Added: 3 years ago
From: shukribaraanburtooy
Views: 81,195
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mashllh abyo mcn nic brnbr

    miss u habibtii

  • shugriyeey waaba kaa helay cadeey walee jaceel waalan ayaaba i qaban raba intee lagaa helaa hee?  illaaheey baari waayee alla qurux badanidaayee qeymo weynidaayee ma qof kula dhigmaa jira kaa doortay qeyrkaagoo laabteydaan kugu qoray ila qeybso nolashoo kal gaceylka ila qabo ar cinwaankaaga isoo siibal hadaad madax banaantahay

  • siste waad mahad santahay xaqiiqda ayaa kahashe noloow qali

  • fiqfiqfiqfiq ilma igasocoto wadan keena macaan maxaa loonacay

  • you are the best caadi maha buraaburkaaga waan ku qiiraadey

  • shukri wlala macaan waxan raba inaan i samay sayso baranbur waxan kahelay sidad u qadayso buran buranka ila so xidhi  min fadlan

  • Allaaaah ku daayo abayo

    I <3

  • Mahadsanid Qof runta ka sheegay somalia adaa ka jiro

  • mashalah shukri cadey burabburkaaga caadi maha alle haku daysto danbiiga allaha dhaafo waan ka helay u buranbur waxaa nosoo hal cd 30 minutes camal mid ah waa iga codsi

  • mashalahhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • mashalah my sis

  • Hahahhahahha@Kulmiye29

    Gabadho wey Barakeysantahay Xagga Codka iyo Xagga Quruxda Mansha allah

  • inadeer walaahay waan kaa helay malagu qabaa sa halkaad kaga nooshahay aduunyada waxaad u eegthay gabdha aan  jeclaa runti

  • macaanto walahi bilaah ur doing good work

    good bless you ameen

  • Abaayo Thank you, Ilaahay ha ku daayo. Runtii waan ku farxay sida qiimaha leh ee aad ugu cabirtay suugaantaada dhacdooyinka Somalia. Keep the good words!!!

  • in 26/6/2010 i well in Kuwait

  • KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • WADANI ISAGOO CIIL QABO AYUU DHINTAA !!!

  • she is very good

  • maansha allaah abaayo...

  • diraacaga xagee kasoo gadatay abaayo diracaaga qurux ?I like your rooseeto also !!

  • oh my allah gabarta wadani walahi

  • i like your fadhi carbeet it's very beutiful

  • I love this woman. Can anyone tell me wehere does this beautiful woman lives. Thanks all.

  • Oooooh! waan OOOyey walahi shukri hasan thnksss abaaaayo...mashalah god bless her

  • omg dhiiga ikacay shukri hasan ty inabti

  • mashallah beautiful voice

  • mashallash she is really good

    good work sister!!

  • Shukri Huuno, thanks for this great baraanbur. post more wadani baraanbur. Somalia hanoolaato.

  • Maasha allah, Shukri codmacaan ayaad leedahay, ilaahay haka yeelo hogaamiyaasheena ku fahma Midnida iyo macnaha Nabada ay xambaarsan tahay

  • wooow xaada i kicisay abaayo noolow, waa baraanbur fiican.

  • Comment removed

  • she is great women

  • Shukri abaayo quruxleey aa tahay mashalah cod macaana wa ledahay. 5 Stars

  • ilaahey ku haka yeelo walashey macan wadani aya tahey cudurka qabiilka ee somali dileyna illahey aaya qabtey guulesu walshey insha alah

  • maasha allah walaashiis kor allah kaa yeela

  • mansha aalah shukri

  • mashallah abayo alleh codka kama qado...nooolow..abayo halke baa dagantahay??

  • Video Cam Direct Upload

  • yea, it's her channel.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more