Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (72)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WAASAX WAXAY LUUQADA UBARA NEEYSO MAAHAN RABITAAN AFKEENA EE WAA RUUFI YAANAD DADKAAN LEH MAAHANA WAXAAN LEE NAHAY HADII IDIN KU AADNAA DAL LAHAYAN INAGAA LEH

  • qoftan say u badantahay wa qof ay dowlada  marekanku ku tashaynayan u sir doon ah ...war somaaliyeey hordada kakaca fadlan

  • kuwa dhahaya wa jasoosada, war maxaa laga jajoosa wadanba malahed, ... anyways thanks suleeka for showing respect for our culture, keep learning somali, waa luuqad qurux badan.

  • Maxaad ubaratay afsoomaaliga? ... seedku ogaatay inaan doqon ahay?....war ileen balaayo...is aruuri

    Jie

  • midkaan dhahaaya waa basaasad maxaa lagaa basaasayaa soomaalidu iyagaaban sir laheeyne, kkkkkk waxba ma qarsadaan waxaa dilooday qabiil waad aragtaan ninba ninka kale ayuu cadaw ku yahay, ok gabadhaan oo kale waxeey caawineeysaa dumarka soomaaliyeed ayeey turjubaan u noqoneeysaa markey isbitaallada joogaan iyo meelaha kale ee muhiimka ah tan kale waa fursad ay soomaalidu ku fahmi karaan dadka kale ee ajnabiga ah,

    annagu ingiriirka waan ku hadalnaa ee muxuu nagu taraa maxaan basaasnaa kkkkkkkkkk

  • waa basaasad rabtaa masakiinta somaliyeed inay galaafato.

  • @yones36 looooooooooool inta qof adiga oo kale u fakaraayo sxb wadankeena waxba kama hagaagayaan somalise maxaa laga basaasaa ayaga dadka ugu liitee gypsy waxba ma dhaano sxb ee dadka afsoamliga hakaa bartaan illeen comments kaaga waa la arkaayaa qofnaka niyada ayaa ka jabi kartee

  • im learning somali also. i am biracial black and white. goin back to minnesota soon and ill be learning my somali in no time. no wonder all these white girls are learning somali they fuckin these fine ass men hehe :)

  • waxay bartaa luuqada soomaaliga qalad weeye, ee waxay barataa ka dhiga sxbayaal.

  • Suleeqo ayey Soomalida mararka qaarkood ugu yeeraan gabadhaas.

    Ma,waxay waayeen magac Soomaali oo dhab ah?

    Mashaakil ka waxa uu yahay waa dad magacyaddoda intooda badani uu carabi yahay.aniga ayaa u hayo magac dhah ah oo Soomaali sida cosobo,canbaro,idil iwm.

    Soomaaliyey iska bedela magacyada carbeed oo aad wadataan, ee labaxa magacyo Soomaaliyeed oo dhab.

  • WaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaW, mahadsanid walaal barowalaal,walaal ha ubixiin haday gur so ku yiraahdaan way kaftaa mayaan waa Somaali way iska madaadaalo badan yihiin , NABAD.

  • what the fuck im so shocked im speechless...

  • lol very clever. I have been working with Polish people for five years, and still don't know anything in Polish except Tesht for Hello.

  • nice to hear that indeed! Zuleekho!

  • what a beautifull name suleqa keep going bravooo

  • just beautiful, Julia, i am complete package so if you Burcoboy is not your cup of tea, i am all ready and bright for you love, thanks for the love of dhaqankeena

  • Julia We love you too. As Burcoboy said, when you want to learn someones culture and language- that means you care about that person, and the best way we can award you is if you marry a Somali man. Thansk for inaad na jeceshahay. I ask Allah to bless you - both in this life and the next

  • We LOVE you Julia.. waan ku jecelnahay, luqada Somaliga waad sharaftay.

  • She could be spy... training to be spy ... becareful ... Don't be taken by the buux buuxiyo ... lolz...

    Yaan lagaa garan

    Jie

  • @junaidiegale

    doqon. af aan la baran karin ma jiro aduunka. Anigana waxaan ahay gabadha Fahiima la dhaho oo taqan afka Somaaliga.

  • SULEEKHA or julia i love u because u told that u love my calture since you love my calture i love u because to love someone's calture means that u love him and and i fink that u love somali pple and when the somali pple say to u " u have to marry somali man " that is best word that we say to girls when we admire and i fink that thousands of somali men and indeed iam 1 of those men lol

  • @burcoboi1 kkkkkkkkkkkkkkkk habartan ma damac ka gaalay yab

  • do you guyz notice dat they somehow look alike kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Julia, aad ayey u fiican tahay. waxaa kale oo aan arkay ninkii doonayo af-Somali inuu barto, kala soco EDUGSI, meesha la yiraahdo...

    Shaqo fiican ayey wadaan dadka soo saaro mashruuca EDUGSI

  • you never know , learning Somali language may lead her to Islam

  • Hey I beilive undersandin is much better than speakin. And this girl.defintly.she understandin pretty good. I hope you will learn it.

  • luthern church! I wonder why she is working so hard to learn our language?

  • Comment removed

  • Comment removed

  • beel

  • Julia sidaas ku wad, waa fiicantahat tallaabada aad qaaday.

  • Haha, the girl is afraid of the nigga

  • Sulekha/Julia I like the way u like to learn Somali language and I am really appreciating u, welcome. Somali is quite difficult but it's heritage is deep so keep it up. (Somalidiina qofku hadii uu tixgelin siiyo barashada dhaqankaaga iyo afkaaga waa lasoo dhoweeyaa dhinacyada xun laga ma fiiriyo qofka lagayabaa in uu dan kaleeyahay)

  • kuwiina aaminsan gabar luuqada somaaliga ah baratay aya diin idinka saari ama kuwo kale ka saari ogaada inaad khaldan tihiin! qofki luuqad lagaga saari karo diintiisa ha ogaado imakaba inanu muslim sax ah ahayn. waar wadado kiristan ah ayan xata meel ka wada shaqaynay, hadana waxba naga qaadi wayey. markasad idinkuna ka si cabsanaysan gabadh somaliga jajabsanaysa! waa yaab, mana yara!

  • the way this girl speaking is really wonderful.. and im amazed to watch her! congratulations, af-soomaaligu wa luuqad raaxo ee ku so dhawow.

  • war waxan xayramada ah ya dadka ka aamusiiya

  • Often if you see ppl studying somali language they either ppl who teach ESL or Work for Agencies, or study for the purpose of converting somalis to christianity. by the way, God has the make someone either MUSSLIM or GAAL. Balse, I also know former CIA who speaks somali fluenctly and he really knows all Qabils in somali. he even taught me there is Qabil called Yibir, cuze i though Yibir as bad word but told me they are discriminated people living on SOmalia, it was funny wallahay

  • yibir is a tribe with jewish heritage they re jews know now

  • WTF? Are you serious?

  • yes this is a real fact they live in somalia

  • @mohamed724 they were originally jews but over the years they all converted to Islam.

  • dont know man but according to some ppl i know ppl know who is a yibir and not they have special clothes they dont mix with other somalis

  • gabar afkiina baraneeyso oo xiiseeyneeyso ayaad saas uga hadleeysaan waxa kalena ma aragtaan ..... JULIA U R VERY NICE AND I LIKED U

  • hey girl tell the niggaa its xaaram to com close to a girl dude give her som space

  • Hehhee..

  • sweden bey kadhacdey gabar cad oo baratey afka soomaaliga sey muslimiinta soomaalida xagga jooga u gaalisiyaan

  • أعتقد اعتقادا جازما لا شك فيه ولا ريب .. أن هذه المرأة وأمثالها ليسوا سوى فئة موجهة من قِبَل الاستخبارات في بلادهم لهدف تنصير المسلمين

    أسأل الله أن يقيَنا شرهم

    so be careful guys !!!!

  • أيعقل أن تتعلم امرأة ( غربية كافرة ) اللغة الصومالية كهواية كما يدعي بعض السذَّج هنا !!!

    سبحان الله !!!

    ما الفائدة من هذه اللغة في هذا العصر لغير أهلها ؟؟!!

    إن كان أهلها قد استغنوا عنها فما بالنا بغيرهم !!

    إذن لا شكَّ أن هناك أهداف تنصيرية أو استخباراتية بحتة .

  • dhamaantiin anaa waso

  • mahad sanid julia. sidaa noo caawisay.

  • lol masha"Allah.. Suleeqo af somaaliga geed ey iska saartey, nin somaaline mardhow ey geed ku xeran doontaa.

  • Suleeqo, barashadaada sii wad! Meel baad iska saari doontaa afka Soomaliga !

  • thank you sister for learning our language.. we will teach you afjini too very soon..

  • I always bump into her here in Saint Cloud Minnesota. She also likes Somali food and comes to Qalinle restaurant to eat Somali Bariis and Baasto. She also likes to speak Somali to everyone.

  • waaaaw she speaks so fluently and understands so well, great job walahi she has helped our comunity alot. may Allah guide her to islam, amiin.

  • Come on don't be ignorant. She's trying to learn a language, not religion. Stop preaching.

  • from where i stand saying "may Allah guide her" its with good intension and that she is blessed by God, im sorry that you have a severe phobia of religion and morality.

    perhaps you should study the meaning of ignorance, of which you would surely understand that it applies to you :)

    MAY ALLAH GUIDE HER AND YOU TO ISLAM (:

  • wonderful.....

  • loool shes awesome..

  • Caadi Maahan.

  • looooooooooooooool

  • wow she is Amaizing i loved it

  • she's good, She speaks better Somali than Somali Americans, waaaaaaw, Somali Americans need to go bad to Somalia.

  • Suleeqo caadi maahan, well done caddey.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more