Meecaad Miiggane Aw-maacaleesh was a man of many talents: poet, playwright, dramatist and noreover comedian. His commentaries target a wide range of topics such as social/cultural issues. politics, etc. Ilaahow u naxariiso Abwaankan Soomaaliyeed. Yaa xusuusta heestii caanka aheyd ee uu sameeyey "DUR DURO GEEL BAA KU JABO"?????
waxa la idhi rag waa ragii hore hadalna wuu intuu idhi alle naxariistii jano ha ka waraabiyo fanaankii waynaa ee mecad meganeh
naylo1234567890 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. wariyihiiba ka bukooday
soomaaliweyn4life 8 months ago
Alla yarxamhu fankii hada xikmadii baa ka dhamaatee....Amiin
Maxaaji 8 months ago
Biirooga baab'inta balamaha beenta ah............tabaabusho qaad soo laabasho dedejin qado biyo isku rogid macal saabuun shaanboo ugu dar bufin cadar..........................
Skypiratelife 11 months ago
may allah bless him in his paradise he wise soo Fantastic and energetic.
aamiinhassan 1 year ago
ilahay haku naxariisto micaad migane.
lamiis21 1 year ago
oo raage bidaarna waa la socdaaye kkkkkkkkkkkk caadi ma aha
wiilwaal155 1 year ago
Naxariistii jano Miicaad Miigane waa fanaan aad u qaali ah, waxaan la dhacay sida uu afSoomaliga u adeegsaday.
Axmed Kulmiyr
kulmiye666 1 year ago
Allaah Yarxamu Mecaad Miiganeh Aw Macalesh Iyo Dhamaan Inti Dhimatay ,,,intan Islaanta Ardooyinka Iyo Quruumaha Laga Cuudinyo Sow Kumay Jirin Riwaydii Aw Bustaale ,broh Selele
sanaag81 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa ababaha qosolki micaad migganeh allahay kuu naaxaaresto asaga iyo umaada nabe moxamed amiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiin
balbalawi12 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk allow u naxariiso isaga iyo intii kalee muslinimo ku dhimatay... rooxaantu qayilaad badanaa
xarrire 1 year ago
mecaad illhay kuu naxariisto adiga iyo umaad nabi muhamed ba ababha qosolka mecaad miiganeh
zakdjibouti 2 years ago
hassanamedw saxiib sheekadii war same iyo suluugle ma soo galin kartaa,ee mecaad miiganeh sameeyey 1992-1993 thanks
awale8 2 years ago
majaajiladi waxay ku jirtay ruwaayadii la magac baxday GALBEED WAA LA XOREEYEE WAARSAA GAAGIXISAY, ee uu sameeyey Abwaankii waynaa ee XASAN XAAJI CABDILLAAHI (xasan ganay).
psIronman 2 years ago
Comment removed
moffaa 3 years ago
Meecaad Miiggane Aw-maacaleesh was a man of many talents: poet, playwright, dramatist and noreover comedian. His commentaries target a wide range of topics such as social/cultural issues. politics, etc. Ilaahow u naxariiso Abwaankan Soomaaliyeed. Yaa xusuusta heestii caanka aheyd ee uu sameeyey "DUR DURO GEEL BAA KU JABO"?????
nabadraadshe 3 years ago
Meecad what a great "natural" comedian, i remember him in 70's and early 80's in Hargeisa Beerta Huriyadda and then Hargeisa Theater.
dalmar46 3 years ago
meecaad (a.u.n) was a great comedian , i have a fond memory of his radio character"warsame".
thanks for uploading selele
hassanahmedw 3 years ago