Added: 2 years ago
From: DjA2ZPrinceY
Views: 60,796
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • U guys listen

    Khadra daahir qabiil kuma jirto Fanaanad sharaf leh !

  • Masha Allah @ DjAZPrinceY aad iyo aad uqurux badan tahay Thank you all

  • wwwww khadraa ISSSSSSIII

  • i proud to be somalilander and to be reer hargeisa fananadan iyo abwaankuba waa reer hargeisa

  • Kadra Daahir waa qof jacaylka wax kataqaana,waxaa heesaheeda fahmi kara qof jacayl hayo amaba soomaray oo dareenkaas garanaayo.allways top sister.

  • ololol caadi mahn heestan ninki garanayo aya garan ujeedkeda ala codmacan kahdra dahir cige hambalyo iyo slan ig hano halkad joogto khadraay my queen

  • DjA2Zprincey plz walale codsi gaar ah aya rabay hadey xaga macquul ka tahy waxan doonayay hees aan aad iyoa d u jeclahy oo ay kahro daahir qaado magceda waxa la yiraa( DADKO DHAMI HA WARIYEEN )... dareenkaygu inu yahy naftu kay ka duubnayd darin inan la jiifsadomarka plz hadad awoodo heestas lyricskeda isoo gali ama wayo wax sida ah kam aqano hesta waa codsi walalnimo walalkey adoo mahadsan

  • yaaa slaam  yasalaaam my queeen khadro daahir cige wali kama daalo inan dhagysto heesaheeda yaslama long live khadra my queeen

  • wow da queen khadra dahir we loveeeeeeeeeee youuuuuuuuuuu

  • Walaal mahad saniid ubax quruxda badan iyo musiga fican oo katarada abaha ayaan soo xasustaa, NABAD.

  • Walaalayal Somliyee yaa naga saaro CUDURKA QABIILKA ILAAHOW NOOGARGAAR NABAD.

  • @MsHalling kkkkk  reer koonfureed intaad somaliland aad xaasideysaan waley idinka tahey in aad hagaagtaan xaaasidnimada malaha reer xamarka cad cad ayaa idinku talaaley

  • @dhuungal Shame on u racist nimada iska dhaf waxa somali oo dhan cidi donta ha u dhalato dib aduunka uga noga dhigay wa fikradaada o kale wax amiaan baro ada nolasha wax ka fahmaye iyo sida adunkan lo nolado, reer xamarna ma'ihi hadad imaleyseysid

  • @somboy1000 Hadaaa halkeed tahey is cadeeeeeeee

  • Respond to this video... Lakin wax wabaro maskaxdaadana  wey xoreysmeyse hada maskaxdaada full of Qabiil iyo gobol aya ka buxdo

  • Comment removed

  • long live THE QUEEN KHADRA AND LOVELY SAHRA AHMED THEY ARE NATIONAL TREASUR, EVEN ME WHO DON'T SPEACK A PERFECT SOMALI DIG HER. A SERIOUS GOLDMINE. PEACE SWEET VOICE MAY U LIVE LONGER AMEE.HOLLA

  • Khadra we love you.

  • the Qalanjo learn first then ask the point .... islaamaha is yareeya wanu ka naqaana

  • axsan hees masha alaaaaah khadra dahur i like ur songs

  • what's the point of this song? what's up with (cudurka fardaha)?

  • @TheQALANJO1100

    sister!

    heesta dawada hadii laga raadiyo meel qalada lama helayo.

    ama dawo qalada la qaado.

    heesta laga wada yacni qof anan jeclayn raaco oo kale ,, yacni ima caawinayo.

    sas aniga i fahmay sister lol

  • Great song love it.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more