Added: 2 months ago
From: Furahanolosha
Views: 280
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Furaanolosha: thank you walal waxaaad taahay qof ka kale ya aan ku tagersanahay arimaha wanagsan oo aad wadidi brother , mida kale waxaaan ku lee yaahay faaidooyinkaaaan waxan kaga baranay dad cadaan ka ah lakin waxaad tahay qof ka kaliya ee aan hada hayo ee project fiican wada mahad sanid walal ma kale .

  • Abdi qani Thank you walal I ask you one question Amay ilkahaada amay cadaanta u dhasheen ?

    mida kale amay saameeyn lee yihiin oo qatarteeda badan tahay ?

    wax baris ah ma sameysay anan ka aheeyn one week a day ?

    thank you

  • @TheMustaqbal adiga mudan walal, waad ku mahadsantahay su,aalaha qiimaha leh. walal markaan leeyahay ka fajignaada isticmaalkeeda, horta malahan wax qatar ah haba yaraatee, maxaa yeeelay waa qamiiirisada cunada lagu qamiiriyo ( paking powderka) oo clooshada ayaabad geysaaa........ waxaan kaliya ka digaayaaa in aanan loo isticmaalin sida dawada ilkaha si jooogto ah. oo maalin walba ah.

  • @TheMustaqbal waad ku mahadsantahay su,alaha qiimaha leh walal. ( parking powder) waa Qamirisada cunada lagu qamiiriyo dhamaanteena waan cunaa wixi lagu Qamiriyo. wax qatar ah haba yaratee malahan walal. waxan kaliya vidiogan ku cadeyay in eysan wanagsaneyn in aad u isticmasho sida dawada ilkaha oo kale oo aad ku cadeysato si jogto ah malin walba.tusaale:> dambasta iyo dhuxusha malin walba laguma cadeysan jirin lakin ilkaha oo kaliyay ayaa lagu cadeysan jiray hadii aad xasuusato.waa sidi o kale.

  • kkk fanaxda aad ay u weyntahy sxb laakiin mahadsanid talada aa na siisay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more