Added: 1 year ago
From: murtimal
Views: 46,916
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maxuma,

    Inkasta oo uu himilo inaadeerkey yahay.

    Laakin diinta hasoo dhixgelinina sheekada.

    Kasoco

  • bismilahi raxmani raximiiiiiiiin kama xiiso dhacayoba heestan waa sanad iyo badh ayaan dhagaysanayaa waxa ku jira ee isoo jiidanaya waan garan lahay wali................

  • Asxaabta Eage143, Suldan59, Lancome2011, Diiriye99, Super Barkhad, Xirsi, iyo kuwa kaleba; runta xaqa aad ka sheegteen heesta waa xasanaad uu Ilaahay idiin ogyahay. Waxa la yidhi qofka walaalkii ee dedaalay hadal fiican ku yidhaahda Ilaahay baa isagana danahiisa u kordhiya. Hadaanad wax fiican ka odhan karin iskaga aamus!. Laakiin Ilaahay baa garta yaqaane; waar ma heestanay xaasidayaan; HIMILO iyo Abwaankuba Kun jeer mahadsanidiin.

  • @Rashiid05 Inaadeer Qofkastoo wax wanaagsan ku dhaqaaqaba Lama waayayo mid xunoo niyada ka dila , Al Fanaan Mohamed Adan Ali Himilo aniga hadii aan iska hadlo waxaan noqonayaa Taageerayaashiisa Koobaad. Aad Baanad U mahadsantahay.

  • Maansha Allah Himilo, waxaasaa heesa. Runtii dadku aad bay ula dhaceen heestani. Qolooyinkan hoosta wax ku soo qoray ee leh af Soomaliga Inanta waa in lagu badelaa yarta kkkkkk, waa hees ereyada si farshaxanimo ah loo dhigay oo laxan cajiiba iyo cod cajiiba heshay oo ereyadu ay dareen qaadayaa. Xaasidnimada dhega cad waxba kuu tari maysoo Ilaahay baa ku cadaabayee u hibee Fanaanka heestiisa macaan axyaa HIMILO, thanks Abwaankana. Ilaahay haydin daayo, cadowgana ha rigaaxo! il iyo cawriba la'ada

  • allaw himilo deeso

  • himilo sxb aad iyo aad ayay ii taabatay Heestan

  • Himilo Ninka Keliya ee Bedelay HOboladiii Waabari eee Fanka ka Gaboobay ,,, Heeso Midho fiican, Codmacaan, Iyo Suurad wACAN , Hanbalyo baan KU leenahay Fanaaan. wwwwwwwww Axsan Fanaan

  • Hadalkaa macaanee telefoonku hagayaa wooooooooooooooooooow.

    kuwan hoosta wax mal-maluuqay ee siyaasada iyo boorasha isku darayana waxan leeyahay ka naxa oo nafta waaya Fanaanka iyo Abwaankuba waa real Somalilanders VIVA baanu leenahay . siyaad bare iyo kuwa xabashiisa caabudana GO TO HELL baanu leenhay.

  • @Diiriye99 Run baad sheegtay Diirye Hadalkiiba adaa u  dhameeyay .... lol... intaa ugu daa

  • himilo madaxweynaheeni siyaad waxaa badaalay talefoon in leedku hogaamiyo ilaahay hana siiyo madaaxa weeyne ladoorto dadkoo dhami jeclaadaan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk abdirahmen maanta waxaas ayaa midho lagu sheegaya ina lee yahay abwaan ayaan ku noqonayaa anigu waan yaabay,fanaanka aad u wanaagsan ayaa soo qaaday balse magaciisa albumkani hoos waa u dhigaya haddii himilo waxaaso kale soo qaado sxb

  • Halkuu dhiiga maro iyo Halbowlaha wareegtooy waan kuu Hanwaynee, Goormaan ku helayaa.

  • wale himilo wuxuu yahay axsan yaa fanaan yaa salaam saaxiib thanks By mudiir shevodinio mohammed

  • Hadalkaa macaan ee telefoonka hagayaaa ,,halbowlaha wareegtoy waan kuu han waynehee

  • waa fannaan cod macaan oo weliba dabacsan, kuna jira kuwa aan dhegaysto ,markaan ku jiro waqtiga nasashada

  • Aad baan kuu xiiseeyaa yaa FANAAN YAA ENGINEER MOHAMED AADAN ALI HIMILO album kaagana waan ku istareexay fanaan waxaan jecelahay inaad mar labaad noo soo labaato SOMALILAND HARGEISA ,,,,, aad baan kuu slamayaa

  • axyaa fanaan maxamed aadan himilo waa fanaan jira laakiin waxan jeclaanan lahaa inaad nootimaado rer finland

  • waa hees fiican

  • Hello salan sare dhamaantiin, aad ayaan u runtii ula dhacay album kan cusub eee Eng. Mohamed Aden Ali HImilo runtii waa fanaan wayn oo aaad iyo aad u cod macan anigu personally aad ayaan uga dambeeyaa Himilo dhamaaan heesihisa iyo albums kiisa oo dhanna wan taageera. wayo aqon aya ku dheehan heeesihiisa, waxaanan filayaa inuu yahay fanaan ka kaliya ee isla markana ah aqoon yahan waliba ka gaadhay ilaa heer Eng waxan leeyahay fanan ka keep going finally tahnks Eng. Himilo iyo dhamanba asxabtisa.

  • Comment removed

  • wow hadalkaa macaanee telku hagayaa hali s gali naftaydiye wow thnks himilo and jamal walahi waxay ba ka hadlaysaa dhalinyaradan maanta aduunka ku kala qaaaran allaw isku soo dhaweeeeeeeeeeee

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more