Added: 2 years ago
From: aliel69
Views: 42,071
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • 69. 2 8?

  • caaari Mahaan Wazarada Waye warta dhiiga inta kalee Wakalad wayee i love wardhiigleeey

  • NO more hadl ... JUST ask dhaladka .. what s the mean of wardhiiglay .... ? wardhiiglay ma gaadhaaa .. jwbtu waa maya .....vive warta 

  • reer warta been isku qanciya, heesta Baydhabo ma gaadha aheyd, maraxan heesta ku ciyaray aa wardhigley ku darsaday ee naga dhaafa dhibka.....Viva Waabka

  • wardhigleey shit foqol shit, i remember like it was yesterday when i was playing in Sinay market as a kid during the war. Viva my xaafad Isgoyska Florence.

  • VIVA MY DEGMO WARDHIIGLEEY XAMAR JADIID MY XAAFADEEDA

  • @MsXariif ilaahay intii lagacabsado hal heesa haloo sameeyo xamar inteeda kale yaakhay kkkk fair ma aha

  • wardhiigleey viva my xaafadeena xamar jadiid ciyaal buurka viva heestaan caadi maaha

  • maasha alaah viva wardhiigleey xamar jadiid

  • wardhiigleey viva my xaafadeeda wardhiigleey iyo xamar jadiid ma gaarnaa ksksk maasha allah ish calaa hees

  • hehehe heheh quruxbadane,, cadi ma tihid wardhiigleey wasaarad waye intakale wakaalad waye,,,, viva wardhiigleeeey,,,, waa u xiisay walah xudunteey aaku duugan warta,,,fanaano caano macaan afka laku qabay

  • @qaalanjoz kkkkkkkk haa abaayo reer wardhiiglay iyo xamarjadiid unbaa haysta meel walba lool

    like k naan said viva warta

  • waxaa maqli jiray "Wardhiigleey wasaarad waaye intakalena wakaalada waaye" heheh

    love this song

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waad liidataa hadal waa kii hore baydhabo magrnaa waxad la timid maxay ahayen wardhiilay iyo mugdisho bye

  • Wardheegley, Mugadishu, Somalia!!! Geed Jaceyka waa kanaa... Halla AT ME>>>> JID Mareexaanka!!!!!

  • Caadi maha heestan...

  • Comment removed

  • Hodan Ma gadhaa

  • waaaaaw i love wardhigleey waxab soo xasuustay xaafadeeni wardhigley iyo shaleemadii muudeeeyyyyyyyy kkkkkkkkkkkkkkk salan sare asxaabta wardhiigley love u bro/sisters

  • SNM-------- bad singer ma ahan, waa cod macaan yahay wiilka qaadaya ee malaha adigaan ka helin ayaa laga yaabaa

  • woooooooooooow heesta waxaaba iiga daran barxadii wardhiigleey , geed jeceyl iyo qaaliyaashii..................­......alla maxaan dariishada qaaliyaasha ka fiirsaday naago oynaya oo la furayo, (maxaa xaqdarro laga galay dumarkaas) waxanse idin weydiin lahaa wayadaan marka naagaha la furayo ma ooyaane maxaa dhacay (malaha dulmigii beey iyagu la wareegeen)

  • @raalliyo IT IS GOOD SONG BUT HE IS SUCKS BAD SINGER LOL

  • meeshi aay isbaarada ii tiili jirtay ahaa woooooooooow viva wardheegley maxaan qeyr jaad ah ka buriayay ama mobile boob cml

    wardhiigley i wil be missing u agagaarka xwlada qaran

  • viv baraxad wardhiigleey

  • warta xaaji wardhiigley for lifeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee­eeeeeeeeeeeee

  • wardhiigleey / geedka jaceelka 4lyf

  • Comment removed

  • love warta 4 ever

  • masha aalah wardhiigleey wan ku dhashay wan jeclahay

    alla thanks i livo wardhigleey so much

  • @sucdi1 aniga xata sidoo kale wan ku dhashay wardhigley geed jaceel wana jeclahay wardhiigley 100%

  • @realistnika mee too anbe waan ku dhashe waridkeena wey ku dhasheen i loveeeeeeee wardhiigleeey is my bloooooooood wlhi xudunbeeyda ku duugan

  • @qalanjoo1 thx abaayo

  • @sucdi1 viva wardhiigleey my degmo xamar jadiid ayana ku dhshay sucdi sidoo kale heestaan caadi maaha wardhiigley

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more