEEDA OO nABAD NASIIIIIIIIIIII PLZZZZZZZZZZZZ YAA ALLAAAAAAAH NABAD NASII OO CUDARKA SOMALIA HAYSTA NAGA DHABAR JAR................................................AMIIIIIIIIIIIN MASH ALLAH ABAAYO MCNTO AAD BAA UMAHADSAN TAHAY BURANBURKAAN MACAAN...
casri11 7 months ago
outstanding Buraanbur !!
When are we going to be ONE??
mali1759 8 months ago
somalia song
sharmarke1111 8 months ago
somalia song ..☺
sharmarke1111 8 months ago
somalia song..☺
sharmarke1111 8 months ago
she has such a beautiful voice and she talking about the truth tribe is not a solutions Somali people so stop killing each we are all brothers and sisters
bareRIP 9 months ago
Manshaallah, What a beautiful voice!!!!
naisha192 10 months ago
This has been flagged as spam show
@naisha192 she has such a beautiful voice and she is talking about the truth. tribe is a solutions somali people we are all brothers and sisters so stop killing each other
bareRIP 9 months ago
aameen yaa rabi jazakalaha qeeyr mammada
manqaad 11 months ago
Walahi mamada hadalkeda jiricj
hafsa871 11 months ago
masha allah ammmmmmmmmmmmeeeeeeeeeeen yaa rabi ilahey hanoga digo wadankena nabad
muna889 1 year ago
ad ayaan waxan ogahay sida ay wax u dhaliilayn lakin ay u sheegayso waxa jira iyo quruxda dhulkeeno lee yahay mansha alah...
sanbuqoboy 1 year ago
amazing she is sweet
raskinman 1 year ago
buraanbur qattar waaaw u just wan listen 2it
nawaal2 1 year ago
mashalah shukri cadey buranburkaaga caadi maha nosoo gali qayba badan oo saan oo kale ah ila 25 minute saan ooga faideysano murtida mashalah mar labaad
fatush099 1 year ago
@fatush099 walaalo mcn hadad taqanid numberkeda iso diir please somali@live.com
sscnaima 7 months ago
i'm so speechless.. somalis must came with a new vision must forget the international community the somalis must have dialogue between them selves without any foreign interventions muslim or non muslim and must not let any corrupted selfish warlord whos hiden behind qabiil or deen take the nation and people hostage this pain and suffering must stop we must take responsibility as somalis and act now or we will be history even though i never been to somalia i'm still emotionally connected
somalikenya 1 year ago
i am so in love this baranbur so wadani masha laah
Munalisa12 1 year ago
Caqliga iyo dadnimoda. Codka iyo luuqda. Curisyada Baraaburka. Calooshaa igu hurtay. Ma labada caymood ayaan uga ilmeeyay sidii Oday goblamay. Shukri Xasanaay: Carrabkii aad ku qaadday baraanburkan; cudur kaama gooyo. Noolow! Noolow! Noolow. Soomaaliya ha noolaato! Aamiin!
amywayeel 1 year ago
waaaw waa buraanbur aad u macaan allow carabkaaga cadaabti akhir ka dhoow
aliabshir1 1 year ago
BLESSSS!! AMIN!!!!
1985Huda 1 year ago
maan shaa alaah ilaahoow soomaali oo bogsootay inshaa alaah aamiin
Cabiira1 1 year ago
waan jeclahay dadkeeyga iyo dalkeeyga ee allahayoow nabad na sii allahayo inta cudurka qabiilku hayo caafi allahayo nabad iyo dowlad na sii yaah allaah yaah rahmaan
qadra11 1 year ago
wallahi gabadhaan allaha daysto shacabka reer london way jecelyahiin alla cod macaane buuraabur qiiro leh waye
libanhashi16 1 year ago
@libanhashi16
salam alaikum sis/bro
can you plz tell me the name of this women
plz i need it ???
is her name zakiya ??
waitin ur reply soon
GurLWonDer 1 year ago
@GurLWonDer haa walaal shugri baa la dhahaa
swagger6674 1 year ago
masha alaah shukri abaayo you made me cry abaayo ilaahey haku deysto nice voice i love you so much abaayo waan ku sooraadi doonaa hadaan noolahay walaahi ilaahey amarkiis wadneheeyga ayaan kadareemaa codkaaga abaayo ialaahey wadankeena hanoo hagaajiyo anaka oo nabad ah na ilaahey qurbaha hanaga wado dal aadan leheeyn waa dareen ku joog macaanto janada alaha isku keen tuso aamiin
aaisha1988 1 year ago
sweet voice masha allah..)..
missfathi 1 year ago
Mashallah, This Touches the heart.. i can only understand it roughly, can someone please translate it word to word for me please. Asalamu'alaykum
aabuba01 2 years ago 2
masha-allah this was amazing u made me cry walaalo. insha-allah allah will bring peace to our beloved nation insha-allah lets be stronge and keep our children on focuse to who they are and were they are from. i think somalies don't anderstand alots of people made gabay, buranbur , heeso wacigaliin waxkasta and still waa dad madaxadag wa qabilka aay gabadu sheegayso ayaa maskaaxda kawada galaay oo kuwa deebadahaa jogaa ayaa ugu dharaan. may allah reward you walaalo and keep it up , we need like u
sulaqa 2 years ago
mashallah
very beutiful!!!!!
may allah swt bring the somali's together soon inshallah....ameen
muslimahforever1 2 years ago
Shukri cadeey abaayo nolaaw. Ilaah danbi dhaaf kusii. Sister don't stop keep buraanbur it our culture.
OgadeniaJuu 2 years ago
@OgadeniaJuu
walaal
ma shukri ba ladhahaa gabarta buraanburka qaada??
plz waan u baahanahay can u plz tell me
GurLWonDer 1 year ago
This has been flagged as spam show
@OgadeniaJuu
walaal
ma shukri ba ladhahaa gabarta buraanburka qaada??
plz waan u baahanahay can u plz tell me
GurLWonDer 1 year ago
This has been flagged as spam show
@OgadeniaJuu
walaal
ma shukri ba ladhahaa gabarta buraanburka qaada??
plz waan u baahanahay can u plz tell me
GurLWonDer 1 year ago
Mansha allah !!!!!!!!!!!!!! WAA GABAB COD rabi kumanaysatay iyo xikmad khayr alaha siiyo walaahi Maskax furan bay leeday mansha allah qiiro iyo oohin kiciya
CabdiraxmanBaxsane 2 years ago
Buraan burka hada asagaba ka sareeyo gabayga. waxaa la fahmi karaa si fudud waliba dhalinta ku kortay qurbaha aadbay u fahmi karaan murtida xanbaarsan. Gabadhaan maaceed buraanburka tirinayos.
Godeeey 2 years ago
mashal alaah wa cod maacan tahay ilaaho somali nabad noga dhig
farhiyo25 2 years ago 2
halahaan oo wana ah hadey somali gali waysay.walahi wax la sameen karo mana naqaano ee alow tala keen talda way luntee
fahmo1020 2 years ago
Masha allah what a buranbur i love it
nimcocali 2 years ago
waa cad macaan tahay gabartaan walaahi
manaafac 2 years ago 3
waa cod macaan tahay gabartaan
manaafac 2 years ago
wow thats most sweetest thing that somali woman can say she is legend, love ya. love somali all
Addishil 2 years ago
masha allha aloow naga dhig
KM872 2 years ago
alla masha allah gabdhaan wa gabra wanagsan oo wadankii fiira dheer u fiirsay
alla nag dhigo kuwii is raaca
sucdi1 2 years ago 2
masha allah what a voice she is got i think i know her she does baraanbur in london aroosis
PureBliss01 2 years ago
yeah sis/bro, i have seen her.
she is good, very kind and warme persone. peace inshallah!
haniali24 2 years ago
@PureBliss01
sumayaA69 1 year ago
lets all pry 2gother maybe allah will 4give us n we may learn how 2 love our country n live in peace in united somalia
yaqshiit4life 2 years ago
wallahi xaaada i istaagtay waba dhagaysan la ahay ilahoow no naxariiso oo ha noo caroon
yaqshiit4life 2 years ago 3
Mash,allah i really luved her buraanbur mash,allah ilaahow somliya noo nabadeey ..wadan anan laheed ilaaho ma ficnee ..wadan wadankaaga aheen wa dareen ku joog ...GOD BLESS SOMALIA:(
TheLilsweet16 2 years ago 2
aamiin to Peace in all of the SOMALI TERRITORIES AMIIIN!!!
Mudug2006 2 years ago 3
asc wrx all musliminta mel walba ee joogan.illah haxafdiyo aqiro iyo adunyoba.illah haa inaga dhigo gabdhn oo kale insa allah.
islamfull 2 years ago
Masha'allha amin
may allha bless
islamfull 2 years ago
AMIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIN
Nina6514 2 years ago 2
this is best branbor ever you hear
mohameda43 2 years ago 3
alah bless somalia and its ppl insha alaah
freakyfaarax 2 years ago 9
wow gabadhan waa wadani ilahayow umada somaliyeed xal waara u keen intan kabadan dhib kuma sii jiri karnu illahow ada weyn caruurta iyo dumarka somaliyedna nabad iyo caafimd u soo dadaji aamin
freakyfaarax 2 years ago 2
cajiib cajiib, allow kudaa, runtii dumarka somaliyed ayay aad dhibtu u saamaysay, allahayow somalia nabad ku soo celi.
MrJabhad 2 years ago 3
masha allah
fatumaomar30 2 years ago 2
maannsha allah , ciilka iyo ceebta gabdhhaa ka cabanyaan , carada galeey caruurta la xuskadeen , codeysan gareneyn cidla ciirsi kulaa jiraan , barafku cududa ayuu caagi nooga dhigay,
addan495 2 years ago 3
masha allah buranburkan waa waano dhamaan iyo xikmad lafahmi karo majirto qof aanan dhageysan uusan qalbigeeda ooynin ama ba sameyn ku yeelan hadey jirtana waa qof qalbi laheyn . ilahoow somali qawigada wax ugu qabo aaaaaamin aamin ilahey ha u siyadiyo xigmada gabadhan somaliyeed oo ugu baqeyso umada dhaman nabad si ey u hesho somalida
xxxmissmouthyxxx 2 years ago
masha allah cod quraxan iyo buran bur wanaagsan
xxxmissmouthyxxx 2 years ago
Maasha Allah, allow ducada u aqbal umada somaliyeed
Suheyla88 2 years ago 2
@Suheyla88 ameen
khadro12 1 year ago
i cried everytime i lisen dis barnbuur oh somaliye israc so calay magca somaliyeed iyo calanka
ikar07 2 years ago
oh my sister has this CD she listens to it like everyday its pretty cool
ticklle 2 years ago
maashaa allaah waan ilmeeya markastoow aan dhageeysto baraanburkan waxkasto eey sheegtay waa runteed walaahi allahayow rabiyow raxmaano nabad iyo somali mida na tus allahayo somali midee oow dowlad na mideeyso oo na walaaleeyso na sii aamiin
qadra11 2 years ago
Amiin Masha'Allah i love her soo true everthing she is saying....amiiin<3
SisterFarxiya 2 years ago 4
Masha alaah my alaah bless ma favoured eedo, erayada waxaa is kaleh ABWAANADA LAGA DABADHACAY
NUURTO HUSSEIN EBAKAR
waxaa doceeyay gabadha dada yar shugri cadeey,,,,,,,,,,,,,,,,
missprincezz999 2 years ago
waar dadooow joojiya luuqadaha qalaad, oo ku hadla afka hodanka ah ee hooyo.
waad salaaman tihiin.
Atoore 2 years ago 2
Gabadhan d'ada yari Waa dahabi, 1 ku jirta milyuun.
Bartaadaan kaa siiyay salaan sharaf waalan.
Atoore 2 years ago
Masha Allah, indeed sister you are the best thing heppened to our country for past 20 years, may Allah bless your soul.
budeeye1993 2 years ago
ameen ameen ameen....somali for peace unity and love!!! the Greatest poetry:buranbur I have ever heard. Mansahallah
omegat09 2 years ago
Mansha'allah may allah bless your soul. 19 years of killing innocent people subxannallah!!! this is our world it is our country it is our responsiblity to make it better place for everyone to live. Mansha allah may allah bless ur heart. peace
omegat09 2 years ago
masha allah nice buraanbur can u post the lyrics insha allah. jzk
ummsuhaib07 2 years ago
Masha'Allah
Allah bless this lady, her words are so touching, we got a beautiful land but no honest people....may Allah have mercy on those people who struggled and died during the war.
nunacadey 3 years ago
qatar
reerxamar1 3 years ago
Anyone knows the name of this artist. Why her name is not on this clip? I am not bieng rude but Bartamaha please give credit to the lady.
guudcadee 3 years ago
I DON'T KNOW IF THIS IS TRUE BUT I HEARD
The lady wanted her self unknown
she didn't want ppl
to know
her name i don't know why but this is so good
MASHALLAH
twilightfreak10120 3 years ago
Well, she's really one of the Greatest somalian heros. thanks for the posting this video.
bishaar100 3 years ago
well done. sweet gabay. really enjoyed it.
guudcadee 3 years ago
cod macaan abaayo... mashaALLAH i love this buraanbur,...
shaxshaxleey4lyfe 3 years ago
This is very a good and pastoriotic
abdirashidalasow 3 years ago 2
Stob Qabiil and we have to grow up 19 years Qabiil just killing us and the wolrd is watching us.
thanks for bartamaha to make this nice voice one place.
mhaji13 3 years ago 4
masha'allah ...
she got a beautifal vioce..
and allah bless our mother land.
hamdi193 3 years ago 7
Masha'Allah most beauitful voice and buranbur i have ever heard.. May Allah bring peace 2 somalia.
MissBurco 3 years ago 3
Buraanburkaan caloosha uu i huriye......Aloow Soomaalida xaqa tus! xaqa waa laga jeestee.
Deniece1 3 years ago 3
baraanbur macaan....oohin eey iga keentay
iskuulXamarJadiid 3 years ago 2
MashAllah...she takes you back in time when somali was such a beautiful place..she makes you feel like somali was just one..I just wish i could go back there....why don't they just stop the fight I miss my country :'(
qora7ley 3 years ago 12
Maasha allah abooyo afkaaga caano
simanoos 3 years ago 2
wow she so nice ilove she is real somali
Raage12 3 years ago
Okay, Qabalii ma rabtid, laakiin ma la hubaa? I don't think so!
Ducaale179 3 years ago
adiga hadad qabiil ku dhisan taahy oo la antiis adna nolan karin not iney sas taahy ayata waraa afka suubso bilaa edeb waraa edeb yeelo qabiil maxuu yahay is weytii adana ka siga qabiil maxuu yaahy?
qaaliyah 3 years ago
gitgilfdiy
qaaliyah 3 years ago
mashallah atleast she knwz da country corrupted of war some ppl r thik nd still fightin we need peacee walalo yal peace may allah give u good brainz
ayanieee 3 years ago 2
God bless her... She sure is true Somalian... God bless Somali alwayz...
shafia87 3 years ago 2
mansha allah qof oo somaliyeed aan kula simo majirto eedo macaan illahay ha ku ilaalyo ethopiankana hakaa qariyo balayadaass amiin
RealBorcawe 3 years ago
masha allah
ismahan12345 3 years ago
Mashallah, i luv her voice... she is true somalia, doese anyone know where she lives or @!
P.s Gerskin, she basically talk about, how we should defense our land and additional, she touchs little abou the old somali how outsider use to come somali for vacation, and somalia being the leading country back in the days... thats wat i understood from.. maybe someone can translated for u better...
sorry!
deeqaali 3 years ago 3
Allow Aaaamiiiiiin!
fidaarme 3 years ago
mashallah, aado, she got very outstanding voice... heart touching Buraabur, wish our country reunited again, putting the difference behind us..... amiiiiinnn
deeqaali 3 years ago
walal cud macaan ayad ledahyu masha alaha waa run wad ducesey alah aqbalo
1800dj 3 years ago
Maasha allah nice buraanbur duco.
MissMysterious18 3 years ago
Masha allah wadani sax ah. Bless
missgarowe 3 years ago
maasha alaah abaayo erayadaada waa wax run ah cod macaana waad leedahay ilaahey hanoo kaa deesto
garabla1 3 years ago
maansha alah... laguma cuno aaaaaaamiiiin1
dajiyo 3 years ago
Mansha'allah nice buraanbur now i feeel like am cryin aaaamin aaamin ilaah somali isku keeen ka dhig kuwo is jecel warleaders naga qabo aamin
Nawal2122 3 years ago
Salam Aleykum!
Please can someone translate in English
geraskin 3 years ago
mamo I*m sorry you haveto undstSOMALI
ibrahimfarah1 1 year ago
mansha allaaaaaaaaaaaaah ilaahoow amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
kafiyo 3 years ago
9aa7 lsaanak yaa rabi walla bakeytnii alah yoraji3naa baladnaa b amaan maasha'allah esh bgaa yaa somalia ba3ad kul hathaaa alah kareem
a97aab 3 years ago
amiin amiin...manshallah what a thoughtfulness of her. may allah bless her soul...somali ever!!! brothers and sisters pray for our country ...peace.
soluc077 3 years ago
I can't get enought listening this...i feel emotional she real speaks the situation of somalia..may allah bless her ...she is every intelligent and knowlegeable person...love somalia may allah bless our country...peace and unity.
soluc077 3 years ago 2
mashallah eedo cod macane ba ku damaday walahy mashallah i love the Buraanbur amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin
dagal wiil ku dashee waa laa diimanya walahay that s true
laasacoondgirl 3 years ago 5
manshallah really beautifull..
abdinasir82 3 years ago 4
mashaa'allah, she spoke the truth may allah bless her soul, ameen....why is every1 calling her "hooyodaan"? she could be very young i believe!,,,keep up sister!
hibo1983 3 years ago 4
Wauw, Maasha''allah...Somali women vowing for unity and building somalia back in world map.
Pleasant of Allah to u ladies and do u know that a nation who there women are at front of encouragement will become a great nation ?
cheyyene 3 years ago 4
maansh alah hooyada nooqaada buraanbur sharafta leh markee aan dhageystay buraaburkaan waa mid wadanken ku soosbasan ilaahow isku keen somalideena , shugran
fdush 3 years ago 4
Maasha Alaaah hooyadaan buraanbur xaqiiqda ka halaayo ayeey qaaaday, aaway laakiin dadkii intay maqlaan qaadan lahaa talada iyo waanada ay siisay ilaahoow soomaali nabad dhex dhig
Dabeecad 3 years ago
soomaliyay happy independence day, wadaankii haka raja dhicinoo, qalbiga ha iska jabinina soomalia waa dhuulkii hooyee ducada ugu dadaala.........dear brothers and sisters salaan qaali eh iga gudooma
hoymaleh2009 3 years ago 3
mashaa allaah amin,
waadani 3 years ago 3
waligay uma malayn jirin in buraanbur murti saan u badan uu leeyahay lakin waxan ogaaday inuu gabayada qaar ka qatar san yahay ilahay ajar haka siiito qofkii alifay iyo wixii ku luuqeeyay
abdisatar1 3 years ago 3
waaaaaaaw mansha allah wallahi buranburkaan waa cajiib ilahayow dhulkeena nabad nooga dhig amiiin aamiin aamiin dadkeenii waa dhamadeen malin waliba qof suu udhimanayay ilahayow nabad (dagal wiil kuma dhashee wuu kudhimanayaa)
istar2008 3 years ago
mashalla!!!Amiiiin
Libanballer13 3 years ago
maasha allaah wallaahi balaanburkaan wuxuu i huriyey laabta illaahow dalkeena daji oo ka dhig dadkiisa kuwa heshiiya oo isku soo noqda
somadinho 3 years ago
maasha alaah oohin uu iga keenay buraan burkaan maasha alaah ilaahoow wadan keena deji
dubbleaAmanz 3 years ago
masha ALLAAH
moyale11 3 years ago
Maasha alaah, waa buraanbur qiimo leh wax run ah ayayna ka hadlee walaasheen. Ilaahayow wadankeena nabad nooga dhig. Aamiin
garabla1 3 years ago
Manshaalah adbeey ucoodmacantahy walasheen allah kabal mariiyo waxa ayshegeyso adbey qali uyihin
1cheats 3 years ago
walaahi qofkii caqli leh waa uu ka danqanayaa hooyadaan somaliyeed baraanburkeeda ilahayoow hadalkeeda inoo qaad by mohamed
mciiro 3 years ago
alhamduallah mashalla
naima03 3 years ago
hey ppl yaa waaye qof kaan codka macaan any one oo og miyaah jiro magceeda?
baarla 3 years ago
I can't get enough of listening this buranbur well done beautiful voice and very emotional moment. may allah bless this wonderful mom and may allah bless somali amin amin ya'allah we need ur help.
soluc077 3 years ago
speak somilain are you chinese say you relegoin
naima03 3 years ago
Amiiiiiin
ShowkY 3 years ago
Allaahu Akbar XAASHA LILAAH ALLOOW CARABKA KAAMA GOOYO OO CODKA KUGUMA XIRO INA ADEER
SexcChocalate 3 years ago
soomaaliyey qiirada markaad , quraan maqashaan , markaad buraanbur maqashaan, markaad qof dhiban aragtaan, markaad dadkeena dhibka haysta daawataan idin haysa ee afka uun idinka ah iska daaya oo ficil ku dara ama . mida kale qabyaaladii waxay ku hadhay oo hormuud u ah soomaalida debada jooga oo u kala qaybsan si aad u xun ee munaafaqada inaga daaya oo ficil wanaagsan baa ka fiican af aan wax tarayn ee is cafiya oo mid noqda.
Kadafi1982 3 years ago 2
SOMALIA SO SOCOL
WA WANAAGSAN
hasangood 3 years ago
mahad waxaan u dirayaa , marka hore gabadha tirisay , marka xiga mid kii duubay, marna intii muujisay darenkooda, mahadsanidin dhamaan , ma qiyaasi karayo intaan daremayo , macaane wadankena iyo mustaqbalkii umadiisa inay mugdi galeen, Mowlaha hana badbaadiyo...amin.
halista 3 years ago
Ala maansha allah Illow soomaaali dhan isku keeeen Amiiin amiiiin amiiiin
yasmiinei 3 years ago 2
Maasha Allah aaamiiin aaamiin yaaa Rabbi somaali isku keen allow nabad aa kaa barinaay allow waa na argtaa ee noo maciiiiiiiiiiin!! soomalay midoowa!!
iluvxamar 3 years ago
aaamiiiin yaa rabi
casperv3 3 years ago
masha allaah alle nabad waarta hanoo keeno aámiin
dadkanet 3 years ago
THAT IS VERY HONEST BARAANBUR SOMALIA HAS SUFFERED ENOUGH YA ALLAH. WE NEED YOUR HELP MORE THAN EVER. XABASHI AND GUFAAR HAS WORKED THE WORST IN SOMALIA. YA ALLAh we beg you with every ounce of our bady.
sahruuni49 3 years ago 3
masha allah
ShowkY 3 years ago
Allahu Akbar!
InshaAlah mardow waanu noqoneynaa!
hotcake85 3 years ago
Allahu Akbar!
InshaAllah ilaahay ducada wuu naga maqleyaa.
hotcake85 3 years ago
masha allah may allah reward this sis,,,amiin yaa allah...somtime i wounder wat somalis did so bad they r sufferin almost in everywhere..even western countries most of our kids r lost..
muniraaa 3 years ago
manshalaah very beatiful voice and emotional moment! peace somaliz amin amiiiiiiiiiiiin ya'allah
soluc077 3 years ago 3
walaahi allah yacizak beautiful voice sista and also waxey walaasheena kahadashay waa run. allah kheyr kasiiyo
hoymaleh2009 3 years ago 2
maasha allaaaaaah allow gabdha ducadeyda noo aqbal oo carabgeed naarta ka xorey soomali meel walboo joogaan qaluubtooda isku soo duw aamiin yaa rabi
wiiqle11 3 years ago 3
masha alllah abaayo alle haku daaayo aaaaaaaaaaammmiiiiiiiiiiin yaaaaaa ALLLAH alle cod macaanaaaaa allow nabad xaada dhan aa i istaagtay masha alllah
iluvxamar 3 years ago 2
maasha alaah
topmanpunisher 3 years ago 4
woow mashallah! subhanallah,she is so good! subhanallah!
somaliiaa 3 years ago 3
masha allah she is good
Ubax2007 3 years ago 3
Abaayo Allaha ku xafido she,s like my mummy ,hooyadey buraan burta like her wowowoow Alle Haku daayo abayo ,,ragga somali maqla mmm
Xalimoos89 3 years ago 3
aMIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIn AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN YARABI
deepsoljas 3 years ago 3
aaaaaaaaaaaaaah manshalaaha alow hablaha somaliyeed inoo xafid nimankii wala kari la yahayee war ragow wana qata ee nabad inoo dhaliya alaa nabada dhaliye bal idinkana dhulka ka kaca ee hunguri weynidaan doolad doonkan aad un u tagan yihin inaga daaya ...ilow walasheen qalbigeeda u deey xafidna amiin amiina amiin
yuuneey 3 years ago 5