Added: 2 years ago
From: SaciidNabadoon
Views: 63,426
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i wounder whether she made baroor diiq gabay for hargeisa

  • xaruntii dalkaygaay xaruntii dadkaygaay xamareey manabadbaa

  • caasha luul , dhabtii waan ilmeyey xaqiiqda dhibaatada jirta ayaanka hadashay

    ilaahoow nabad ayaan ka tuugney ilaahow xamar oo nabad eh mar uun itus inteey nolasha baaqi kugu tahy wlhi inaa baraf dhexjoogeen  yaaaaaaaaaaaaaa rabi nabad

  • Maansha-alaah caasha-Luul, ilaaahay haku daayo, Waa gabay qiimo leh, haday wax ku qadanayaan, ilaahay kuwii wax ku qaata haka yeelo

  • wow gabay ka dheh Caasha Luul Allaah ha ku daayo walaalo noolow waa gabadhii iigu horraysay oo aan arkoo gabyeysa...

  • masha allah ilaahay haa kuu daayo ina ader

  • allooooooooow wixiiiiiiiiiiiiiiii umada dhibayo dadka ka qabo somali

  • wallee naag waa ku banaan tahay oo weliba qiimo badan ninkii ilaahay u calfay ayaan badanaa iyo nasiib ayaa laysku dhaafay ee gabaryahay ilaahay ha ku dhawro nolol waasac oo camiran ilaahay ha ku siiyo.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more